Boga Xayeysiiska

Star Group of companies.
Star Hotel Hargeysa.

Bishaaro! Bishaaro! Bishaaro!


Haadba Haad kici, Haadba Haad kici


Bogcad waliba hoodo leh, dadna waa habeen dhalad, bal eeg hoygan raaxada qasar hawskan hadhacaa inta lacagta loo huray, dibna loo habeeyee injineerka horuumaray, nashqadiisa halistaa waxba aanuu kala hadhin, xaga sare iyo hoosbana hawo caafimaadiyo hurdo lagu nagaadiyo, fadhi lagu hobsheeyiyo hool casuumadeediyo hawlkastoo laqaban la,aa
Halkii loogu talagalay marka loo hamuunqabo Star Hotel baan ku hayaaye hore u gaadh.
Waxa horeba loo yidhi tigaadbaa hillaacdee dharka haybada leh iyo hoobaanta udigiyo,hareeratii aad eegtaba halacsiga cajiibka ah haqab beelka aragtida supermarket laga helo, haweeniyo rag iyo ubad waxkastoo halqi rabo, Star baa ku hodanee star group hore ugaadh
Meel hodan ilaah dhigay wax layidhi mahaysaa hadba lagama waayee,
Haamaha shidaalkee is hareerayaaliyo hangarada dhibaarada fullstation hagar li,i saliid oo dhan laga helo iyo heegankeedaba hal magaalo kama yara

Hantidiyo alaabada halkaa lagu diyaarshee kol haddaan war kuu hadhin,
Talaa iga halawdiyo Starbaan hareer maray hadhaw looma baahnee ku hagaag nimcada herer .waa Stare hore u gaadh
Dhamaan waxa la ogaysiinayaa in dib u habayn aad u balaadhan lagu sameeyay qaybaha kala duwan ee Star Group Of Companies.
Waa shirkad aad u balaadhan oo leh qaybo kala duwan oo aad ka heli karto, hadii aad u baahato

Star Group Of Companies waxa ay xarunta ugu weyn ku leedahay Magaalada Hargeysa. iyada oo laamana ku leh gudaha iyo dibeda.

Qaybaha ay caanka ku tahay Star Group waxa ka mida.

Star Hotel
Star Fuel Station.
Star Super Market
Star Car Wash
Star Power Supply
Star Restaurant
Star Sky Way Shipping
Star General Trading
star Airline
Star Sky Way Travel and Tourism Co. LLC

Dhamaan qaybahaasi aan kor ku soo xusay ayay ka kooban tahay Star Group.

Hadii aad timaado magaalada Hargeysa waxa aad Star Group ka helaysaa dhamaan adeegyada, Hurdo Raaxo leh, cunto Macaan iyo shaqaale loo carbiyay soo dhaweynta Macaamiisha.

Star hadii aad joogto uma baahanaysid in aad meel kale aado waxa aad ka helaysaa dhamaan waxyaabaha aad u baahnayd

Star Hotel waxa aad waxa kuugu diyaara shaqaale loo carbiyay howsha iyo waliba soo dhawaynta.
Star Hotel waxa ay diyaar kuula yihiin in ay kaa soo qadaan Airport-ka isla markaana ay ku geeyaan.

Wixii faah-faahin ah kala xidhiidh.

002522566699//310043/310201/937458

E-mail :- info@starhotelhargeisa.com

ama booqo webka Star Group.
 
www.stargroupofcompanies.com