News from Somalia in Somali |
Maba doonayaanay
inaynu nabad hanano
Waxaan salamayaa dhamaan umadda soomaliyeed meel kasta
oo ay joogaan.
Waxaan ka quusan la'hay amase aan liqi waayey hadalada aan loo meel
dayin ee aan dareenk dareen wadani nomona aaney ka muuqan ee ka soo
yeeraya magaalada casmara, waxaa wax lala yaaba ah xasan daahir oo
d' ah inuu u dhaqmo sidii nin yaroo dhalin yara ah, waxaase la oran
karaa waxaan ku moodney oday maskax uu leeyahay ku shaqeyn jirey balse
waxaad noqotey oday maskax uu awoow u noqon karo ku shaqeeyey, waa
mid subxaanla, waa wax laga naxo in odagaa weyn uu maanta ku hadlo
hadal ay u soo qoreen Xuseen iyo Zekeriye oo intaba ah dad iska dalan
baaiya oo moowjadihii soo qaadeen daadkiina ka tuurey Asamara, waxaa
wax laga naxa ah sida ay odaga weyn cimaamadii uga tuureen, illahoow
hana kashifin wallahi waa kashifeen waxayna soo taageen meeshii ay
la rabeen, wuxuu ahaa oday isgaba tiisa aan meel uu geeyo la rafanayey
markaaseey jalaafo u dhigeen tiina waa ku siibtey sibirix xun ayaa
ninkii odaga ahaa ku dhacay, saa ciyaal buu miciin bidey talo khaldan
ayuu qaatey, waxaa taa ka sii daran in loo dhahay ahayde isagii baa
saxaafada la soo istaagey anigaa ah gudoomiyihii oo Sheekh shariif
waan ka qaadey, markii la weydiiyey tiradu maaheyn mid wax lagu qaadi
karo waad yareydeen jawaabtisii waxay noqotey adiga fiiri wax baa
la isku cel celin karaa waxbaa la isku cel ceshay halkaas waxaa kaaga
soo baxaysa inuu yahay nin dibirtii lala maaganaa lala helay oo rag
iska jeclaan lahaa iney Jabuuti tagaan balse madaxweynihii ay maganta
u ahayeen ka hor istaagey ayaa amarkii ninkaas maganta loo yahay inta
soo qaadeen bey odagii u meeriyeen waana la heleen dibirtii allow
saha amuuraha, ceebey tacaal, waxaadan ka fiirsan dhibtaas ayey dabada
kuwada taa.
Waxaan kaloo ka naxsanhay Zekeriye inuu af hayeen ka dhigtey waa lugooyo
lalaba jibaarey waa fadeexad sii badatey waayo afmiinshaar adiga raba
inuu kaa takhaluso ayaa inuu luqad qalaad wax kuugu qorey asagu saxaafadii
kaga hadlay, malaga yabaa inaad is lahayd wax buu ku tarayaa oo waa
nin afqalaad ku hadla balse maadan ku fekerin in afkaas qalaad lagugu
khaldi karo arintaa waxay la mid tahay maah maahdii ahayd DHUWAA HIBO
KU RARO zekeriyena waa dhur waagii, waxuusan oo kale ogeyn in Zekeriye
loo soo adeegsadey in uu Isbahaysiga kala fur furo oo soomalidu waxay
yiraahdaan Ilko Abeeso Hoos Bey Ka Xiriiraan, siduu horey iigu sheegay
mar uu qoraal aan qorey ka gubtey oo uu aad u dhibsadey intuu ii qaatey
inaan abgaal ahay buu wuxuu yiri ma ogtahay Leelkase iyo Majeerteen
iney walaalo yihiin oo weliba hadeer iskaga soo dhowaaney sidii hore
aniga iyo C/llahi Yuusuf Ilama Adeer ayaan nahay, markaan waxaan arkay
waxaa iisoo sawiran tay hadalkii iyo kala geynta Isbahaysigii Makamadaha
sida uu ugu dhow yahay in Zekeriye adeerkii C/llahi Yuusuf khidad
ay isla dhigeen ay tahay waana midaan shaki ku jirin waa wax la iska
garan karo, marka waxaa is kaashadey madaxweynaha ay maganta u yihiin
waxa uu jeclayahay iyo waxa C/llahi Yuusuf jecel yahay labadii wax
ay ragaas odayasha ah jeclayeen ayaa waxaa yagoon ragaasi shaqo isku
lahayn kulmiyey oo isku keenay kana soo saarey hal go'aan Zekeriye,
labada oday danta ay ka leeyihiin in Isbahaysigu bur buro waxay tahay
midna wuxuu rabaa in dagaalku daba dheeraado, si uu hadhow u yiraahdo
oo manaa madaxweyne noqdey ileeyn dagaal baa socdey wakhtigiina sidaas
ayuu iiga dhamaadey, Tirakoobna lama samayn xagee laga sameeyaa Goboladii
oo dhanba dagaal ba ka socdee magaalo madaxdiina maba degana sideen
ku degaa mayee waa in la ii kordhiyaa oo asagu dantaas buu ka leeyahay.
Madaxweyne Afwerina wuxuu rabaa in Xabashidu meesha ka sii joogto
oo wuxuuba joogaa allow soomaliya ha dejin si Libaaxyadaa uu ka baqayo
afka ugu soo kala qaadin ileyn waa og yahay meesha xaalkoodu marayee
wuxuuse ka tegay hadey isga Libaax u Yihiin anaugana Sagaaro ayey
agteena ka yihiin oo wakaas Abuu Mnsuur Dabayo, isku soo duuboo danta
Isbahaysigii loo kala fur furey waa sidaas Sheydaan Buloow Baahelay
Bidaar dheerana waa u wakiisheen Sabigii ina Caydiidna Dhexduu kaga
dhacay isagoon ogeyn xaaladu waxa ay tahay marka Xuseen iyo Abtigiisba
waa kuwada dhaceen Shabaqii Kaluunka ee buntland laga keenay sida
ay tolkood uga saari lahayeena ayagaa laga rabaa
WARXUMO TASHIIL YEEL KADIISAA KAAN NALA RABIN NABADA YEEL KADIISAA
MA WAXBEY NAGA QADAYAA NEEY HORAAN USOCONEYNAA.SOO MAJEESTAYAA AYAA
IDINKA HOREEYA IDINKANA DANBEEYA NABADA U SOO XEYTEY WAX GARAD RAG
IYO DUMAR LEHNA WAA TAAGEERAYAAL.
INTA BADAHA KU LE'ANAAYA IYO INTA BEYDKOODII KABARA KACAY EE BAHALUHU
KU CANYAAN IYO INTA BANAANADA JIIFA INTA SIDII NEEF BAKHTIYA INTUU
BARAREY BAHALUHU CUMAYAAN NINKII BALAAYO LA SII DOONA BUDH BAANU U
SIDAANAA OO BALOOY BEEYDH BAANU ORAN KU BAA B'A BAANU ORAN BOQOEKOOW
NAGA XIJAAB BAANU ORAN BAAQIYOOW BARBAR NAGA MARI BELADA AY NALA RABAAN
AAMIIN AAMIIN
Zamzam Laska <zamzam900@yahoo.com>
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|