Somali News  
   
 


News from Somalia in Somali
Su'aal Isweydiin Mudan *

Hadad ogtahay walaal inay noloshadii ka hartay hal maalin ooy
maanta tahay maalintii ugu dambaysay noloshada maxaad samyn lahayd walaal?

Ma waxad ku dhamayn lahayd malinkaas salad iyo oohin iyo dambi
dhaaf aad allah ka waydiisanayso saladihii kaa tagay?

mise waxad booqan lahayd ama wici lahayd qarabadii aad goysay
adigoo ugu marmarsiyoonaya inaad mashquul ku ahayd noloshada iyo ?

mise waxad wada tuurilahayd ood fogayn lahayd CDyada iyo tapeyada
musiga ee aad ka buuxisay kabdhkaga, mise waxad iska xidhi lahayd
satelate TVga oo waxad usoo jeesayn lahayd inaad akhriso ood
dhagaysato qur'aankii aad iloowday noloshadii oodhan?

misa waxaad raali galin lahayd waalidka aad ku caasisay ?
ma wici lahayd qofkasta ood gadashiisa wax ka Uri ama aad
xumaysay mane u waydiin lahyd dambi dhaaf si alalh kuugu dambi
dhaafo adiga?

Wuxuu yiri Allaah kr ahaaye:

Ilaa markii ay dhimashadu u timaaddo midkood(danbiilaha) wuxuu
yiraahdaa Rabiyow dib ii celi si aan u falo wanaag wixii aan uga
soo tagey gadaal
, MAY wax kale maahee waa kalmad uu iska yiraahdo,
gadaashoodna waa barsakh(xijaab) Ilaa maalinta la soo bixin doon “
(Almuminuun99,100)

Hadaba.....
Walaal maad samysid camalkasta oo wanagsan maanta sidii iyadoo
maanta ay tahay maalinkii u dambaysay noloshada.
Allaah kor ahaye wuxuu yiri :

“Waxaad dhahda Nabiyow addoomadayda ku xadgudbay naftoodow Ha ka Qouusanina Naxariista Eebe , Eeba dhaafa Danbiyada
dhamaantoode,waana dambi dhaaf badane naxariis badane” (suurat
alzumar,53)
ayaad ajar kaga heli doontaaye.

( Qofkii qof kale khayr tusaa ajarkiisa oo kale ayuu leeyahay).


cabdiraxmaan xasan <cabdiraxmaanxasan@hotmail.com

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)