Somali News  
   
 


News from Somalia in Somali
see lagu helaa amaanka puntland yaase kadanbeya amaan xumada

salaan sare dhamaan akhristayaasha shafarta mudun
salaan kabacdi qormadaan waxay ka turjumaysaa amaanka puntland
sida aan lasocono maamulka puntland waxaa ku timid gaabin aad uu ugaabinayo dhanka amaanka dhaqala siysada gudaha iyo dibadaba

taas oo aan ku dhaliili karno madaxda ugu sar sareeysa oo kaseexday kaalmadoodii ay xaqa u layaaheen dhanka kale isimada iyo wax garadka reer puntland waxay arkaan hurdada ay ku jirto maamulkenii aan kasugaynay wax qabadka hadaba hadaanahay shacabka reer puntland waxaa noomuuqata in ay odayaashu na badbaadin karaan oo aan laga sugin mamulka wax badbaado ah oo an badbaadin karaan .

hadba su,aasha meeesha taala waxa weeye iska hor imaadka ku yimi isimada oo ay u muuqato inay u tafo xayteen badbaadinta puntland hadii ay kahor yimi mamulka puntland maxay tahay ujeedaba dhabta ah ee ay ooga hor imaanayaan dadbadan ayaa iswaydiinaya su,aashaas
hadaba xaqiiqdu waxay tahay in uusan maamulku diyaar u ahayn wax badbaado ah oo badbaadiyo puntland sida muuqata shacabka reer puntland waa dad nabad jecel oo iskadagan mida kale ma istaahilaa? in ladoorto xisbiga talada haya hadal iyo dhamaantiis waxaan leeyahay
shacabka reer puntland waa inuu is ogadaa qofwalba oo muwadin reer puntland ah inuu leeyahay cod uu wax ku diidi karo waxna ku yeli karo
ayadoo jirta in suusan shacabku ka hadli karin oo gac madaxa lagaga hayo misana waa inuu isku dayaa inuu sheego xaqiiqda oo wax puntland dhibaya ay kadaba hadlaan waliba amanka bulshada ayaa sugi karta

Waxaan idinku boorinayaa qofwalba oo nuwadub ah inuu u istaago sidii uu sugi lahaa amaanka xafadiisa taas markii lahelo ayaa lahelikaraa maamul wax kula qabanaya inta shacabku uu ka siijeedo sugida amaanka wax amaan ah lama helo karo mida kale waxaan wadanka waalaya waa dadkii u dhashay puntland oo dadkale soo adeegsanayaa waxaan leenahay dadtiina aqoonsada oo dadka raba inay puntland khalkhalgaliyaan halayska qabto dadka wax qarxinaya amaan wax dhacaya waxay kasootoosaan waa guri kuyaala puntland ee hooyo kasta gurigaga amaankiisa sug aabe kasta gurigisa amaanka hakabilaabo dhalinyaadu xafadahoda isku duubnaan dhanka shacabka iyo isimada iyo mamaulka ayaa lagu dhaafi karaa caqabada dheer ee nasoo wajahday hadaba walaalayaan aan katashano aayaheena iyo sidii aan ula tartamilahay dadka inaga horeeya .

aciim Amiin" <match_case@hotmail.com>

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)