News from Somalia in Somali |
Sanad Guuradii Tobnaad
Ee Maamulka Punt land.
(Maxaa Qabsoomay ?)
MAXA QABSOMAY OO LA HORA MARAMARIYEY MUDADAS TOBANKA
SANO AHAYD OO UU JIRAY MAMULKA PUNT LAND:MA ILAA LINTA BADAHA IYO
BADBADINTA KHAYRADKA DABICIGA MISE XAKAMAYNTA TAHRIIBTA,MA ILAA LINTA
DEGANKA DAQA XOLAHA XAYAWANKA DUURJOGTA IYO HORMARINTA BERAHA,MA ARIMAHA
DHAQALAHA IYO XAKAMAYNTA SICIRBARARKA,MISE WA URURINTA CANSHURTA AAN
WAX QABAD AAN LA TAABTO AAN LAHAYN,MA HORMARINTA REER MIYIGA, MAHAWLAHA
CAFIMADKA ,KUWA WAX BARASHADA ,MISE WA HOWLAHA AMINAG IYO NABAD KUWADA
NOLANSHA HA ,MISE WA SOOSARISTA BATROOLKA IYO MACDANTA DABIICIGA ,MISE
WAXA AY KU HORAMARTAY ARIMAHA SAFARADA IYO AAYRA BOORADA
Maamul goboleedka Punt land oo toban sano jirsaday
isagoo la aasasay 1998 kadib markii ay isu tageen aqoon yahaniin
u dhashay deeganka Punt land shirkaas oo lagu guulaystay mamul yeelashada
Punt land waxa xusid mudan ilaa intii la'aasasay mamulkaPuntland
inuusan bilaa mamul noqon ha ku jiro mudadas tobanka sano ah rabitaan
shacab ama xoog iyo xeelad siyaasadeed hase ahaate an lahayn wax
wax qabad ah oo lataaban karo markii laga reebo isku dhac sukeeye
iyo burbur dal iyo dowladeed
waxaa is waydiin mudan mudadas tobanka sano ah maxa sababay inuu
so shac bixiwayey waxa qabadka mamulka Punt land iyadoo ay bulshadu
ku qanacsanayd mudadas inta waxa dheer in ay bulshadu tageeraysay
oo anay jirin cid diidanayd ama kaso horjeday jiritanka mamul gobeledka
Punt land
Waxa kale oo u firsasho u bahan cida diidan wax wabadka iyo horumarka
ma wasiirada xilalka la isugu bedbedalo mise waa madax sare iyo
madax wayna yasha ma masuuliyanta gobalada iyo bulshadooda waxa
ay u muuqata in la arki laha isbede muddadas tobakasano ah hadii
si wada jir ah loo wada shaqayn laha.
Hadii aynu dib u bilic sano maxa qabsoomay mudadi
tobanka sano ahaa oo uu jiray mamulka Puntland oo aynu mid mid ulafagurno
waxyabihi muhuiim ka aha.
DEKADA IYO XEBAHA PUNTLAN: Dekada magaalada
bosaso oo si xowli ah u shaqaynaysay mudadas tobanka sano ah ayasana
lahayn wax qabadki looga bahna cid ay wax tarto iska ba daaye iyadi
ba nafteedi ka qatan in ay duugowdo mahne marki laga reebo cida
faraha ku haysay mudadas tobanka sano ahayd.
Maamul gobeledka Punt land oo ilaahay ku manaystay xeeb aad u dheer
oo ku hareeraysan deganka Puntland balse nasiib xumo ma uusan noqon
mid ka fa'iidaystay marki laga reebo shakh siyad xoogood u xamalato
ah .
waxa inta ku dhaca dhegaha shacabka reer Punt land in xeebahooda
sun lagu soo dadiyo kuwas oo dhawacaya khayrad ka dabiiciga iyo
bulshada reer Punt land .
Waxa kale oo jira in ay xeebaha Punt land ay noqtay xarunta burcad
badeeda tasoo suncad xumo uso jiiday mamulaka Punt land inta waxa
dheer inay jirto cid si sharci daro ah oo anay jirin cid mamula
oo u ansixisay iyago har iyo habeen ka dal dasha khayradka dabiciga
ee ku jira xeebaha u ka taliyo mamulka Puntland.
wa jira mamulaka Punt land ila iyo mantana majirto wax ay ka qabatay
arinata tahribta taas oo sabab ta musiiboyin ad u bahsan .
ARIMAHA DEGANKA DAQA XOLAHA IYO HORMARINTA
BERAHA:
Xoolaha nool oo u ah laf dhabar muhib ah arimaha bulshada kan midka
ilaha dhaqale ee mamulka Punt land ayaa waqtigan xanibad kalaso
gudboontay wadamadi qadan jiray halka uu san mamulka Punt land uusan
samayn wax isku day ah ama daryeelid iyo baxnaanayn xoolo.
Maamulka Puntland wax uu maamulkiisu garsiisanyahay gobolo badan
basle wax tar iyo wax qabad maamul usan garsiisnayn waxa jirta inuu
dhulku nabad guuray waji walba ba ha la hate dhuxul shidid ama ugaarsi
sharci daro ah mana ay jirto cid uu xilsaray howsha mamulka Punt
land marki laga rebo hay'ado uu canshur ka qato.
ARIMAHA REER MIYIGA:
Wax u qabadka reer miyiga oo noqotay mid la been abuurtay anaysana
jirin cid booqata ama wax u qabata iska da wax u qabade waxa loonabad
gelinwayey dhulki xooluhu u daqi laha
waxa jirta in loo balan qadayey tobanki sano oo lasoo dhafay in
ceelal loo qodi dono reer miyiga ku dhaqan deganka Putland ilaa
iyo mantana lama hayo wax ceel ah oo loqoday mar ki laga reebo hal
iyo labo ladayactiray.
Reer miyigu waxa uu la ildaranayen cafimad daro iyo daryeel la'aan
iyo abaaro dad iyo dunyaba sameyey mudadas tobanka sano ah waa ay
silcaayen reer miyiga iyo xoola dhaqatada reer magalna wax ma dhaamin
.
mamulka Punt land wa jiray wana shaqaynayey waxna kama qaban tan
reer miyiga iyo mida guud ba.
Waxa hubal ah in ay ku sugan yihin degeanata Punt land hey'ado aad
ufara badan oo howla kaladuwan in ay fuliyan ku magacaban laakiin
aan wax qabadkoodu anuu dhaafsiisnayn xafiisyadooda mamulaka Punt
land ayaa shacabka dhibataysan waxa uu ku ma weliya hey'ado baa
wax inii qabanaya taasina wa mid is beenisay kadib markii la'arkiwayey
wax qabdkii hey'adaha taasina waa ku shaqayn la'aan iyo habac sanaanta
mamulaka Punt land .
ARIMAHA DHAQAALAHA IYO XAKAMAYNTA SICIR BARARKA:
Bulsha waynta ku nool deegaanka Punt land oo aad u fahmay ganacsiga
kaladuwan iyo ganacsigii oo aad u bahay balse anay jirin wax warshada
ah oo hir geliyey mamulka Punt land mudadas tobanka sano ahayd markii
laga reebo kuwa shakhsiyad leeyihiin oo aanu mamul shuqul ku lahayn
canshurta uu ka qado mooye.
Sicir barar ay dadku faraha kaga gubteen ba somaray deegaanada Punt
land tobanki sano oo lasoo dhafay waxa taagan maanta sicir barar
halsano jirsady oo ay dadku faraha ka taagen mamulkuna wax kama
qaban canshuur siyaaden maahee.
Maamulka punt land oo mareeyn kari wayey sarifka doolarka kaso saba
sicir bararka ay dadku la dhibataysanyihin.
DAKHLIGA IYO CANSHUUR URURINTA:
Maamulka Punt land oo aan lakulmin wax caqabada ama mudaharadyo
lagaga sohorjeedo canshuur ururinta mudadas tobanka sano ah u jiray
mamulka Punt land waxana looga qaadaa sandale,lixbiloodle ,bile,iyo
kuwa wagi beryaba ah , mamulaka Puntland wax canshurta kaso xareeyaa
bada, beriga, iyo hawada iyodo intaas ay dhedhay mid laga qado ganacsatada
iyo gaadiidlayda tasoo aan wax logu qaban dadki laga qaday tobankii
sano oo lasoo dhafay.
LANTA AMNIGA:
Bal aan wax ka ogaano lanta amniga ee Puntland iyadoo oo ay ahayd
mida u ku faani jiray mamulka puntaland hasetan lawaayey kadib markii
loo magacabay masuuliyiin darajooyin kala duwan wata basle haatan
lamahayo amni buuxa oo gacan ku jira oo lagu faani karo .
Waxa is waydiin mudan khal khalka ya wada ma cid baa dibada ka timi
oo fara gelin wada msie shacabkii reer Punt land baa saa noqday
oo qaska wada .
Maya Waxaa jira urura gaar ah oo dano gaar ah fuliya ,
waxa jira urura beegsada dad shakhsiyaad ah si ay dhaqaale uga helaan
waxaa kale oo jira kuwa habeen kii khal khal ka abuura
magaalooyinaka Punt land kuwaas oo aan muhiimadoodu durugsanayn
mararka qarkoodna sababa in ay cid dilan ama laga dilo ama ay dhexdooda
iska dilan ,
waxaa iyaguna mesha an ka maqnayn kuwa kharijiya isimada ,nabadoonada
,salaadiinta, madaxda iyo dad xubna muhiib ah u haya bulshda waxa
kale oo jira ururo cadaysty dilida iyo dhaca shaqaalaysha hay'adaha
ajnebiga si ay madax furasho uga helaan mamulka Punt land oo ay
deegankiisa kahowl galaan ,
taasina mamulaka Punt land ayaa gacan ku siyey in ay faraha ka baxado
kadibib markii u bixiyey madax furasho aadu badan,
waxa jirta in lawiiqay aminiga xududaha Puntaland sanadadii danbe
aaway wax qabadkii aminga ee mamulaka Punt land ee toban sano jirsaday.
Waxa aan u sababaynayaa in la arki waayo wax qabad muuqda mudadas
tobanka sano ahayd kadib markii la wayey xiiir ka dhaxeya dowlada
iyo aqoonyahaninta , xiriir ka dhexeeya dowlada iyo isimada iyo
xiriir ka dhexeeya dowlada iyo bulshada taasina waxa ay keentay
dib u dhac dowladeed iyo horumar la'aaneed dal iyo bulsho.
Waqtiga oo ah mid sidii daadkii u qulqulaya ayaa dantu waxa ay ku
leedahay waa in an dib loo jaleecin tobankii sano oo la soo dhafay
ka wantoobid mahane balse loo bahan yahay bararug bulsho iyo kafekerida
mustaqbalka dhow iyo kan fog eePunt land taasina wax ay keeni karta
ka dhayasho tobankii sano oo la soo dhafay iyo si bedel siyasadeed
dhaqaale iyo amni buuxa oo lagu faani karo waa hadii si run ah looga
fiirsado mustaqbalka Puntland.
W/Q: ENG:Xaydar Xaaji C/raxmaan AW Siciid
Contact: xaydar87@hotmail.com
India-AP-Hyderabad
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|