Somali News  
   
 


News from Somalia in Somali
Dr C/qasim iyo Qaahira


Asalamu Aleikum

Runtii Somalida oo dhan mid eey ka simanyahiin ayaa jirto taas oo ah qabiilnimo ha ahaado madaxweyne iyo shacab caadi ah.

Runtii Madaxweynahii hore ee c/qasim iyo c/laahi yusuf waa isku mid markee noqoto qabiilnimo .

Waxaa dhacdey arin cajiib ah oo dhacdo markii si loo fiirsho qosol miiran ah marna dib iyo niya xumo kugu reebeeso iyo su’aalo aad u muhiim ah taas oo ah :-

C/qasim iyo qaahira runtii madaxweynaha si somalinimo ayuu dadka u miijiyey asagoo iska dhigayo in dhibka Somali ku heysato qaahira si aad ah u taabatey jecelna in uu wax u qabto taas markii danbe ku biyo shubatey sidii lagu ogaaa c/laahi yusuf oo ahed qabiil iyo ilmo adeernimo.

Waxaa Somali qaahira joogto loo balan qaadey qaar ka mid ah inqaamo losoo saarayo iyagoo loo fiirineenin qabiil nasiib daro dadkii baa run u maleeye arintaa iyada ah .

Dadkii baa wada xareestey oo dadkii baa is dhahey c/qasim waa nin Somali dhab hasa ahaatee ilaa maantadana la joogo waxaaa soo baxey 20 inqaamada kulina dadka eey usoo baxdey waa dad ku jufa ah c/qasim .

Runtii taas waxeey su’aal aad u murug badan ku reebtey dadka soomaliyeed oo isweydiyey muxuu kale oo horey beesheesi ugu sameeye markuu madaxweyn u ahaa taasina waxeey u baahantahay in laga jawaabo.

Dhanka kale waxaan ayaan hore maqley safaarada wax walba ayee u qabataa somalida halkaan ku nool . xaqiiqda waxeey tahay safaarada inta awoodeed la egtahay waxeey u maareysaaa si qabill ku jiro for example ka bilaaw safiirka su’aasha ugu horeeso waxeey tahay yaad u dhalatey? Runtii aad ayee noo dhibtey hadaanu nahey somalida halkaan ku nool. Mida xigta passorka diplomasiga oo haba jufa lagu baxsho hadaad xisaabto dadka ilaa iyo hada heysto passporka noocaas ah waa hal jufo.

Runtii intee alle raxmadiisa ka imaneysaaa ? intee is aaminaad iyo cadaalada ka imaaneysaa? Runta waxeey tahay madaxweyn kuna safiir waa dad aan ixtiraam laheyn aan mudneen in la sharfo.

NB Aniga waxaan ahey ardey wax ka barta masar runtiina jecleestay in arimaha ka jiro maser runta ka sheego haduu safiirka ama madaxweynaha dhab ka tahay in dadka wax loo qabto dadka xiran oo ilaa iyo hada war laga heynin ha caawiyaan qabiilnimada iyo wax eey ku dhaqmaan ha iska dhaafaan akhiro qabiil wax kuuma tarayo dadkaagana maanta hadaad u roonaatid aad siiso wax eeysan xaq u laheen iyagana quum kale oo dulmiyo ayuu alle ku salidayaa markaas aqligiina intaas ha garto………………

Aden Hassan

Aden121@yahoo.com

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)