|
SHACABKA SOOMAALIYEED OO SU’AALO WEYDIINAYA SH. SHARIIF IYO SHABAAB?
13 Maarso 2010 SMC
SU’AALAHA AAN WEYDIINAYO SH. SHARIIF:
SU’AASHA 1aad: Sh. Shariif, maalim dhaweyd shir jaraa'id oo aad qabatay waxa aad mucaaradkaaga uga codsaatay in ay nabadda qaataan oo ay dowladdaada la heshiiyaan si dadka loo badaadiyo, isla kelmaddii kuugu xigtayna waxa aad ku soo dhaweysey cunaqabateyntii mucaaradka la saaray, markaa 2 middee la dhihi karaa, midda 1aad: in nabadda aad ugu baaqday ay been kaa tahay oo aad hoosta ka leedahay allow aysan aqbalin, adoo dawladaha aad kaalmada weydiisato ee shuruuudaha kuugu xira dib u heshiisiinta, raba aad tusto in ay nabaddii diideen, waayo adiga oo soo jiidaya ayaad haddana sii fogeynaysaa, iyo midda 2aad: in aadanba is ogayd oo waxa aad ku hadlayso aadanba la socon?
SU’AASHA 2aad:: Sh. Shariif, goormaa kuugu dambeysey magacan aad wadato ee Shiikha, aawayse aayadihii iyo axaadiistii aad soo qaadan jirtey berigii aad C-laahi Yusuf mucaaradka ku ahayd, waadigan isagii uun dhinac walba ka beddelaye sida jagadiisii, aayad iyo xadiis la’aantiisii, dulmigiyo caddaalad darradii iyo arxan darradiisiiye ma khiyaano xun ayaad wadatay?
SU’AASHA 3aad: Sh. Shariif, Maalin walba diyaarad un baad saarantahay, waxa aadna afka ku haysaa oo aad reer galbeedka wax uga raadsataa Argagixiso iyo alqaaciddaa joogta dalka, goormaa kuugu dambeysey mar aad bariso ilaahii ku abuurtay?
SU’AASHA 4aad: Sh. Shariif, iyada oo maatidii soomaaliyeed iyo ehelkii aad ka soo jeeddeyba la gumaadayo ayaad marka aad khudbaynayso iska qososhaa oo aad isaga faraxsantahaye sidee wax yihiin, waadigii berigii aad mucaaradka ahayd aan qosli jirin oo careysnan jiraye ma qaabkaan ayaad raadinaysey oo ummadda la xasuuqayo iyo doollarkan ayaad ku faraxsantahay?
SU’AASHA 5aad: Sh. Shariif, Waxa aad ogtahay in Seyd-cumar RC yiri haddii Weyl lo’aad habartii lahayd uga cararto ciraaq ee inta ay ereyeyso geed marada ka dillaaciyo, inuu ilaahay igu ciqaabo maxaad dariiqa ugu sallixi waysey ayaan ka cabsanayaa, haddaba Sh. Shariif wax alla waxa soomaali ka baaba’aya, kuwa xabbaddu dilayso, kuwa badaha ku daadanaya, kuwa cudurradu laynayaan, kuwa masasku ku cunayaan daafaha xamar iyo kuwa xeryaha qaxooti ku jira sow ma ogid in ilaahay kugula xisaabtami doono mise waxaas oo dhan waxba kaa qaadi maayaan oo karti baad u leedahay naarta ilaahay?
SU’AASHA 6aad: Ciidankaaga ayaa ummaddii eber ka dhigay oo dhac iyo boob ku hayee ma habaarantahay xaggaa luguu wataa, maad hoos isu fiirisid meesha aad marayso?
SU’AASHA 7aad: Ugu dambayn, Taangi Amisom ayaad megensatee xaggaad ku ogtahay ummaddaas aad adigu tiri anaa u madaxweyne ah oo ka mas’uul ah, kumana arki karno adiga oo taangigaas ayaa naga kaa xigee xaggaan kaaga dacwoonnaa?
SU’AALAHA AAN WEYDIINAYO AL-SHABAAB
SU’AASHA 1aad: Shabaab su’a’asheyda ugu horraysa ee aan ku weydiinayo, maxaad guryaha maatidu ku nooshahay hoobiyaha ula hor tagtaa, jawaabta soo dhacaysana ugaga carartaan ma dadkaad cadaawad fog u qabtiin mise waad miyir la'dihiin?
SU’AASHA 2aad: Maxaad ramadaankii hoobiyaha aad ku ridaysaan AMISOM iyo Dowaladda shariif ula fiirsan jirteen suxuurta iyo afurka ma dadka soomi raba ayaad rabteen inaysan suxuuran oo aysan soomin, markaad afurka la eeganayseenna ma waxaad rabteen intii mitidday ee suxuur la’aan iska soontay in aysan afurin si aysan soon dambeba u soomin, ma diintaad caaawad fog u qabtiin?
SU’AASHA 3aad: Maxaad ilmo 15 jir ah ugu salladdeen inuu argagixiyo 100 jir indho, sow markaa argagixisada la idinku sheego ma ihidin, diintee iyo caqligeese qaba dhaqankaas oo kale, sow rasuulku SCW ma dhihin ummadda islaamka kama mid aha ruuxii aan ruuxa ka weyn ixtiraamin, iska daa waayeel indha la’e xataa 5 jir indho la’ hadduu edeb-darro sameeyo ayaan la dili karine, idinku maxaad tihiin miyaadnaan bini’ aadan dareen leh ahayn?
SU’AASHA 4aad: Waxa aad la socotiin in rasuulku CSW, 9 qof awgood u joojiyey jihaadkii gaalada loo aadi lahaa, idinkuna waxaad jihaad sheeganaysaan malaayiin muslimiin ah oo aad madaafiic ku garaacaysaan mid aad riddiin iyo mid aad sababtiinba, markaa sow run noqon mayso culummada idinku sheega Khawaarij, illeen caaamadaha khawaarijtu sidaas bay ahaayeene maad is koontaroosaan?
SU’AASHA 5aad: Weligiin hoos ma isu fiiriseen in wax idinka qaldanyihiin iyo in kale, ilaahayse in dhulka gaalo iyo islaam u joogaan oo uu ku abuurtay wuu ogaaye ma idinkuu idiin soo diray oo idin yiri dhulka ka dhammeeya islaamka iyo gaalada, haddaad diin u dirirayseense sow ma ogidin waxan aad waddeen dartood in dadkii qaxay intaad dagaallada waddeen in badani gaaloobeen, dumar badanna la kufsaday oo la dullaystay, allaa weyne ma dullaynta ummaddaa la idiin soo diray?
SU’AASHA 6aad: Sow ma cadda in aad cadow soomaaliyeed wakiil u tihiin oo aad dalka iyo dadkaba gacan gelinaysaan mar dhaw?
SU’AASHA 7aad: Ugu dambayn ehel iyo qaraabo dhammaysee xaggee la idinkaga dacwoodaa ama la idinkala xiriiraa, dhakhtar caafimaadse ma leedihiin?
Ali Jeyte <bartilmaameed@gmail.com
 |
|
 |
English News
Today's
News 25-February-2010 |
Somali Journalist tortured at Bossaso town in Puntland (Read
more) 25-Feb-2010
Somali Premier updates American Ambassador in Nairobi (Read
more) 25-Feb-2010
EU to step up operation against pirates (Read
more) 25-Feb-2010
SOCHRO- is LNOG- Organization standing the child rights protection (Read
more) 25-Feb-2010
Today's
News 24-February-2010 |
Amnesty International is calling for the immediate release of a Somali radio journalist (Read
more) 24-Feb-2010
IFJ Calls for the Release of Radio Journalist in Somalia (Read
more) 24-Feb-2010
District Officer killed at Mudug region in central Somalia (Read
more) 24-Feb-2010
“We can protect our waters from all intruders” says Admiral Farah Qare (Read
more) 24-Feb-2010
Interview with the pirate's leader holding the British couple
(Read
more) 24-Feb-2010
A Russian national captured stealing a young Somali girl (Read
more) 24-Feb-2010
Russian Pacific Fleet task force departs on anti-piracy mission (Read
more) 24-Feb-2010
Today's
News 23-February-2010 |
The censure from Al-Shabab is baseless says Hizbul-Islam (Read
more) 23-Feb-2010
Somali government is free from recent combats in Dhobley (Read
more) 23-Feb-2010
Somali President appeals for additional support (Read
more) 23-Feb-2010
President Farole of Puntland urges his citizens to unite for security (Read
more) 23-Feb-2010
Opinion: Iran, Israel’s Naval Bases, Somaliland’s Recognition: Port Berbera—Bargaining Chip
(Read
more) 23-Feb-2010
Today's
News 22-February-2010 |
Al-Shabaab arrests Radio Journalist in Southern Somalia (Read
more) 22-Feb-2010
Al-Shabab arrests a journalist in the lower Shabelle region in Somalia (Read
more) 22-Feb-2010
No surrender to Al-Shabab say displaced government officials (Read
more) 22-Feb-2010
Puntland authority says it has foiled explosion attacks (Read
more) 22-Feb-2010
Somali legislators detained at Jigjiga town in Ethiopia (Read
more) 22-Feb-2010
Amanda Lindhout speaks publicly for first time since kidnapping (Read
more) 22-Feb-2010
FSNAU Nutrition Technical Series Report for the Deyr ’09/10 season (Read
more) 22-Feb-2010
Today's
News 20-February-2010 |
Leaving from a peace to a war (Read
more) 20-Feb-2010
Götenborg Initiativet: Politisk orientering (Read
more) 19-Feb-2010
”Svenskarna vet inte mycket om oss somalier. Vi måste berätta vilka vi är.” (Read
more) 19-Feb-2010
Selling itself cheap: Was Ahlu Sunnah also after position? (Read
more) 19-Feb-2010
Al -shabab militant group attacked a cinema in Madina district in Moagadishu (Read
more) 19-Feb-2010
Today's
News 18-February-2010 |
Two perished in burring explosive device in the ground (Read
more) 18-Feb-2010
Today's
News 17-February-2010 |
Somali Pirates reject to release the Chandlers’ (Read
more) 17-Feb-2010
Somaliland authority extradite a Somali lady to Ethiopia (Read
more) 17-Feb-2010
Ethiopia opens fifth camp for Somali refugees (Read
more) 17-Feb-2010
Today's
News 16-February-2010 |
Ahlu-Sunnah Waljama Clerics criticize yesterday’s explosions in Mogadishu (Read
more) 16-Feb-2010
WFP convoy is marooned at Lasanod town in Sool region (Read
more) 16-Feb-2010
Somali ambassador to Kenya tours Somali Refuge camps in Kenya (Read
more) 16-Feb-2010
Weekly Humanitarian Bulletin 5 -12 Feb (Read
more) 16-Feb-2010
UN Humanitarian Coordinator for Somalia gravely concerned about the latest
civilian casualties and displacement in Mogadishu (Read
more) 16-Feb-2010
|
English News
Today's
News 15-February-2010 |
Twin explosions in a densely populated area in Mogadishu (Read
more) 15-Feb-2010
Over 120 police officers leave for Somalia (Read
more) 15-Feb-2010
Uganda to send fresh troops to Somalia (Read
more) 15-Feb-2010
Today's
News 14-February-2010 |
Fishermen in Eyl district complain of foreign vessels (Read
more) 14-Feb-2010
“Pirates in Somalia are Violated” Justice and Constitution Minister (Read
more) 14-Feb-2010
Government says Islamists maneuvers will have no effect on them (Read
more) 14-Feb-2010
Ahlu-Sunnah Waljama’s fighters’ apprehend 20 people (Read
more) 14-Feb-2010
UK Somalis rally behind pirates' British hostages (Read
more) 14-Feb-2010
Today's
News 13-February-2010 |
Somalia’s Sports and Youth Minister died in KSA (Read
more) 13-Feb-2010
EU to start training of 2,000 Somali troops in Uganda in May (Read
more) 13-Feb-2010
Today's
News 11-February-2010 |
Government urges Humanitarian Agencies to help needy Somalis (Read
more) 11-Feb-2010
A new Battalion of Al-Shabab reaches Mogadishu (Read
more) 11-Feb-2010
AU spokesman says no explosion from Al-Shabab (Read
more) 11-Feb-2010
Islamist send warning signal to Kenya (Read
more) 11-Feb-2010
Kayd Somali arts and Culture: upcoming events (Read
more) 11-Feb-2010
Wardere plans bid for Kline seat (Read
more) 11-Feb-2010
Press release: U.S. Raises Funds for Banadir University (Read
more) 11-Feb-2010
Today's
News 05-February-2010 |
Somali Government intends to shutdown several Embassies (Read
more) 05-Feb-2010
Galmudug state authority says bilateral talks with Puntland state positive (Read
more) 05-Feb-2010
Burundi peacekeepers go on trial for Somali mutiny (Read
more) 05-Feb-2010
Today's
News 03-February-2010 |
Ferocious fire in Mogadishu wipes out millions worth of properties (Read
more) 03-Feb-2010
Somali bloodshed killed 258 civilians in Jan: UN (Read
more) 03-Feb-2010
Kenya tightens security on porous Somalia border (Read
more) 03-Feb-2010
Today's
News 02-February-2010 |
كلمة رئيس الجمهورية الصومالية شريف الشيخ أحمد أمام مؤتمر قمة الإتحاد الإفريقي
(Read
more) 02-Feb-2010
Hizbul-Islam detains 4 traditional elders (Read
more) 02-Feb-2010
Baladweyn airstrip resumes flights (Read
more) 02-Feb-2010
Prominent figure in Hizbul-Islam snubs amalgamation between Islamists (Read
more) 02-Feb-2010
Somalia pirates release Greek cargo ship (Read
more) 02-Feb-2010
Today's
News 01-February-2010 |
Al-Shabab warns Djibouti not to deploy troops in Somalia (Read
more) 01-Feb-2010
African Union says Somalia being ignored (Read
more) 01-Feb-2010
British hostages: We're being badly treated (Read
more) 01-Feb-2010
Spain Calls for Action on Somalia, Discusses Hostages (Read
more) 01-Feb-2010
Today's
News 31-January-2010 |
Protest against FGM staged in Abud Waq district (Read
more) 31-Jan-2010
Education officer slain in Puntland state overnight (Read
more) 31-Jan-2010
Three died in fierce combat in Bula-Hawo district (Read
more) 31-Jan-2010
Pres Kibaki calls for UN involvement (Read
more) 31-Jan-2010
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|