News from Somalia in Somali |
Waddadii Caddeyd
Cagta Saarnayee Ku Carrabiyee
Waxaan Salamayaa Dhamaan Umadda Soomaaliyeed Meelkata
Oo Ay joogaan.
Waxaan qoraalkeyga ku muujinayaa taageerada aan
taageerayo qudabadii Sheekh Shariif, waa hadal lagu farxo, waa mid
meeshii bugtay bogsiineysa, waa hadal uu ku hadlo qof wadaniya daacad
ah soomali nimadiisuna ay tahay mid aan caad saarneyneyn,waa hadal
sheekh caalima uu ku hadlo alla ka cabsina laga dheehan karo maansha
allah, waan u riyaaqneynay inta badan dadka daneeynaya dalkii inuu
nabad noo noqdo dibna aanu ugu laabanao dalkii oo nabad ka jirto
ugaarsina uusan ka jirin, waa hadal dhibanaha gudaha iyo dibadaba
daawo u noqon kara, waanu ku diirasnay hadalkaa shalay ka soo baxay
sheekha sharafta badan sheekh shariif waxaana leeyahay allow afaka
ha kaa gooyn, Aamiin
Waxaan umadda marin habaabiska run moodey kula talin
lahaa waxaanu u bugney waa soo dhowaataye aanu xanbaarno, wax baan
been waan ku soo jirneye bal maanta ayaa mudo 18 sano ah noogu horeysa
hadal aanu ku farxno ee aanu farxada soo dhoweyno oo aan dhahno
kuwada ciidnay caafimaad san tashuushka lagu furayo nabadana aanu
is hor taagno oo aan banaanbax ku muujino guusha noo soo bidhaameysa
kuna diidno hadalada warxumo tashiilka, oo aan dhahno Shuushoow
Bax Shareey Nadhaaf, Sarwadoow Shurugaa Ku Raac, hadii ciidamadii
cadowgu naga baxaan bal sharwade muxuu sheegi dilaal iyo malaal
muxuu la soo shir tagi shaarar badane muxuu shilin ku raadin doonaa,meeluu
galo mahaystoow maxaad mar marsiiyo ka dhigan doontaa, qabiil qurun
ah ku qaraabtoow maxaxaad ku qeylin dhaamin doontaa, umaleyn maayo
in wax badan oo lagu qaraaban jirey ay dib danbe u shaqeyn doonaan
hadii alle idmo oo nabadaas noo hirgasho ee waa inaan raadinaa sidii
aan ku soo xiri lahayn oo aan ku soo afmeeri laahyn qurunkii lagu
qaraaban jirey anagana nalagu qatali jirey qoloa qolo danbe qabayaalad
qaadan meynee allow nabada noo keen oo noo dhamaysti inta hartey
aaamiin Aamiin.
Waxaan aad ugu faraxsanahay in qoraalkii ugu danbeeyey
ooo aan qorey cinwaankiisuna ahaa alshabaab wada Soomali baa mise
qolo ajaanib ah ayaa ku jirta oo dad emailo ay soo direen igu weydiiyeen
maxaad shakiga u gelineysaa waadba ogtahay iney soomali yihiin waa
alle mahadii in maantaba uu Abuu Mansuur ii markhaati furey oo uu
saxaafada ka cadeeyey iney jiraan dad ajinabi ah, wuxuuna sii raaciyey
hadii ajanebi gaalo ah la keenay hadii ajinebi muslin ah aan keeney
ma denbi baa taas waxay kuu cadeyneysaa in labaduba ay khalad dalkeena
uga dagaalamayaan waxa la isu adeegsadeyna ay yihiin dad aan dalka
u dhalan laguna baabi inayo uamadii dalka u dhalatey, waxaa markhaati
madoonta ah in mansuur iyo inta la halmaasha aysan iiga sokeyn C/llahi
Yuusufka Cadowga aanu ku sheegeyney ciiadamada uu eenaya dalka wax
ay isu keen dhamaan maba jirto, waxa keliya oo ay ku kala duwan
yihiin nina cadowguu keenay lama gaban markuu dalbanaayey ayagoo
tuuteysana dalka waa soo geliyey madaafiicda ay shacabka la dhacaayeena
wuxuu ahaa wax muuqda oo xataa TVga caalamaka lagawada daawanyey
diiftii iyo dhibkii ay geeysteena waxaa ka markhaatiya dadka geedaha
hoos jiifa iyo daaraha lagu garaa caayey iyo isbitaalada dhaawaca
yaaley iyo Qabuura Wadareedyadii lagu aasaayey meeyadad qurmay iyo
ayadii oo lakala garan waayey Lab iyo dhedig waxa ay yihiin meeydadka
la aasayo oo ay dhacdey in qabriga laguwada ridey, waana waxa keenay
in maanta in ayadoo markii hore nalagu daawanaayey laga hadlo maanta
markii Sheekh Shariif iyo xertiisu noo hadleen, Xaqu waa cajaa ib
markii Muqaawamadu intii badney nabadii qaateen ayaa waxaa kashif
ku dhacay Alshabaab oo shaarar badan noo gashan jirtey meel ay isku
qariyaan markey wayeen ayaa waxaa soo baxdey ajinebi Cimaamad loo
xirey oo hadii la doono dalkodii meel ay nabad kaga helaan waayey
inuu Mansuur iyo Indhacade yiraahdeen anagaa idiin heyna meel aad
ku dhuumataan ee kaaleya dal beylaha ah baanu haynaa dalkeeniina
uu sidaa ku noqdey deked ay ku soo xirtaan doomo sida tahriibayaa
dal aan haysan sidaasna ay dhacdo in lagu laayo dad aan wax galabsan
kii deeqaha u fidinaayey dadkaas cadowga tuutaha qaba baradoodii
ka soo saarey, balse aan filaneyn nin cimaamad xiran kula afa kula
diina ayaa dadkii ku quudinayey kaa dilaya taasna waa ayaan darada
soomali ku habasatey in gaal iyo muslinba nawada dilaan nawada bara
kiciyaan oo aan weyno meel aan u baxsano oo noo roon hadaan diinta
u carano wakaas shaar diimeed dadkii lagu laynayo cadowga yaan ka
dugaashanaa oo na bad baadin kara ayaa meeshii timid, marka anigu
waxaan u arkaa in meesha keliya oo aanu kaga bad baadi karno ay
tahay nabadaas Jabuuti Kasoo bidhaantey inaan maro saddex qeyda
intaan u qaadano ku xanbaarno, ku wii alle u soo direy iney halgankaas
nabada lagu doonayo hormuudka ka noqdaan u soo istaageyna duco ugu
darno dibin dabyo danbena diidey aanu niraahno.
HADALKEYGII WAXAAN KUSOO GEBE GEBEYNAYAA, IDINKAA
NADULEEYEY OO DADKEENII DALEEL DHIGAY IDINKAA DIIN AYDAN DALIIL
U HAYN MIDKII DADKA DIBADA JIIFA DERMEDA U DHIGEY KA DILEY DANBIGII
AAD GASHEEN DAAIM BAA KUGULA XISAABTAMI DALIILNA WAA UHEYNAA DIIDEY
MEYDAN ORAN DUNIDA DACALADEEDA BAA KA BAAHISEEN INAAD DAD AAN DALKA
U DHALAN DIBAN DAABYADEENA DAMIIN UGA DHIGTEEN OO AAD KA DISHAAN
KII WIXII DAWIRSI LAGU KEENEY U DAABULI JIREY DANBI BAAD NAGA GASHEEN
DAAIM BAA IDINKA GOYN, DARIIQA HABOOWSAN DANYARTA AAD BADEEN DAAIM
BAA IDINKA GOYN.
: Zamzam Laska <zamzam900@yahoo.com>
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|