Somali News  
   
 


News from Somalia in Somali
xisbiga kulmiye miyuu ku guulaystay mise wuu ku guul daraystay heshiiskii dhex maray xukuumada iyo xisbiyada mucaaradka ah!asalaamu calaykum.

marka hore waxaan halakan habalyo uga dirayaa dhamaan bahwynta saxaafada ee qorta ra'yiga dadweynaha reer somaliland muxaafad iyo mucaraadba

hadaba hadii aan isku dayo in aan si gaaban fikirkayga ugu cabiro sida aynu wada ogsoonahay xisbiga kulmiye waxa qudha ee uu ku hilmaamay dantisii iyo danta shacabka reer somaliland ee ku jirtay heshiiskii dhexmaray xukuumada iyo xisbiyada mucaaradka ah waxa uu ahaa qodobkii odhanayay
>waa in doorashada madaxtooyada laga soo hormariyo doorashada golayaasha degaanka
hadaba hadii aan isku dayo in aan faalo gaaaban ka bixiyo cida ay dani ugu jirto qodobkan waxaan aaminsanay in xukuumada ay dani ugu jirto qodobkan sabata oo ah ah
1.xukuumadu waxay qodobka kor ku xusan uga takhalustay ama ay ugu quus goysay urur siyaasadeedekii la magac baxay qaran oo hadii ay suuro geli lahayd in uu uu ururukaasi ka soo qayb galo doorashada degaanka uu si hubaal ah u soo bixi lahaa taasina ay keeni lahayd in xisbiga udub ama xukuumada maanta talada haysaa ay tageero badan ku waayi lahayd taasi waa mid caqaba ku ahayd xukuumada daahir rayaale madaxda ka ayahay

2.ta labaad waa mid aad moodo in ay sal u noqonay in xukuumada rayaale ay ku fadhido kursiga 5sano oo dambe sabata oo ah
waxa maanta uu daahir rayaale ku dhawaaqay 6 gobol oo cusub iyo 2gobol oo la filaayo in uu ku dhawaaqo mustaqbalka dhaw,si kastaba ha ahaate waxa cad in goboladaa uu magacaabay rayaale ay sababtay tageero cusub oo lixaadle dardarteedana wadata oo aan maraba layska indho tirayn hadaba sida aan ka war qabno maanta somaliland waxay ka koobantay 12gobol,laba iyo tobaanka gobola maaulkooda ama badhasabadoodu waa xisbiga udub ee talada hayasidoo kale xarumaha ama caasimada gobolada iyo degmooyinku waxay leeyihiin maayero ka soo jeeda xisbiga udub iyo golayaal degaan oo 80% ka soo jeeda udub oo waxaad moodaa hadii doorashada degaan la soo horaysiin lahaa in ay dhici lahayd awood qaybsi xukun hoose oo ka dhaca golayaasha degaanka ee degmooyinka dalka taasina maaha mid xisbiga kulmiye ku xisaabtamay,waxaadna moodaa in xisbiga udub u gaashaanka u hayo in uu ku guulaysto doorashada mustaqballka dalka somaliland.

wabilaahi tawfiiq




mohmaed hassan xaleef sweden
<xaleev@hotmail.com>


http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)