Somali News  
   
 


News from Somalia in Somali
Alshabaab ma Wada Soomaali baa Mise Qaar Shisheeye ah baa ku jira //

Walayaal waxaa igu dhalisay su'aashaas shakiga gelineysa alshabaab iney dhasho ahaan soomali wada yihiin, waayo waxaan aad uga yaabay iyagoo noosheega iney la dagalamayaan Tigree maxaa ku kelifay iney dad soomali ah iney dilaan, maxaa ku kelifey iney dad shaqaale ah oo ay waraaqo digniin ah u diraan iyagoo leh waan ku dilayaa ee ku talagal waxaasi waa wax aan caadi ahayn Diinteena macaana kuma jirto ha shaqeysan hadaad shaqeysidna waan ku dilayaa ma waxay rabaan inuu tuug noqdo ama isbaaro dhigto haduu cilmigiisa ku shaqeysan waayo, waxaa taa ka sii daran dumarka ma dayaan oo qof dumara buu xaanshi u dirayaa hadaad shaqada ka tegi weydo waad dhimaneysaa, meel maxaa u danbeeyey qoftii dumarka ahayd ee ka shaqeyneysay Maxkamada degmada Afgooye sida la sheegayna ahayd qof weligeed ka shaqeyn jirtay ilaa berigii Kacaanka, Shabaab waxay sheegteen iney iyagu ka danbeeyeen duqeyntii Gegida Diyaaradaha ee Magaalada Muqisho waa Gegideena caalamiga ah ee magaalo madaxdu leedahay, waa illaha dhaqaalaha ee aanu heysano waxaa noo soo labeeyaa waa Dekeda Muqdisho.

Waxaa mar nagu dhacdey in wakhtigii qab qablayaasha ay dekedii intey xireen hadii markab ku soo xidhana madaafiic ku garaaci jireen, ilaa ay gaartey in loo wareego dekeda boosaaso, waxaa halkaas hoos u dhac weyn ku yimid ganacsigii waayo wuxuu ka soo dejinayaa meeshii uu joogay meel aan ahayn waa la soo rarayaa ka canshuur lagaga qaadanayaa, ganacsadihiina wuxuu dulsaranayaa maceeshadii uu dadka ka iibinaayey, wakhtigaas asaga ah reer boosaasana baraaruu u noqdey reer banaadirna baaba'ooduu noqdey waayo faa'dadii waxaa helay dekedii boosaaso tii banaadirna waaba agoomowdey, Hadaba markaan eegay sida ay wax ku wadaan ragaan la magac baxay shabaab waxay doonayaan in Gegidii Diyaarada ee Muqdisho loo raro Boosaaso oo kii Xajka ku socdaana uu boosaaso ka dhoofo kii dibadahaas kale u socdaana uu boosaaso ka dhoofo waana markhaati madoonto saansaan taan arko sheekadu waa sidaas,waxaan saa u leeyahay waxay kaloo tahay qof soomaliya oo damiir iyo dubkaba ka ah soo maali maba samaun karo inuu Gegidii Diyaaradaha Madfac la dhoco, maaha meel shaqsi leeyahay ee waa hantidii Umada soomaliyeed waxaasi waa wuxuushanimo waa macangana qofka intuu duqeeyey Gegideenii misana yiri anaagaa ka danbeynay, saa inuu u hadlo weliba denbiga uu shacabka looguu adeegayo ku hor qiranayo waa damiir lawaan oran karaa mase oga in waxaasi ay baalka madow ee loo furay intacaadaqaatayaasha inta dalka burkiisa kaalinta koowaad ku leh inta xasuuqa umada ku istareexaya in lagala xisaab tami doonoo maraan fogeyn insha allah, waxaa la oran karaa tiritir meelihii muhiimka ahaa waa ayaan daro.

Sida aad hordhacayga ku aragtaan ee aan leeyahay Alshabaab mawada soomaalibaa mise qaar shisheeya ah baa ku jira, waa markaan fekerey ayaa waxaa ii soo baxay in aysan Ashabaab soomali wada hayn waayo waxay la dagalamayaan maba aha Tigreegii ee waxay xasuuqaan waa shacabka kuma dhacaan iney la dagaalamaan cadowga balse askarta soomalida ah ee boliiska ah bey gadaan habeynba xero ku weeraraan, meysan fekerin ismana oran warkan soomaliga ah waa askari shaqadii askari lahaa buuna fushanayaa oo isteeshinkaas unbaa la dhex fariisiyey awood kalena malaha ee kan iska daaya koley beri wuxuu noqon doonaa ciidankii qaran lahaa waa niman dalka u dhashaye bal kan soo duullay iska dul qaad, waxaan ogaadey in alshabaabkuba aanu ku duubneen maskaxdiisa Tigree dalka ka xoree ee ay yihiin dadka Tigreega u taagan Taangigana shafka u dhiganaya Ragii Maxkamadaha kuna mintidaaya sidii ay dalkooda uga xoreysan lahayeen si siyaasadeysan iyo si dagaalkab waxa Gegida dhisayna waa makamadaha ee mahayn shabaab marka in shabaab xoolaheena bur buriyaan dumarka layaan dadka Gowracaan soomalida un dilaan, maalinba boliis isteeshan weerar gaadmo ah ku qaadaan miskiin isagaba aan heyn hub uu isku difaaco oo qori Shinbire laaye ah loo dhiibay maxaa loo dilayaa, waxaa taas ka sii daranBu'aale ayey tageen waxay yiriaahdeen naag shaah dibada la soo fariisan karta majirto oo shaah iibin karta tolow miyaanu ku fekerin caruur agoona ama caruur iyo aabihii oo aan shaqo uu qabtaaba aan heyn hadii habartii shaah u soo shaqo tagatey si ay reer kaa wax ay quutaan uga deydo sow faduul is gardaro aan geed loogu gaban maaha, soow dhalaan iyo dumar xasuuq maaha sow tigree kagabasho maaha sow maata leys maaha, sow dhal dhalaalka yar aan heysano gub maaha, waxaa la yiri laamigaa la xirtay markaas ayey fahmaan in C/llahi Yuusuf soo degayo ama duulayo waa shakhsi laamigana waa marayaa isagii oo gudbay maxaa Gegida loo duqeynayaa maad isaga raadsataan, waxaad wadaan iyo webiga kee weyn koley qof baan ahoo ragaas waa shuufay waase leyla arki doonaa,, wadanka waxaa soo marey ashahaado diid, waxaase ku soo xigsadey shar wadayaal aloow shartooda iyo shuushkooda na dhaafsii aamiin aamiin

WAA DALKAAGII DOQON YAHOW WAA DADKAAGII DABAAL YAHOOW WAA DIGNIINEE WAA DIGNIINEE IS DARYEELOO MAXKAMADAHA SOO RAAC

ALOOW SHABAAB ADAAN KAA MAGAN GALNEY SHAHIID MAAHA EE SHARKALUU WADAA SHARFTII SHUURADANA MEEL SHISHUU KAMAREY MALAHAYGUNA SHISHEEYEE SHIRKA LA YIHIIN EE ALLOW SHARTA SHABAAB IYO TIGREE KAAMAGAN MOOWLOOW KAA MAGAN MACBUUDOOW KAA MAGAN. AAMIIN

Wabillahi Towfiiq



Zamzam Laska <zamzam900@yahoo.com>

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)