Somali News  
   
 


News from Somalia in Somali
Somaliland Foreign Policy in Djibouti is the right Strategy;

Qeexid iyomHor,udhaca

1:Odayaasha Iyo Guurtida

2:Cumlimada Iyo Aqooyahanka

3:Dhalinyarada iyo Haweenka

Qeexida ......... Anagoo ah ah ardeyda waxkabarata Dalka india Kana soo jeeda Gobalka sanaag ,hayland,jubada hoose,,iyo beri Waxaan Baaq nabadeed ka soo jeedinaynaa arinta Ama mashaqadii ka dhacdey , degmada laasqorey ee Gobalka sanaag..... Taas oo ahayd afduubkii Burcad badeedu u geysteen lamanihii jarmalka ahaa iyadoo siwada Lawada agsoon yahay Ay burcad badeedu si xaqdaro ah ay u haystaan dad ajaanib ah oo aan waxba galabsan arinta oo aan hore looga aqoon jirin gobalka ayaan ahay dhaqan ahaan iyo cadiyan ba mid lagu yaqaanay Gobalka............

Hor,udhaca..........

Sida lawada agsoon yahay Gobalka sanaag waxa uu ahaa Gobalka ugu nabdoon gobalda dalka somalia mudadii burburka iyo wixii ka danbeeyey ,, Taas oo ay amaan kula haayeen Guurtida ,,, isimada Culumaa,udiinka ,,Aqooyahanka, kuwaas oo la,orankaro waxa ay udub Dhexaad u ahaayen Nabada Gobalka

:: Hadaba waxaa Dhacdey in Dad burcad Badeed ahi Oo aan Gobalka u dhalan iyagoo adeegsnaaya Dad wax magarato ah.ay falal burcadnimo ah la soo galaan gobalka Taas oo wax u dhimaysa sumcada Mandaqada iyo tan dekada laasqorey oo ah deganka mashaqadu ka tagantahay

Hadaba markaan aragnay dhibaatooyinkaas oo ugubka ku ah gobalka waxaan Baaq nabadeed Usoo jeedineynaa Dhamaan shicibweynaha Mandaqada Anagoo Arintan uga digeyna inay keenikarto nabadgalyo xumo iyo Cawaaqib xumo .....

Hadaba waxaan ugu Baaqaynaa dhamaan bulshada gobalka in la ga hortgao arinkaas islamarkaan Guntiga Loo xirto sidee aysan mardanbe waxan oo kale aysan u dhici lahayn

Isimada iyo Guurtida ............

Madaama ay ahaayen laf dhabarta nabada gobalka ,,waxaan ku dheeri galinayanaa in aynay ka daalin arinta nabada Gobalka iyo siideynta dadka ajaanibka ah ee Lagu Haysto Mandaqada una midoobaan ,go,aan cadna ka qaataan arinta Iminka ka taagan degaano kamid ah mandaqada

Culimada,iyo Aqoonyahanka

Culimada iyo aqoonyahanka waa in ay baraarujiyaan ,wacyi geliyaan bulshada sidii arintan wax looga qaban la,haa iyagoona u sheegaya khatarta ay leedahay arintan oo kale ee burcadnimada iyo falalka kale..

Maamulada........

Waxaanu u shegaynaa Maamulada somaliland Iyo Puntland in ay labadooda ciidan kala Baxaan Gobalka Aygoo eegaya maslaxada Gobalka ,amaanka, degaanka , iyo nabada gobalka una dhaafaan Howshan Cuqaasha Gobalka Iyo aqoonyahan ka, oo iyagu ah Dadka U Howshani Khuseeyso

Dhalinyarad waa Mustaqbalka Beri waana Tumasa ayaaha iyo iftiinka a Bulshada waxaana mudan in ay dhib kasta oo ka dhacdaa gobalka ay samaayn ku yeelan doonto ayahooda waxaana looga baahan yahay inay ka qeyb qaa taan baraarujinta shacabka wax u sheega dadka tala wadaag cuqaasha hanaanka tacliinta gobalka .... maadama ay yihiin hogaanka beri

Gaba Gabadii

Waxaa Mahad iska leh alaah subxaanahu watacaal intas ka dib waxaa sidoo kale mahad iska leh dadkii iyagu isu xilqaamay inay wax ka qabtaan arintan iyo kuwii wadey inay joojiyaan colaad ka dhex dhalata gobalka iyo kuwa iyagu wada dhisida dekada iyo hurumarka Mandaqada hanaanka nabadgeliyo ee ka jirta Gobalka

Waadna Mahadsantihiin

Mr- Mahdi mahamud mahamed <samakaab1@hotmail.com

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)