Somali News  
   
 


News from Somalia in Somali
KA:URURKA HORUMARINTA GOBOLADA DHEXE SOOMAALIYABAAQ IYO CANBAARAYN

KU:Beesha Caalamka
KU: Golaha Guurtida Gobolka Hiiraan
KU:Shacbiga reer Hiiraan ee Gudaha iyo Dibadda ku nool
KU:Wakaaladaha Wararka Gudaha iyo Dibadda
KU:Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobay ee Geneva
KU:Ururka Udooda Xuquuda Bini-aadamka
( The London-based human rights group)

UJEEDO: Baaq Canbaarayn oo Tala Xambaarsan

Kadib markii Ururka(Central Somali Development Organization"CSDO") fadhigiisana yahay Columbus Ohio Cariga Maraykanka ay baritaan ku sameeyeen falkii foosha xumaa oo isdaba jooga ahaa ee kadhacay Gobolka Hiiraan , gaar ahaan Magaalada Baladwayne,Soomaaliya.
Wuxuu Ururka,canbaarayn usoo jeedinayaa dhammaan kooxaha dagaallada ka wada Gobolka Hiiraan isla markaana daadinaya dhiiga shacabka tabaalaysan ee horay ugu baaba`ay dagaalada,abaaraha,qaxa iyo bara kaca.
Waxaa wax lala yaaba ah oo aan damiirka nooli marnaba ogolaan karin,caqliga keenay:
>In loo qoro waraaqo digniin ah oo loogu caga juglaanayo odayaasha dhaqanka ee Gobolka Hiiraan ee u taagan badbaadinta shacabka Gobolka.
>In lagu garraco madaaficda loo yaqaan BM-21, Qoriga 120-85,iyo DA-30 meel magaala ah ay dagan yihiin shacab ka kooban qaybaha bulshada xilli dambe ee la hurdo.
Hadaba shacabka reer hiiraan ee waxgaradkaa ama damiirka damqadaa ku haray waxaan usoo jeedinaynaa inay isu tashadaan ,dhibka laydiin gaystay cidna kama qarsoona,qalin iyo qormo midba laguma soo koobi karo,mana ahan wax qalbi bani`aadam sawiri karo.
Shacabka Soomaaliyeed,gaar ahaan Reer Hiiraan inta aamusan,waxaa saaran masuuliyad aan berrito laga baxsanayn ama aan si fudud lays kaga leexin Karin.

Ururka,asagoo katurjumayo xaaladda qalafsan ee manta dalka marayo,waxaan soo jeedinaynaa arimahakan hoos ku qoran:

1)Waxaan Bulshada Caalamka, Hay`adaha Xuquuqul Insaanka Kor kuxusan ka codsanaynaa in lagu samayo baritaanno madax-banaan,xasuuqii ka dhacay magaalada Baladwayne, iyo dilalkii qorshaysnaa ee lala beegsaday G/Sare Cabdullahi Faarax Juni,Prof Daa'ud Xassan Cali iyo Inj Max'ed Xassan Kulmiye, maxkamadna lahorkeeno ciddii ka dambaysay Xasuuqaas axmaqnimada lahaa.

2)Waxaan Ugu baaqaynaa kooxaha iska soo horjeeda inaan Magaalooyinka iyo Maatida lagu dul dagaalamin,

3)waxaan ka codsaneynaa Bulshada caalamka inay ku taageeraan Golaha Guurtida Gobolka Hiiraan sidii Gobolka u noqon lahaa Gobol Nabdoon, kana caagan dagaalada,kana taabo gasho horumar iyo
Nabad-galyo dhaxal gal ah.

6) Annagu haddaaynu nahay Ururka CSDO, waxaanu u aragnaa in dalkii marayo meel halis ah, una baahan yahay badbaado iyo in laga yeesho talo loo dhan yahay sidii loo waajihi lahaa wax-ka-qabadka duruufaha inala soo dersay,
Hadaba dhammaan reer Hiiraan,waxaan ugu baaqaynaa inay
meel qur ah uga soo wada jeestaan difaaca Dalkooda,Diintooda iyo Dadkooda
7) Ilaahay waxaan ka baryeynaa inuu xojiyo xaqa, uuna degdeg u burburiyo dhammaan kooxaha ka shaqaynaya baabi'inta dadka iyo Gobolka Hiiraan ee muslimiinta ah, dadkana fahamsiiyo wax kasta oo dan u ah horumarkooda adduun iyo aakhiro aammiin.


Afhayeenka Ururka CSDO
Ahmed Beyle( E-mail: beylefamily@yahoo.com.
" Tel:(416)821 9521)

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)