News from Somalia in Somali |
Hambalyo 1-da
Luulyo maalintii Gobannimada iyo Midnimada
Waxaan salamayaa dhamaan Umada Soomaliyeed
Meel kasta oo ay joogaan,
Walalaala yaal waxaan aad ugu faraxsanahay in la
helo dad fahmaya maanta oo kale waxa ay qiimo ku fadhido, wixii
aan garaneyna waa dad aan la socon taariikhda soomaliyeed iyo waxa
loo soo marey xoriyada dalkeena hooyo, inta garaneysa qiimahaas
maanta waaba ku yar yihiin soomalida waxaadna ka garan kartaan sida
ay u buun buuni nayaan dagaalka nabadana u diidayaan, waxaan Illahay
ka baryayaa in aan noqono kuwii garta qiimaha dalka hooyo, noqono
kuwa u naxna dadka dhibaateysan,kuwa badda ku dhamaanaya, kuwa beriga
madfaca ku leynaayo, kuwa Koonfunfur Afica sida bini'aadanimada
ka baxsan loogu leeynaayo hantidii ay lahaayeena laga gubayo, Ilmaha
dawa l'aanta iyo Nafaqo darada u dhamaanaya, kuwa Roobka dushooda
ku da'ayo oo meel ay ka galaan waayey ayagoo dalkoodii hooyo jooga.
intaas iyo in kabadan ayaa umada soomaliyeed haysta ee aan Illaah
u barino si dhibtaas alla nooga dulqaado, meesha keliya ee aan kaga
bad baadi karnaana waa dalkeena hooyo ee Illaahay hanoo bad baadiyo
nabad hanooga dhigo bishaan bisheedana kuwii dalkooda ku xusa allah
naga dhigo Aamiin Amiin. GOORMAAN LIBAANAYEE 60KII LUGOOYADII NA
DEYSAYEEY 1LUULYO LABA MIDOWDEY, AOOLW KUWII XUSA OO XASUUSTA NAGA
YEEL AMIIN
Horaa loo yiri HEYBAD WAXAAD KU LEEDAHAY DHULKAADA
HOOYO, NINKII KALOO HEESAYNA WUXUU YIRI WADANKIIS NINKII KATEGEE
WELHELKIIS KA DHEERAADEE WEL WEL MAHURO WAL BAHAAR MADEEYEE, WAXAA
KALOO LAGU MAAH MAAHEY MUKULAAL MINKEEDA JOOGTA MICIYO LIBAAX BEY
LEEDAHAY. MARKA DADKAAS QURBAHA AYAGA NAFTOODA KU BAA BA'AAYA HADEY
DALKOODII NABAD KU QABAAN MICIYO LIBAAX BEEY LAHAAN LA HAAYEEN .
EE RABIGEENA HEYBADII IYO SHARAFTII HANOO SOO CELIYO.
MAANTA OO KALE HADAAN DALKII JOOGNO DURBAAN BAA
LA TUMI LAHAA LOO DABAADEGI LAHAA DARAJADA AY LEEDAHAY DEEQ BAA
LAGU BIXIN LAHAA DIBAD JOOG IYO DERBI JIIF BAA NOQONAY EE ALLOW
DULIGA NAGA DULQAAD
Zamzam Laska <zamzam900@yahoo.com
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|