News from Somalia in Somali |
Waddanka Maleeshiya
lagama joojin aad buuna u tixgaliyaa baasaboorka Soomaaliyeed
Wadanka Malaysia oo joojiyay isticmaalka bassaporkii hore ee
Soomaalida
(guji-riix)
SMC/Malaysia/1-July-2008
in aysan jirin dowladda malaysia amar ay ku joojisay baasaboorkii
hore ee soomaaliya. dalkan waa wadanka kaliya ee adduunka ee ogol
in la isticmaalo xitaa leesanka gawaarida soomaalida. taasina inaad
saxdaan ayaan idinka codsanayaa. anigoo idinsiinaya xaqiijin buuxda
hadii aad doonta madaxa Malaysian imagaration.
sababaha loo soo celiyay dadka
1 tikid furan oo ay dalka ku soo galaan. waxaa loo ogolyahay baasaboorka
soomaalida bil fiiso ah soomaalida waxay ku yimaadaan tikid aan
noqosho laheyn oo open iska ah
2. iyagoon sheegin adres ay ku socdaan ama hotel wax un
3 marka la weydiiyo meesha ay u socdaan iyo ujeedka dalxiiskooda
majawaabi karaan
4. in ku dhow 1000 soomaali ah oo fiisaha ka dhacay oo wadanka ku
jirto oo aan dib u noqon iyo sababo kale
Fadlan iska saxa warkaas waa iga codsi
Aniga shaqsiyan arday wax ku bartay malaysia deggan kuwalampur,
kana qalinjabinayo hadda jaamacadda IIUM. Practical training ugu
shageeya compnyga CRWMC kuwalampur. horay waxaan u soo qabtay ururka
ardayda soomaaliyeed madaxweyne Same bogad ayaana wareysi aan ku
siiyay barnaamijka aqoonyahnka aan ku jiray muddo. hornafrikna waxaan
ka soo noqday weriya maalinka la furay ilaa maalinkii aan ka soo
tegay 2004kii intaas oo aan halkan joogay
Please waa sida aan u arkay inaan wax idinku sheegi karo
Osman Abdi Hassan
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|