Somali News  
   
 


News from Somalia in Somali
Maalmaha Xoriyadda Xusid Mise Baroordiiq!!!!!!!!!

Maalmaha Qaaliga ah ee Xoriyada Somaliyeed waxaa lagu
Xusuusan karaa Halyeeyadii Taariikhada bogag dahab ah ka
galay iyo xiisaa iyo qiimihii Xoriyadu Shacabka u laheeyd
markii la raadinaayeey,Maanta xaalku waa u baroor-diiqid
iyo u DuceeyntaHalyeeyadii Marxuumiinta ah waayo Xoriyadii
iyo jiritaankii Qarameed ee Somaaliya ayaa lumay,hadana ku
jirra gacanta gumeeysiga wayaanaha Tigreega gunta ah.


HalgamayaashaXusida Mudan Tusaale ahaan waxaaka mid ah-Geesiyaasha doorka lama Illaawaanka
kasoo qaatay Hanashadda Xoriyadda sidda:-

-Halyeey-Imaan Axmed Gurey.
-Halyeey-Sayid Maxamed Cabdulle Xassan.
-Halyeey-Shiikh Bashiir.
-Halyeey-Shiikh Xassan Barsane.
-Halyeey-Faarax Oomaar.
-Halyeey-Omer Samater.
-Halyeey-Ismaaciil Mirre.
-Halyeey-Faarax Caga-dhiig.
-Halyeey-Maxamed Somaali(Dhagax-tuur.
-Halyeeyadii-Lafoole.
-Halyeeyadii-Daraawiishtii Somaaliyeed.
-Halyeeyad-Xaawo Cusmaan(Xaawo Taako).
-Halyeey-Abwaan-C/Laahi Suldaan Tima-Cadde.
-Halyeey-Abwaan-Cusmaan Yuusuf Keenadiid.
-Halyeey-Abwaan-Xaaji Aden Af-Qalooc.
-Halyeey-Abwaan-Barkhad-Cas.
-Halyeey-Abwaan-Careeys Ciise Kaarshe.
-Halyeey-Abwaan-Cabdi Iidan Faarax.
-Halyeeyadii-13-kii aasayaashii SYL.
-Halyeey-C/laahi Ciise Maxamuud.
-Halyeey-Axmed Umul(Axmed Aloore).
-Halyeey-Cali Shido Cabdi.
-Halyeey-Maxamuud Muura.
-Halyeeyad-Timiro Cukaase.
-Halyeey-Maxamuud Qayir(Xisbu-Allah).
-Halyeey-Abwaan-Cali Mirre Cawaale.
-Halyeey-Ex-Madaxweyne-Aden C/dule Cusmaan.
-Halyeey-Xaaji Maxamuud Dheere.
-Halyeey-Abwaan-Qaasiim Hiloowle.
-Halyeey-Xaaji Makhtal Daahir.
-Halyeey-Xaaji Ciise.
-Halyeey-Maxamed Cawaale Liibaan .
-Halyeey-Cali Masiixi,Iyo Kumayaal dhigooda ahaaba,Allah
Dhammaantood Naxariistii Jano ha siiyo-Aamiin.

Dhegayso Gabaygii calansaarka
ee Abwaan Cabdullahi Suldaan "Timocadde"

Haddab Maanta waxaa Xusid mudan xaalada Dalku
ku sugan yahay iyo tacadiyada Gumeeysigu ku hayo Shacabka
Somaaliyeed,waxaa ayaan daradeeda leh in eey galno gacanta
gumeysiga mar labaad,xoriyadii qaaliga aheyd luntay,Madax
banaanidii Qarameed la laalay,heeryadii gumeeysiga kuwa
Qaali ka ah oo Somaali ahi soo baxaan ayaan darro, Qaran
Jab iyo Maalmo madoow dheh,Xuskaasna waxaa haboon in eey
Noqoto Baroor diiiq iyo u Tacsiyeenta Xoriyada luntay iyo
Xusida Geesiyaashii Naftoodu u huray Madax banaanida Dalka
Laakin waxaa mrugadeeda leh in eeynaan hanaan Gobanimadii.

Waxaa Balan ah Inshaa Allah in eey soo noqon
Qaranimadii iyo Xoriyadii qaaliga aheyd,Dalka
duhur cad laga saari doono gumeeysiga Wayaanaha Raxanta u
adeegtaana Cadaalada la hor keeni doono-abaalkoodna sida
ku haboon loo mariin doono-Dalkuna yeelan doono Hanaan ku
Saleeysan Cadaalad,Sinaan iyo Hogaamin wanaag oo Ummadda u
adeega,rabitaankooda ka duula,codkoodana maqla,waa laga
Gudbi doonaa Inshaa Allah maalmaha madoow iyo xaaladaha
Murusanba(Afeef Magacyadda Halyeeyada waa Tusaale ahaan),Fadlan Dhegeeysta oo dhuuxa nuxurka Suugaantaas
Wadaniga ah,

-Qorre-Xassan C/Lahi Sh(Xassan Carab)-
-England-UK-04/07/2008-
-sharifhassan50@yahoo.com.


http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)