Xawaalada Olympic Express ee Gothenborg, Sweden oo kugu bishaareyneysa adeeg deg deg ah iyo Amaano!!!
Bishaaro Bishaaro Bishaaro
Dadweynaha sharafta le ee degan wadanka Swden gaar ahaan Götenborg xaafadeeda Biskapgården ee suuqadeeda Friskväderstorg aad ka helikartaan xawaalada caanka ah ee Olympic Expess International
Xawaalada Olympic waa xawaaladaha Hooyadood ayaa dhasahay xawaaladaha oo dhan waxaana lagu bartay adeeg deg deg iyo maano joogto aduunka oo dhan waad ka helaysaa ee ka gaar iyo khidmac macquul ah oo ku raali galinaayo.
Xawaalada waxaay ku dhaxtaalaa Dukaanka lagu gado Telefanada ee suuqa Friskväderstorg.
Waxaan macaamiisha sharafta leh la ogeysiinaayaa in xawaalada Olympic ay aduumka dacaladiis oo idil ay xafiisyo ku leedahay, ay kaa qaadeyso khidmad aad u jaban, sida wadanaka Liibiya waxaanu qaadnaa 13 %.
Accountada aad lacagta aad ku soo diri kartid waa Swedbank: 81059-913886854-3 Waxaa halkaas gacmo fururan kugu soo dhaweynayo shaqaalo u tababaran soo dhaweynta iyo u heelanaata shaqada