News from Somalia in Somali |
Guracanaa Siyaasadda
Deegaanka Soomaalida Itoobiya
Xeer ilaaaliyaal sar sare oo ka socda dawlada fedraalka
ah oo ku tilmaamay xidhitaanka iyo edaynta masuuliyiin uu ka kamid
yahay wasiirka ku xigeenka waxbarashada midaanay waxba ka jirin.
Ilo xog ogaal ayaa maanta shaaciyay in xeer ilaaliyayaal ka socda
dawlada fedraalka itoobiya iyo garsooro oo baryahaan deegaanka soomaalida
ee itoobiya u joogay inay qiimeeyaan bal waxa ka jira xir xirida
iyo eedaynta masuuliyiin badan oo ay ka mid yihiin wasiirk ku xigeenka
waxbarashada Mudane Idiris mohamed xirsi oo sheegay inay tahay midaan
sal iyo raad lahayn ,xeer ilaaliyayaasha oo baaritaan badan ku sameeyay
eeda lo haysto masuuliyiintan gaar ahaan wasiir ku xigeenka waxbarasahada
Idiris caydiid inaysan waxba ka jirin iyagoona shaaciyay inay ahayd
dano gaar ah iyo isku dhac shakhsiyaded iyo waliba masuulkan oo
ka shaqaynayay horumarinta xafiiska waxbarashada.
Ilaha aanu wararkan kasoo xiganay oo ka gaabsaday in magacooda la
shaaciyo ayaa intaa ku daray gudiga xeer ilaaliyayaasha dawlada
fedrala ah ka socda ay soo saari doonaan war bixin dhamaystiran
iyagoo isla markaana maxkamada sare e fedraalka ah u gudbin doona
xogta ay ka heleen baaritaankooda.
Mudane idiris mohamed xirsi o ah nin dhalinyarada oo wax kusoo bartay
dalka india ayaa la xasuustaa intuu xafiiska waxbarashada majaraha
u hayay inuu wax badan ka qabtay xafiiskaaas isagoo kor u qaaday
manhajka waxbarashada ee degaanka soomalaida oo dib u dhac wayn
ku jiray sidoo idiris ayaa isku waday hawha wasiirka kuxigeenka
iyo tan wasiirkaba isagoo iskuulo machadyo iyo waliba goobo waxbarasho
o badan ka hirgaliyay deegaanka inta uu hayay xafiiskaas , dad badan
ayaa qaba in idiris sababta lo xiray oo ahayd sharci daro ay ka
mid ahayd Soo bandhigii uusoo bandhigay lunsiga lacago badan oo
uu dhunsaday wasiirki waxbarashada Cabdifitaax sh cabdullaahi iyadoo
isla markiiba laga qaaday jagadaas mudane cabdifitaax .
Idiris ayaa soo bandhigay lunsiga lacagahaas iyadoo lagu jiray qiimayntii
xafisyada 14700,000 birr o u dhiganta $1400,00 dolarka maraykanka
ah oo loogu tala galay dib u cusboonaynsiin manhajka deeegaanka
soomalida iyo waliba 8,000,000 birr oo u dhiganta $800,000 Dollar
ayuu so bandhigay wasiirku kuxigenku inaysan marin meelihii looga
tala galay taasoo muujinaysa heer musuq maasuqa xafiiska waxbarashada
ka dhacay intuu majaraha u hayay mudane Cabdifitaax shiikh cabdullaahi
iyadoo maalmo ka dibna xafiiska waxbarshaada laga eryay cabdifitaax
markaasoo uu khatar u galay in sharciga la hortaago walow aysan
dhicin siyaasada ka jira deegaanka soomalida awgeed..
Is xulufaysiga iyo is riix riixa ka jiray deegaanka
somalida oo siyaasada ugu baratama hab kooxo ku dhisan oo kooxda
markaas awooda haysata si sharci darro u adeegsata awooda dawliga
ah iyadoo tusaale ahaan masuulkii ka tirsan kooxdaas oo musuqmaasuq
lagu soo eedeeyo aan lagu qaadin sharciga taas badalkeedana cida
soo eedaysa sharci darro lagu xiro taas ayaad ka daremi kartaa sababta
uu ugu dalacay Cabdifitax shikh cabdullaahi Gudoomiyaha xisbiga
talada haya iyadoo masuuliyiin uu ka mid yahay Wasiirka ku xigeenka
waxbarashada wasiirka beeraha,maaaliyada iyo masuuliyiin kale aya
xabsiga hada ugu jiraaan kusoo eedaynta Cabdifitaax inuu dhunsaday
lacago iyo musuq maasuq badan.
Dadka indha indheeya siyaasada deegaanka soomaalida ayaa walaac
ka muujiyay raga majarha u haya siyaasada deegaanka soomaalida ee
ku dhisan koxaysiga iyo xirxirda masuuliyiinta u adeegaysa horumarinta
deegaanka ,sidoo kale waxaa arintaan walaac ka muujiyaya xeer ilaaliyaasha
dawlada fedraalka ka socda oo wax laga naxo ku tilmaamay .
Si kastaba ha ahaate deegaanka soomaalida oo baryihii
u danbeeyay ay ka socdeen qalalaaso siyaasaded iyo jahawarer iyo
is xulufaysi dano gaar aha wata ayaa moodaa inay koxda majaraha
siyaasada deegaanka hada ay gacanta ugu jirto ay iska horkeenayana
dawlada fedraalka iyo shacbiga deegaanka soomalida iyagoo xir xiray
masuuliyiin sar sare ,isimo odayaal iyo wax garad badan oo lo sameeyay
eedo ana sal iyo raad toona lahayn.
ibnu deeq aaden,
00251913261459
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|