News from Somalia in Somali |
Maxaay tahay
Sababta loo Xusiwaayey Kowda Lluulyo
Kowda Luulyo Xuskeedii 1960kii si fiican baan u
garanayaa ,aabhay alla ha u naxariistee gacanta i qabtay ina geeyey
meesha damaashaadku ka socday waxaan jiray 12 sano waqtigaas .Waa
wax laga naxao aniga oo maanta lixdan sano jira in aan arko calankii
oo aan la xusayn iyo dalkii oo la qabsaday ,waa nasiib darro aad
u wayn in aan kowda luulyo nooga duwanayn maalmaha kale oo caadiga
ah ,arintaasna anigu lamayaabayo sababtoo ah Cabdullahi Yusuf oo
ah madaxweynaha dalka waa kii burburiyey dawladdii Soomaaliyeed
iyo calankii Soomaaliyeed waa ninkii baray Soomaalida jibhadaynta
,SSDF .USC oo qarankii iyo calankii cunay waxaa amxaaro baray cabdullahi
Yusuf oo isagu naftiisu sheegay in uu ahaa ninkii ugu horreeyey
oo bilaabay dagaalka maanta Soomaaliya ka socda muddo soddon sano
ah .
Soomaalida maanta dalkii ku nool waa dhalinyaro iyo reer baadiye
aan arag calan iyo dawlad Soomaaliyeed ,sidaa darteed dan kama leh
xuska kowda luulyo .
Soomaaliya waa dhimatay ee ilaahay ha u naxariisto ,dadka Soomaaliya
ku noolna ilaahay dad kale ha noogu beddelo ,kuwa maanta ka jira
dalka waa kuwii calanka soomaaliyeed ku gubay Kismaayo kuwaasi waxaay
kasii xun yihii Amxaarada iyo cabdullahi Yusuf ilaahayna kuwaas
guul ma siinayo sababtoo ah xaqdarro iyo un aay dadka xorriyadda
ka qaadaan bay u dagaalamayaan .cabdullahi Yusuf iyo Alshabaab ilaahay
ha naga qabto dalka nabad ha noo ahaado
maxamuud Xaaji Axmad
Toronto /Kanada
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|