Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 
 



Gumaadka lagu hayo shacabka somaliyeed

2 October 2010 SMC 

walalayaal waxa xamar gumaad ah oo ka dhacaya oo ay geysanaya ciidamada aminson waa wax laga naxo walaahi. walalayaal ciidan sheeganaya in ay yihiin ciidan nabadeed hadana gumadaya shacabka si naxariis daro ahna ugu garaaca madaafiic goobo ay ku nool yihiin dad shacab ah maamulka xamar ka jirana ka aamusan yahay ayaa waxay tahay arin layaableh, haduu ka hadlana maamulkaas xamar ka jira gumaadka loogeysanayo shacabka ayaa waxay tahay wax laga naxo ,oo waxa ku cadaneysa ciidamadaas dad muslinka ah ee somaliyeed leynaya iyo maamulka meesha ka jira in aysan kala duwaneyn.

Madaweynaha sheegta in uu yahay madaxweyne somaliyeed ee hagoogan cimamad dineed, miyeynaan u jeedin in uu yahay nin lagu fariisiyey meesha talona aysan kasoo fulin, dulmiga shacabka loogeysanayana uu daawanayo raalina ka yahay. walaalayaal waa dadka damiir somaliyeed ee dhab ah ku jirto kuna dhisba sheegta diinta islamka,waxaan idiin sheegaya  waxa dulmi ah ee loogeysanayo walaalihiina  iyo gumaadka uu ku hayo cadowga aan u dhalan dalka in nin walba maalin la weydiin doono ama ku farax waxa lagu hayo umad aan wax geysan in la gumaado ama sababo been ah u samee in dad guryahooda joogo in madfac lala dhaco maalin iyo habeen.

Duqeyn

waxa ninkastoo somali ah oo madax ah ama shacab ah uu galaya god hal mitir ah maalin aan fogeyn waana la idin weydiin doona  aad ku tageerteen in la gumaado umad muslin ah oo aan wax danbi ah geysan. walalayaal ciidamadan amison waa ciidamo og al-shabab meelaha ay xamar ka jogaan , maxay u leynayaan shacabka oo madaafic aan qiyaas laheyn ugu garacayaan meelo aan xata dagaalka ka soconin. walalayaal waxa la gumadaya waa walalihiin ee aad kula abtirsataan magac somaliyeed ama manhaj dineed oo marna qiil malihid wax aad uga aamusto waxa loogeysanayo walaalaha,waana arin qofkii damiir leh uu ka danqan karo.

Walaalayaal kuwo idinka mid ahi waxay oran donaan al-shabab ciidan ajnabi ah ayaa la safan ,jawaabtuna waxay tahay quraanka kariimka ee aan aaminsanahay ayaa waxa uu qaba hadii umad muslin ah weerer ay gaalo kusoo qaado in ay u banaan tahay umadaas in ay kaalmeystaan walaalahood ee muslinka la ah.

 

Su-aashu waxay tahay marka ciidamadan amison yaa tageera sidaase kusoo galeen wadanka !

Waxaan u maleynaya jawaabtan akhristaha maqaalkan in aan u reebo ,si uu isku weydiiyo ciidamadan xage sal kuleeyihiin yaase tageera maxaase maslaxad oo laga lee yahay.


Walalayaal maalin kastoo gudubta waxa laleynaya waa umad somaliyeed oo dhiigooda la baneystey oo aysan qofna ka qarsoneen cida danbiga geysata kuna garaacda madaafiicda shacab aan wax galabsan.

Walalayaal dalkan maaha dal xor ah waana dal laga maamulo Ethopia iyo kenya iyo dowladaha reer galbeedka. walalayaal somaliya taariikhdeeda hadaad baartan waxaa idin cadaneysa in somaliya waligeed loo gumeeyey Ethopia iyo kenya oo ah dowlado daris la ah somalia , waxa keenayana waa cadahay oo waa dowlado gaalo ah somaliana waa dal muslin ah 100% isku luqad ah isku dhaqan ah dalweyn oo barwaaqo badana hesta iyo somaliyoo meel istiraatiji ah ku taal.

walalayaal halgamayaashii dalkan usoo halgamey nin aan Ethopia dagaal la galin kuma jiro ,walalayaal goormaan hurdada ka kici doona oo aan xaqeena ka dhacsan doona cadow si bareero ah u gumaadaya shacabka somaliyeed ,isagoo ka helaya kaalmo xoogan dalal reer galbeed ah.

waxaa intaas oo dhan kasii daran maamulada sida Somaliland iyo Puntland kama madax banaana amarkutaagleynta Ethopia , nin aan Ethopia ku xirneyn madax kama noqdo nin aan iyaga soo marina umadeena ma maamulo ee ilaheybaan idinku dhaariya  soo hadalkii Sayid maxamed cabdule xasan meesha kama muuqato goortuu yiri war hadaad muslin tihiin maxa idinka dhigay sidan waxa kaloo uu yiri sayidkii alaha u naxariiste war hadaad dalkan lee dihiin maad idinku maamulataan. hadaladan ayaa waxay kusoo beegmeen waqti somaliya gumeyta uu heystey oo ay somaliduna kala daadsaneed.

walaalayaal waa in aanu wax ku yeelano bari hadey shaley ay iyagu lahayeen, waa in aanu hurdada ka kacna oo aan dulmi danbe aynaan ka gaabsan,war diinta aynu sheeganeyno ma sidatan ayey raali ka tahay oo in dulinimo aan ku nolaano ayaan camal ka dhiganay.

Dowlad ku sheega xamar ka jirta nama matasho ee wixii marka hore noo keeney ayaa hadana xoog iyo dhiig umad somaliyeed loo geysto ku haya booskeeda ee waxaan kula talin laha shriifka in uu is casilo . waxaan kaloo Puntland iyo somaliland kula talin laha in ay siyaasadooda xor u noqdaan ee daba orodka Ethopia ay ka waantoobaan, waa hadii ay waanadu wax tar lee dahay. shacabka somaliyeedna uu u istaago dantiisa oo uusan ku haleyn reg dusha nalooga keeney sida shariif oo kale .

Dr ali warsame
yusuf2pac@hotmail.com

Members Photos Advertisement

English News
Today's News 25-February-2010
Somali Journalist tortured at Bossaso town in Puntland (Read more) 25-Feb-2010

Somali Premier updates American Ambassador in Nairobi (Read more) 25-Feb-2010

EU to step up operation against pirates (Read more) 25-Feb-2010

SOCHRO- is LNOG- Organization standing the child rights protection (Read more) 25-Feb-2010

Today's News 24-February-2010
Amnesty International is calling for the immediate release of a Somali radio journalist (Read more) 24-Feb-2010

IFJ Calls for the Release of Radio Journalist in Somalia (Read more) 24-Feb-2010

District Officer killed at Mudug region in central Somalia (Read more) 24-Feb-2010

“We can protect our waters from all intruders” says Admiral Farah Qare (Read more) 24-Feb-2010

Interview with the pirate's leader holding the British couple (Read more) 24-Feb-2010

A Russian national captured stealing a young Somali girl (Read more) 24-Feb-2010

Russian Pacific Fleet task force departs on anti-piracy mission (Read more) 24-Feb-2010

Today's News 23-February-2010
The censure from Al-Shabab is baseless says Hizbul-Islam (Read more) 23-Feb-2010

Somali government is free from recent combats in Dhobley (Read more) 23-Feb-2010

Somali President appeals for additional support (Read more) 23-Feb-2010

President Farole of Puntland urges his citizens to unite for security (Read more) 23-Feb-2010

Opinion: Iran, Israel’s Naval Bases, Somaliland’s Recognition: Port Berbera—Bargaining Chip (Read more) 23-Feb-2010

Today's News 22-February-2010
Al-Shabaab arrests Radio Journalist in Southern Somalia (Read more) 22-Feb-2010

Al-Shabab arrests a journalist in the lower Shabelle region in Somalia (Read more) 22-Feb-2010

No surrender to Al-Shabab say displaced government officials (Read more) 22-Feb-2010

Puntland authority says it has foiled explosion attacks (Read more) 22-Feb-2010

Somali legislators detained at Jigjiga town in Ethiopia (Read more) 22-Feb-2010

Amanda Lindhout speaks publicly for first time since kidnapping (Read more) 22-Feb-2010

FSNAU Nutrition Technical Series Report for the Deyr ’09/10 season (Read more) 22-Feb-2010

Today's News 20-February-2010
Leaving from a peace to a war (Read more) 20-Feb-2010

Götenborg Initiativet: Politisk orientering (Read more) 19-Feb-2010

”Svenskarna vet inte mycket om oss somalier. Vi måste berätta vilka vi är.” (Read more) 19-Feb-2010

Selling itself cheap: Was Ahlu Sunnah also after position? (Read more) 19-Feb-2010

Al -shabab militant group attacked a cinema in Madina district in Moagadishu (Read more) 19-Feb-2010

Today's News 18-February-2010

Two perished in burring explosive device in the ground (Read more) 18-Feb-2010

Today's News 17-February-2010
Somali Pirates reject to release the Chandlers’ (Read more) 17-Feb-2010

Somaliland authority extradite a Somali lady to Ethiopia (Read more) 17-Feb-2010

Ethiopia opens fifth camp for Somali refugees (Read more) 17-Feb-2010

Today's News 16-February-2010
Ahlu-Sunnah Waljama Clerics criticize yesterday’s explosions in Mogadishu (Read more) 16-Feb-2010

WFP convoy is marooned at Lasanod town in Sool region (Read more) 16-Feb-2010

Somali ambassador to Kenya tours Somali Refuge camps in Kenya (Read more) 16-Feb-2010

Weekly Humanitarian Bulletin 5 -12 Feb (Read more) 16-Feb-2010

UN Humanitarian Coordinator for Somalia gravely concerned about the latest civilian casualties and displacement in Mogadishu (Read more) 16-Feb-2010

 

English News
Today's News 15-February-2010
Twin explosions in a densely populated area in Mogadishu (Read more) 15-Feb-2010 

Over 120 police officers leave for Somalia (Read more) 15-Feb-2010

Uganda to send fresh troops to Somalia (Read more) 15-Feb-2010

Today's News 14-February-2010
Fishermen in Eyl district complain of foreign vessels (Read more) 14-Feb-2010

“Pirates in Somalia are Violated” Justice and Constitution Minister (Read more) 14-Feb-2010

Government says Islamists maneuvers will have no effect on them (Read more) 14-Feb-2010

Ahlu-Sunnah Waljama’s fighters’ apprehend 20 people (Read more) 14-Feb-2010

UK Somalis rally behind pirates' British hostages (Read more) 14-Feb-2010

Today's News 13-February-2010
Somalia’s Sports and Youth Minister died in KSA (Read more) 13-Feb-2010

EU to start training of 2,000 Somali troops in Uganda in May  (Read more) 13-Feb-2010

Today's News 11-February-2010
Government urges Humanitarian Agencies to help needy Somalis (Read more) 11-Feb-2010

A new Battalion of Al-Shabab reaches Mogadishu (Read more) 11-Feb-2010

AU spokesman says no explosion from Al-Shabab (Read more) 11-Feb-2010

Islamist send warning signal to Kenya (Read more) 11-Feb-2010

Kayd Somali arts and Culture: upcoming events (Read more) 11-Feb-2010

Wardere plans bid for Kline seat (Read more) 11-Feb-2010

Press release: U.S. Raises Funds for Banadir University (Read more) 11-Feb-2010

Today's News 05-February-2010
Somali Government intends to shutdown several Embassies (Read more) 05-Feb-2010

Galmudug state authority says bilateral talks with Puntland state positive (Read more) 05-Feb-2010

Burundi peacekeepers go on trial for Somali mutiny (Read more) 05-Feb-2010

Today's News 03-February-2010
Ferocious fire in Mogadishu wipes out millions worth of properties (Read more) 03-Feb-2010

Somali bloodshed killed 258 civilians in Jan: UN (Read more) 03-Feb-2010

Kenya tightens security on porous Somalia border (Read more) 03-Feb-2010

Today's News 02-February-2010

كلمة رئيس الجمهورية الصومالية شريف الشيخ أحمد أمام مؤتمر قمة الإتحاد الإفريقي
(Read more) 02-Feb-2010

Hizbul-Islam detains 4 traditional elders (Read more) 02-Feb-2010

Baladweyn airstrip resumes flights (Read more) 02-Feb-2010

Prominent figure in Hizbul-Islam snubs amalgamation between Islamists (Read more) 02-Feb-2010

Somalia pirates release Greek cargo ship (Read more) 02-Feb-2010

Today's News 01-February-2010
Al-Shabab warns Djibouti not to deploy troops in Somalia (Read more) 01-Feb-2010

African Union says Somalia being ignored (Read more) 01-Feb-2010

British hostages: We're being badly treated (Read more) 01-Feb-2010

Spain Calls for Action on Somalia, Discusses Hostages (Read more) 01-Feb-2010

Today's News 31-January-2010
Protest against FGM staged in Abud Waq district (Read more) 31-Jan-2010

Education officer slain in Puntland state overnight (Read more) 31-Jan-2010

Three died in fierce combat in Bula-Hawo district (Read more) 31-Jan-2010

Pres Kibaki calls for UN involvement (Read more) 31-Jan-2010

 

 

 

 

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)