News from Somalia in Somali |
Hambalyo Ku
Socota Madaxweyne Riyaale
Hanbalyo
Waxa aan halkan hanblayo kal iyo laab ah uga dirayaa
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin
iyo wafdigii qiimaha lahaa ee uu hogaaminayey ee dhowaan safarka
taariikhiga ah ku tegay dalka aynu walaalaha nahay ee Djabouti.
Run ahaantii Madaxweynuhu waxa uu kasoo hooyay guulo
laxaad leh dalalka aynu deriska nahay, waxana aan ku kalsoonay haddii
ay Somalia-na faraha kala baxdo arimaheena in xidhiidhka walaaltinimada
ee uu u muujiyey dawlada iyo shacabka Djabouti mid la mid ah uu
u muujin doono xukuumada iyo shacabka reer Somalia.
Waxa sidoo kale aan dhamaan shacabka reer Somaliland
meel kasta oo ay joogaan ugu tahniyadaynayaa sannadguurada 48aad
ee kasoo wareegtay maalintii ugu horeysay ee calanka Somaliland
laga taago beerta xoryada ee Magaalo madaxda Somaliland, Hargeisa.
Shacabka Somaliland waxa aan leeyahay xoryadaas
aynu helnay waxa aad ku tuurteen hog dheer oo dhibtiisii ilaa maanta
ina haysato, waxana aan idinka codsanayaa in aydin xoryadaas danbe
ee inagu joogta dhiiga dhalinteena aad hareeraha ka joogtaan oo
aanay idinka baabiin rag dano gaara lihi.
Waxa kale oo aan halkan halnbalyo uga dirayaa Madaxweynaha
Jamhuuriyada Djabouti Mudane Ismail Omar Geelle iyo shacabka aanu
walaalaha nahay ee reer Djabouti oo u dabaal degaya sannad guuradoodii
maalintii ay xoryada ka qaateen dawlada Fransiiska.
Waxana aan laba shacan reer Somaliland iyo reer
Djabouti aan leeyahay sannnadkaas sannadkiisa ku gaadha horumar
iyo barwaaqo.
Alla Mahad Leh
Hussein Wadadyare
Ku xigeenka Wakiilka Somaliland ee Sweden
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|