News from Somalia in Somali |
DOOD FURAN
Waxaan 29 May 2008 ka soo noqday dalkii hooyo Somaliland
oo mudo bil iyo 26 maalmood ah aan joogay.Intii aan dalka ku sugnaa
waxyaabihii aan aad ugu fiirsanaya waxaa ka mid ahaa suaalahan:-
1. Somaliland maxay faaiido iyo khasaare kala kulantay Doorashooyinkii
Deegaanka ?
2. Somaliland maxay faaiido iyo khasaare kala kulantay Doorashooyinkii
Maxweynanimada ?
3.Somaliland maxay faaiido iyo khasaare kala kulantay Doorashooyinkii
G.Baarlamaanka ?
Haddaba waxaa ka codsanayaa warbaahinta xorta ah in ay doodan noo
furaan haddii aanu nahay shacabka reer Somaliland,si aynu u helno
fikirka dhabta ah ee shacabka gudaha iyo dibadaba,waxaanan ka codsanayaa
in cid kasta oo ka qayb gasha doodan,in ay si kooban u qodobayso,faaiido
iyo khasaare wixii aynu ka dhaxalay Doorashooyinkii isdaba jooga
ahaa.
F.G: Waxaan dhowaan idiin soo gudbin doonaa jawaabihii kala
duwanaa ee ay bixiyeen shacabka reer Somaliland ee ku nool dalka
gudihiisa,fadlan wixii jawaab ah ee ku saabsan suaalahan iigu soo
dira emailka hoos ku qoran.
Mahadsanidin
Abdi M.Saleiman(Mingiste)
mingiste1@hotmail.co.uk
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|