|


"Shirkadda isgaadhsiinta ee Telcom Somaliland oo looga bartey adeeg casriya iyo daryeelka bulshada, waxay kuu soo kordhisey adeeg dheeraada oo ah Free Delivery Service in goobkasta aad si fudud uga heli kartid kaadhadhkeeda shirkada ku shubashada Scratch Cards-ka sida goobaha Substations, Supermarkets, Grocery, Mini-shops,Money Exchange, Fuel stations, Hotels, Iyo Goobkasta oo iibinkarta. kuwaas oo aad mar walba ka heli kartid, sidoo kale hadii aad macmiil xidhiidh laleh goobahaas kor ku xusan tahay, waxay adigoo gurigaaga ama goobtaada shaqo jooga si sahlan kuugu soo xawili karaan kaadhka ku shubashada hadba intaad doonto.
sidoo kale furaha lagu soo gali karo shirkada marka aad soo wacayso waa sidan:
Mobile-da waxa lagu soo gali karaa. 002526-XXXXXXX
Land-Line waxa lagu soo gali garaa.002522-XXXXXX
xarumaha gobolada ee shirkada Telcom Somaliland.
Hargeysa. 300000
Berbera . 330000
Burco. 340000
Borama. 350000
Wajaale. 356000
Dilla. 356400
Allaybaday. 356500
Cadaadley. 315333
Balli-Gubadle. 315148.
wixii intaasi dheer kala xidhiidh. Marketing Manager.
telecomsales@hotmail.com


|