News from Somalia in Somali |
Gabdho Soomaaliyeed oo
Ciraaq ku Go'doonsan si qasab ahne Shaqaale Looga dhigtay .
Rag isugu jira Itoobiyaan iyo Soomaali ayaa samaystay Shirkad ay Gabdho
Soomaali ah uga soo qadayaan Magaalada Muqdisho iyaga oo u shegay
inay shaqo u gaynayaan dalka Suuriyo shaqadaas oo ah isbitaal kana
wadayaan dhibka Magaalada Muqdisho balse markii danbe u leexiyeen
dhanka wadanka Ciraaq iyagoo arintaas la socon Gabdhaha .
Gabdhahaan ayaa midiiba laga qaaday lacag garayso Kun Dollar sida
ay ku warameyn, waxaana lacagtaas ka qaday xafiis ay shirkadaan been
abuurka ah ay ku leedahay Magaalada Muqdisho gaar ahaan KM4 iyagoo
la ah shirkad nin Itoopiyaan ah oo cumaan jooga kana danbeeyo arintaan
Gabdhaha lagu shirqoolay.
Mid kamid ah Gabdhaha ku Go'doosan dalka Ciraaq oo lagu magacaabo
Wiilo Macallin Cabdulle ayaa Warbaahinta u sheegatay inay hadda ku
sugantahay Magaalada Sulaymaaniya ee Caasimmada u ah Gobolka ku yaallA
Waqooyiga dalka Ciraaq ee Kurdustaan.
Gabadhaan ayaa lagu qasbay in ay u shaqayaan Qoysas Ciraaqiiin ah
si Lacag la'aan ah sida ay sheegtay Wiilo Macalin ,iyagoo Qoysaskaan
Shirkadii Gabdhaaan soo sirtay ka siisteen lacag gaarayso laba kun
oo dollar lacagtaas ma qadanayaan gabdhaha ee waxaa qadaanayo shirkadii
been abuurka aheyd Gabdhahane waxay ku shaqaynayan qaab lacag la'aan
ah .
Tiradda Gabdhahaan ayaa markii hore ahaa 12 Qofood ayaa hadda sadax
ka mid ah Soomaliya dib loogu celshay kadib markii ay sida Wiilo ku
warantay ay Calooshoodu Dilaacday Culeyska biyo jrgaamo ku jira ay
sarey Dabaqyo dhaadheer awgii.
Ayaan darada heysata Gabdhaha Soomaliyeed ayay tani qayb katahay,
waloow ay Itoopiyaanka wadanka qabsaday iyo damiir lawayaasha la socdo
itoopiya ay bilabeyn in ay si sharci daro ah ugu ganacsadaan Gabdha
Soomaaliyeed ee Sharafta leh .
Horseedka Warbaahinta
Raage Cali Dheere
raagenews@hotmail.com
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|