Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 
 



WAXAAN SALAMAYAA XOOXDA QEYLADHAAN

3nov 2010 SMC 


Waxaan salaan udirayaa iyo mahadnaq bahda somaliweyn waxaan leeyahay waad ku mahadsan tihiin sidii aad iiga caawiseen markastana aad iiga caawisaan maqaalada aan ka qorayo
dalkeena hooyo, iyo dhibaatada haysta shacabkeena, hadaanana helin dad sidiinaas oo kale ah waxba ma qori kari lahayn, shacabkeena dhibaateysan ee dalkii joogana ma suurtowdeen inaan tuso sida aan
ula qeybsanayo dhibta taasna waxaa igu garab galey waa somaliweyn iyo bahda boga Xogta waa labada bog ee aan ku muujiyo taageerada dowladda iyo sida an uga soo horjeedo xilma dhiibanada aan ka diir
naxeynin dhibaatada jirta kana indha qarasanaaya, waxaan walalayaal idin leeyahay aad baad umahadsan tihiin Waxaan halkaan rabaa inaan ka salaamo ugana mahad naqo Kooxda Qeyla Dhaan oo qeyb libaax leh kaga jirta halganka dib u soo nooleynta iyo dib u dhiska qaranimadii soomaliyeed, waxay habeyn iyo maalin u taagan yihin
sidii ay shacabka soomaliyeed u tusi lahaayeen iney jiraan Abwaano iyo fanaaniin u taagan iney dadkaas dhibka
ka baxaan, waxay heesahooda ku muujiyaan kagana hadlaan hadba xaalada markaas taagan, waxay qadaan
heeso si dhab ah u taabanaya ama dareesiinayaa qofkii ka jiir naxaaya waxa dalkeena ka jira
, waa abaabulayaal nabadeed, dhismaha dowlada iyo adkenta dowlada ayey dhankooda ka wadaan, kii aan wax dareemeynina waxaytusaan oo u soo jeediyaan si qiireysan ayey ficil ahaan utusaan, waxaan marna aan la ilaawi karin heeskoodii ahaa QEYLA DHAAN WAA WAREEY, oo noqotey mid qofkii dhageytaba ka ilmeysiisa, heeskaas waa Taalo ay u dhiseen dadkii ku shahiidey qarixii wuxuush nimada ahaa oo lama ilaawaanka noqodey, falkii ugu foosha xumaa ee ka dhaca dalkena hooyo, waxay hadana soo alifeen si dhaqso badan oodba moodeysey iney qoraalkeygii ugu danbeeyey ee Barlamaanka ay soo saareen hees lamagac baxdey XILDHIBAANOOY XAAL QAADO, aad baa uga heley waayo waa wax runa sida
ay miraha heesta u sameeyeen, waxaan leeyahay Kooxda Qeyla Dhaan halkaas ka sii wada halgankiina ilaa aan ka arkeyno Xamar Cadee oo Xamarteedii ah wadankii soomaliyeed oo aan lahayn xuduud kala qeybisa ileyn hada xudoodo badan ayaa jira, qeybtaan shabaab sheydaan baa haysta, qeybtaan Gargaduud ayaa haysta qeybtaa ciidamada dowladaa ka talisa iyo Suna wajameeca ayaa qeybtaas ka talisa, awalna dowlad keliya ayaa ka talin jirtey, marka anigana waa igu balan inaanan joojin maqaaladeyda idinkana hesihiin guubaabada ah meeshiina ka sii wada, hada wixii ka danbeeya aniga iyo idnka waxaa
naga dhexeyn doona wada shaqeyn waayo isku meel ayaan wax u wadnaa isku meena waa u jeednaa, insha allah waxaan illahay ka rajeynayaa inuu natuso dalkeenii oo nabad ah, dadkii oo meel kuwada iidaaya 1da Luulyana meel kuwada xusaaya.
waxaan marlabaad umahad celinayaa lbadaa web aan sheegay oon weliba u baxshey magaca ah Xogta iyo Xalaal Sheegta iyo somaliweyn oon u baxshey Sarla waayo labadaasba wax khlad ah ama been ah ama isku dir ah ma soo geshaan wana wala wada ogyahay taariikhada ayaana qori doonta markey noqotaba Guuleysta ayaan leeyahay insha allah. wabillahi towfiiq


maryan dhuux <midnimo22@hotmail.com>

Members Photos Advertisement

English News
Today's News 25-February-2010
Somali Journalist tortured at Bossaso town in Puntland (Read more) 25-Feb-2010

Somali Premier updates American Ambassador in Nairobi (Read more) 25-Feb-2010

EU to step up operation against pirates (Read more) 25-Feb-2010

SOCHRO- is LNOG- Organization standing the child rights protection (Read more) 25-Feb-2010

Today's News 24-February-2010
Amnesty International is calling for the immediate release of a Somali radio journalist (Read more) 24-Feb-2010

IFJ Calls for the Release of Radio Journalist in Somalia (Read more) 24-Feb-2010

District Officer killed at Mudug region in central Somalia (Read more) 24-Feb-2010

“We can protect our waters from all intruders” says Admiral Farah Qare (Read more) 24-Feb-2010

Interview with the pirate's leader holding the British couple (Read more) 24-Feb-2010

A Russian national captured stealing a young Somali girl (Read more) 24-Feb-2010

Russian Pacific Fleet task force departs on anti-piracy mission (Read more) 24-Feb-2010

Today's News 23-February-2010
The censure from Al-Shabab is baseless says Hizbul-Islam (Read more) 23-Feb-2010

Somali government is free from recent combats in Dhobley (Read more) 23-Feb-2010

Somali President appeals for additional support (Read more) 23-Feb-2010

President Farole of Puntland urges his citizens to unite for security (Read more) 23-Feb-2010

Opinion: Iran, Israel’s Naval Bases, Somaliland’s Recognition: Port Berbera—Bargaining Chip (Read more) 23-Feb-2010

Today's News 22-February-2010
Al-Shabaab arrests Radio Journalist in Southern Somalia (Read more) 22-Feb-2010

Al-Shabab arrests a journalist in the lower Shabelle region in Somalia (Read more) 22-Feb-2010

No surrender to Al-Shabab say displaced government officials (Read more) 22-Feb-2010

Puntland authority says it has foiled explosion attacks (Read more) 22-Feb-2010

Somali legislators detained at Jigjiga town in Ethiopia (Read more) 22-Feb-2010

Amanda Lindhout speaks publicly for first time since kidnapping (Read more) 22-Feb-2010

FSNAU Nutrition Technical Series Report for the Deyr ’09/10 season (Read more) 22-Feb-2010

Today's News 20-February-2010
Leaving from a peace to a war (Read more) 20-Feb-2010

Götenborg Initiativet: Politisk orientering (Read more) 19-Feb-2010

”Svenskarna vet inte mycket om oss somalier. Vi måste berätta vilka vi är.” (Read more) 19-Feb-2010

Selling itself cheap: Was Ahlu Sunnah also after position? (Read more) 19-Feb-2010

Al -shabab militant group attacked a cinema in Madina district in Moagadishu (Read more) 19-Feb-2010

Today's News 18-February-2010

Two perished in burring explosive device in the ground (Read more) 18-Feb-2010

Today's News 17-February-2010
Somali Pirates reject to release the Chandlers’ (Read more) 17-Feb-2010

Somaliland authority extradite a Somali lady to Ethiopia (Read more) 17-Feb-2010

Ethiopia opens fifth camp for Somali refugees (Read more) 17-Feb-2010

Today's News 16-February-2010
Ahlu-Sunnah Waljama Clerics criticize yesterday’s explosions in Mogadishu (Read more) 16-Feb-2010

WFP convoy is marooned at Lasanod town in Sool region (Read more) 16-Feb-2010

Somali ambassador to Kenya tours Somali Refuge camps in Kenya (Read more) 16-Feb-2010

Weekly Humanitarian Bulletin 5 -12 Feb (Read more) 16-Feb-2010

UN Humanitarian Coordinator for Somalia gravely concerned about the latest civilian casualties and displacement in Mogadishu (Read more) 16-Feb-2010

 

English News
Today's News 15-February-2010
Twin explosions in a densely populated area in Mogadishu (Read more) 15-Feb-2010 

Over 120 police officers leave for Somalia (Read more) 15-Feb-2010

Uganda to send fresh troops to Somalia (Read more) 15-Feb-2010

Today's News 14-February-2010
Fishermen in Eyl district complain of foreign vessels (Read more) 14-Feb-2010

“Pirates in Somalia are Violated” Justice and Constitution Minister (Read more) 14-Feb-2010

Government says Islamists maneuvers will have no effect on them (Read more) 14-Feb-2010

Ahlu-Sunnah Waljama’s fighters’ apprehend 20 people (Read more) 14-Feb-2010

UK Somalis rally behind pirates' British hostages (Read more) 14-Feb-2010

Today's News 13-February-2010
Somalia’s Sports and Youth Minister died in KSA (Read more) 13-Feb-2010

EU to start training of 2,000 Somali troops in Uganda in May  (Read more) 13-Feb-2010

Today's News 11-February-2010
Government urges Humanitarian Agencies to help needy Somalis (Read more) 11-Feb-2010

A new Battalion of Al-Shabab reaches Mogadishu (Read more) 11-Feb-2010

AU spokesman says no explosion from Al-Shabab (Read more) 11-Feb-2010

Islamist send warning signal to Kenya (Read more) 11-Feb-2010

Kayd Somali arts and Culture: upcoming events (Read more) 11-Feb-2010

Wardere plans bid for Kline seat (Read more) 11-Feb-2010

Press release: U.S. Raises Funds for Banadir University (Read more) 11-Feb-2010

Today's News 05-February-2010
Somali Government intends to shutdown several Embassies (Read more) 05-Feb-2010

Galmudug state authority says bilateral talks with Puntland state positive (Read more) 05-Feb-2010

Burundi peacekeepers go on trial for Somali mutiny (Read more) 05-Feb-2010

Today's News 03-February-2010
Ferocious fire in Mogadishu wipes out millions worth of properties (Read more) 03-Feb-2010

Somali bloodshed killed 258 civilians in Jan: UN (Read more) 03-Feb-2010

Kenya tightens security on porous Somalia border (Read more) 03-Feb-2010

Today's News 02-February-2010

كلمة رئيس الجمهورية الصومالية شريف الشيخ أحمد أمام مؤتمر قمة الإتحاد الإفريقي
(Read more) 02-Feb-2010

Hizbul-Islam detains 4 traditional elders (Read more) 02-Feb-2010

Baladweyn airstrip resumes flights (Read more) 02-Feb-2010

Prominent figure in Hizbul-Islam snubs amalgamation between Islamists (Read more) 02-Feb-2010

Somalia pirates release Greek cargo ship (Read more) 02-Feb-2010

Today's News 01-February-2010
Al-Shabab warns Djibouti not to deploy troops in Somalia (Read more) 01-Feb-2010

African Union says Somalia being ignored (Read more) 01-Feb-2010

British hostages: We're being badly treated (Read more) 01-Feb-2010

Spain Calls for Action on Somalia, Discusses Hostages (Read more) 01-Feb-2010

Today's News 31-January-2010
Protest against FGM staged in Abud Waq district (Read more) 31-Jan-2010

Education officer slain in Puntland state overnight (Read more) 31-Jan-2010

Three died in fierce combat in Bula-Hawo district (Read more) 31-Jan-2010

Pres Kibaki calls for UN involvement (Read more) 31-Jan-2010

 

 

 

 

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)