News from Somalia in Somali |
Waa gabay magiciisa
layiraahdo mucjiso.!
Mucjiso.
1. Maankayga gabay ma,aanan galin maxamed
maandhawe.
2. Anigoo maqsuuduu cishada buuxshay madaxayga.
3. Aan maansoodo maantaa aniga mawle ii qoraye.
4 .Meeshaan ka imid waxa ka dhacay waa mucjiso
jaane
5. oo Waxaa madluunka iga dhigay waa midaan
qaboe.
6. Mugdi bay nagaliyeen anagoo maalinnimo
joogna.
7. Mooraduuge maalkaan lahayn oo meelwalbaba
buuxay.
8. Magac ninkii lahaa way dileen macalimiintiiye.
9. Mayd baa habeenkii walbaba maash u wadayaale.
10. Ma uu galabsan kay xalay dileen mawlahaa
u qoraye
11. Masjid buu ka soo baxay markay madaxa
gooyeene.
12. Waa ul mugdi u tuur madfaca aysan meel
u dayahayne.
13. Mawlac iyo ma dhaafaan miskiin mooro uu
galoe.
14. Miiniyo musbaar bay dhigaan meelwalbaba
jeexin
15. Maydku waa isu muuqdaa qalbigaan murugo
daynayne.
16. Dhiig bay midigta kula wada jiraan maalin
iyo layle.
17. Maray madaxa saartaan markay mootar ridayaane.
18. Maatadii dhameeyiyo dadkii muunada ahaaye.
19 Masuulkii mudnaa iyo runtii diide madaxdiiye.
20 Musxafkii quraan kuma dhaqmaan muminimo
khaas ah.
22. Meel alaw nooga bixi kuwaan waa mucjiso
baase.
waxaa tiriyay Axmed Farah shire
AhmedFarah114@hotmail.com
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|