Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


Nin Fiica Lagama Waayin Minesota ee Dumarkaa Ragannimo Isbaday

19 Janaayo 2010 SMC

Raggu Naago jecelaa
Dumarkuna u roonaa
Haddana riiq dagaal iyo colaad raagta badanaa
Kolna way is-reebaan
Kolna way is-raadshaan
Dhan un may isu raacaan
Saado Cali Warsame


Mar waliba oo laga la hadlo xiriirka dumarka iyo ragga, waxaa sida badan soo noq-noqata su'aal la xiriirta dhibta iyo dheefta, fiicnaanta iyo xumaanta, ku saabsan hab-fikirka iyo hab-dhaqanka labka iyo dheddiga had iyo goor is-eryanaya. Waxa kale oo bilowda doodo iyo afkaaro kala oo aan keenin xal la taaban karo, balse ku deeqa sii kala qaybinta ragga iyo dumarka. Haddaba aniga oo tix-raacaya maqaal hal-ku-dhegiisu ahaa "Sidee nin Soomaali ah oo fiican looga helaa Minnesota"
Haddaba Inanta qoraalka aan kor ku soo carrabaabbay qortay waxaad si cad qoraalkeeda kana dhandhansan kartaa inuu yahay qoraal ka fog xaqiiqda dhabta ah ee ka jirta Soomaalida ku nool gobalka Minasoota. Qoraaga maqaalka ee Fatxiya waxay guud ahaan ragga Soomaaliyeed ku sheegtay, gaar ahaan ragga ku nool Minasoota rag liita oo aan jixin-jixin islamarkaana aan dan iyo tixgelin u heyn gabadhaha Soomaaliyeed ee ku nool Minasoota. Waa laga yabaa inay jiraan rag xun ama daruufaha maanta jira awgood iska yara liita, sida ay u jiraan gabdho wanaagsan iyo kuwa liitaba, laakiin waxaa amankaaga igu raday in Fatixiya raggoo dhan isku qaado, kuna tilmaanta rag wada xun. Ogsoonow raggu ma wada xumo, sida aysan gabdhuhu u wada xumeen.
Waa wax run ahaantii lagu farxo in ay ummada Soomaaliyeed, weliba dumarka Soomaalida ay u soo baxaa haween leh garaad iyo dareen ku saleysan la socodka iyo ka warqabka xaalada haweenka Soomaalida, balse, qortada maqaalka waxay qalinkeeda si qaldan ugu difaaceysaa dumarnimadeeda.

Ummad dhan oo yar iyo weyn leh oo haddana ku nool gobal baaxadiisa weyn tahay lama waayi karo rag wanaagsan ebadan. Bulsho weliba waxay leedahay dad wanaagsan iyo dad xunba, taa micnaheeda ma'ahan in ay dadkoo idil ay sidaas wada yihiin. Laakin qortada maqaalka aan kor ku soo sheegay, waxaa ka muuqata cadowtanimo raggeed ama aan iraahdo eexasho dumarnimo oo malaha laga ursan karo dagaalkii Caraweelo ay ciidankeeda iyo nafteeda ku halaagtay ragga. Qoraalkii ay qortay walaashay Fatxiya wuxuu dhamaantiisa ka hadlayey ama wax ka sheegayey dumar la dulimiyey ama dumar guur xun soo maray, laakiin marnaba iskuma aysan dayin in ay wareysato ama baaris ku sameyso ragga wanaagsan ee aqaladooda dhisan yihiin, islamarkaana carruurtooda iyo caa'ilooyinkooda gacanta ku haya, waqtigooda iyo tamartoodana geliya

Waxa kale oo ay Fatxiya seegtay in magacowdo, sheegto, isla-mar-ahaantaanna tixgeliso ragga wanaagsan ee habeen iyo maalin guurdoonka ah, kuna hanweyn inay helaan dumar wanaagsan oo ay dhaqdaan. Waa iga su'aale, maxaa qortada maqaalka ka qatiyey in ay ragga walaalaheed ee Soomaaliyeed ay wanaagooda xataa inyar ka sheegto?
Waxaad moodaa in badan oo ka mid ah dumarkeena inay waxyaabo badan isaga dhex-yaacsanyihiin, side ka muuqata qoraalka Fatxiya, iyagoo boor isaga qarinaya dano u gaar ah, haba u sii darnaadeen hablaha ay bulshadu fiirsaneyso ee isku sheega amaba lagu sheego in ay is-badayaan waxoogaa aqoon ah. Waxaa inta badan dhacdo inay dumarka sameystaan ururo u gaar ah oo lagu bah dilo ragga Soomaaliyeed, iyagoo loo aaneyneyo inay yihiin kheryu-mas'uul oo aan waxtar u lahayn bulshadooda.
Dumarka qaarkood waxaa ka dhexeeyo dagaal hoosaad oo ku saleysan is-ximin iyo is-quursi u gaar ah. Taas waa mida keentay inay dumiyaan qoys dhan oo dhisan ama guri dhan oo dhisan, iyagoo u quuri l'a gabadha kale oo walaashood ah nolosha wanaagsan oo ay ku nooshahay ama la qaybsaneyso ninkeeda, waxaanna inta badan dhacda in laga been abuurto ninka Soomaaliyeed si loo dumiyo gurigiisa, loona kala dilo isaga iyo xaaskiisa.
Gobalkaan Minnesota waa gobal ugu guurka badan marka loo eego gobalada kale ee Mareykanka, taasna waxaa ugu wacan Soomaalida badan ee ku nool; haddana waa gobalka ay qoysaska Soomaalida ugu furriinka badanyihiin. Gunta hoose markaad u sii daadegto, dhibaatadan waxay salka ku haysaa waxyaabo badan oo qarsoon haddii ay ahaan lahayd dhaqaalo, daneysi, awood sheegasho, maseyr, is-aaminaad la'aan, quursi, iyo dirir joogta ah.
Haddaba waxaa wax iska cad ah in ay meesha ka maqantahay naxariistii Eebo uu ummadiisa ku maneystay taasoo ay ka mid tahay: dulqaad la'aan, is cafis iyo gacaltooyo la'aan. Haddaba waa iga su'aalee, Walaashay Fatxiya, ma oran karnaa dhibaatadan oo qaar yar oo ka mid ah kor lagu soo sheegay waxaa ka mas'uul ah ragga Soomaaliyeed? Su'aashaas jawaabteeda adiga yaa ku filan.

Buugga "Singal Maadar" ee qoray qoraaga Soomaaliyeed Samatar Sooyaan, wuxuu sawir fiican ka bixinayaa in mid ka mid ah sababaha ka dhiga dumarka Soomaalida ay tahay xinka iyo maseyrka aan xadka laheyn. Waxa kale oo uu qoraaga ka hadlayaa madax-adeyga dumarka Soomaalida ee mar walba aan u hoggaasameyn raggooda, balse u hoggaansama hadalada iyo talada gabdho kale ay u sheegeen ama dumar ay qaraabo yihiin u sheegeen. Haddaba maqaalka Fatxi waxba kama duwana arrintaas. Waxa oo uu buuggaas qeexayaa in raggu Soomaalidu yihiin rag daryeela, u naxa, una jajaban xaasaskooda.

Haweenka Soomaaliyeed kaalintooda markay ka soo bixi waayeen ayuu gurigooda u burburaa sidii baraf dhalaalay oo kale, markay gabadha Soomaaliyeed gidaarada xaafadaha uga sheekayso ceebta ninkeeda, iyadoo weliba soo faqeyso wuxuu ceeb lahaa oo idil, xitaa markay carruurteeda ku qaylineyso ku tiraahdo "Kii xumaa baa ku dhalay duliyahow alle qaad ah."

Dib waxaan u soo xasuustay hadalo dar-daraan ahaa oo maskaxday ku dhegay mar aan meher aroos ka qeyb galay. Odeygii mehrinayay wiilkii aroosayey gabadha ayaa isagoo la dardaamaya wuxuu yiri "Waayadii hore marka naagta la guursado haddii ay guriga keensato maacuun, waa laga jebin jiray, sababtoo ah berrito markaad is qabataan ayay sheeganaysaa alaabteyda ayaan cuno ku siin jiray" isagoo hadalkiisa sii wata ayuu raacshay laakiin hadda gabdhaha guriga iyagaa qeyb ka dhista oo xitaa way shaqeystaan, iyagoo qayb ka qaata horumarka gurigooda

Guntii iyo geba-gebadii waxay tahay, raggu ma wada sinna, farduhuna ma wada dheereeyaan, sidoo kale, gabdhunhuna, waa sida faraha calaacasha oo kale, oo iyagana ma wada sinna, sidaa awgeed qoraalka Fatxiya wuxuu meel-ka-dhac ku yahay ma aha oo keliya guud ahaan ragga Soomaaliyeed, balse waxay jab ku tahay haweenka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Minasoota waayo ragga Soomaaliyeed waxaa dhalay, ababbiyey, islamarkaana ay u hoydaan, welina u joogaan waa hablaha Soomaaliyeed. Waxa kale oo maqaalka tusaale cad ka bixinayaa natiijada xun ee ka dhalan karta marka qof wax qora uu bulsho dhan isku duubo, kuna tilmaamo dad wada xun, Allow amuuraha ragga iyo gabdhaha Soomaalida sahal, sidoo kale Allow amuurta Fatxiya sahal.

W.Q. Saadiq fooley
e-mail: fooley89@hotmail.com

F.G. Salah marabo inaan isticmaalo macageyga dambe, marka waxaan isticmaalay naaneysta awoowgey, e-mailkana iiga dhig fooley89@hotmail.com.



http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=2009340&searchposition=189&searchtotal=1000http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=1983351&searchposition=147&searchtotal=1000http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=1833961&searchposition=187&searchtotal=1000http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=2005910&searchposition=278&searchtotal=1000
Arabic News
Today's News 17-June-2009

تشهد  العاصمة الصومالية  إشتباكات عنيفة ومؤتمرالعالم الإسلامي يعلن  أن التحالف مع الأجانب لا يناقض الولاء والبراء
(Reads more) 17-June- 2009

Today's News 17-May-2009

حركة الشباب المجاهدين تسيطر علي كبري مدن إقليم شبلي الوسطي في جنوب الصومال
(Read more) 17-may- 2009

مقتل خمسة وإصابة عشرة بعد سقوط قذيفة مدفعية علي مدرسة لتحفيظ القرآن الكريم في وسط مقديشو
(Read more) 17-may- 2009

Today's News 16-May-2009

الأمم المتحدة لن ترسل قوات الى الصومال قريبا
(Read more) 16-may- 2009

سكان العاصمة الصومالية يواصلون النزوح خشية تجدد المعارك
(Read more) 16-may- 2009

Today's News 14-May-2009

الحكومة الصومالية تعلن محاولة  حسن طاهر أويس بلإطاحة بشيخ شريف
(Read more) 14-may- 2009

المحاكم الإسلامية تعلن  حقهم الشرعي  في  الدفاع عن أنفسهم في العاصمة أو في الأقاليم الصومالية
(Read more) 14-may- 2009

شبكة جواسيس تتيح للقراصنة الصوماليين اختطاف السفن
(Read more) 14-may- 2009

Today's News 13-May-2009

رئيس الجمهورية الصومالية يصادق علي تطبيق الشريعة وحركة الشباب تستولي علي مناطق جديدة
(Read more) 13-may- 2009

حركة الشباب تواصل إرسال المزيد من قواتها العسكرية إلي العاصمة الصومالية
(Read more) 13-may- 2009

Today's News 12-May-2009

حركة الشباب تحذر من تسمية المجاهدين المسلمين بأجانب
(Read more) 12-may- 2009

إقليم هيران يشهد إشتباكات بين قوات الإثيوبية وفصائل الإسلامية
(Read more) 12-may- 2009

الحزب الإسلامي يغلق ١٠ شركات للحوالة في مدينة أفقوي عاصمة إقليم شبلي الوسطي
(Read more) 12-may- 2009

Today's News 11-May-2009

البحرية الفرنسية تسلم 11 صوماليا متهمين بالقرصنة للقضاء الكيني
(Read more) 11-may- 2009

شيخ شريف يتهم المعارضة  بتنفيذ مخططات ومصالح اجنبية  في الصومال
(Read more) 11-may- 2009

هيئة علماء الصومال تصدر بيان ختاميى بشأن الوضع الصومالي
(Read more) 11-may- 2009

Today's News 09-May-2009

الشعب الصومالي بين مطرقة الفصائل الإسلامية وسندان عجز الحكومة الإنتقالية
(Read more) 09-may- 2009

العاصمة الصومالية تشهد إشتباكات عنيفة ليومها الثالث أدت لمقتل العديد من المدنيين
(Read more) 09-may- 2009

العاصمة الصومالية تشهد إشتباكات عنيفة ليومها الثالث أدت لمقتل العديد من المدنيين
(Read more) 09-may- 2009

قاض أمر بالافراج عن سبعة قراصنة صوماليين مفترضين في اسبانيا
(Read more) 09-may- 2009

البحرية الفرنسية تسلم 11 قرصانا آخر مشتبه بهم الى كينيا
(Read more) 09-may- 2009

Today's News 08-May-2009

العاصمة الصومالية تشهد إشتباكات عنيفة ليومها الثاني
(Read more) 08-may- 2009

اعتقال 7 قراصنة صوماليين واختطاف سفينة هولندية في خليج عدن
(Read more) 08-may- 2009

طائرة اماراتية تصل الى مطار بربرة على متنها 35 طنا من المساعدات للشعب الصومالي ./ إضافة ثانية.
(Read more) 08-may- 2009

Today's News 07-May-2009

قراصنة يطلقون النيران على سفينة للبحرية الأمريكية أمام الصومال
(Read more) 07-may- 2009

منظمة ملاحية: قراصنة صوماليون يحتجزون سفينة هولندية
(Read more) 07-may- 2009

مقتل مدني واصابة اكثر من ٥٠ شخصا في موجهات بين القوات المحاكم الاسلامية وحركة الشباب في العاصمة الصومالية مقديشو
(Read more) 07-may- 2009

English News
Today's News 29-October-2009
Yemen Arrests 6 Suspected Qaeda Africans (Read more) 29-Oct-2009

39 illegal foreigners mostly Somalis arrested in South Africa (Read more) 29-Oct-2009

Militants can't attack Uganda – Somalia envoy (Read more) 29-Oct-2009

Today's News 28-October-2009
President Shariff is back home from Arab Countries (Read more) 28-Oct-2009

Somali pirates seized after firing on French ship (Read more) 28-Oct-2009

Somali PM says his country is haven for Al-Qaeda (Read more) 28-Oct-2009

Open Letter to H.E President Obama (Read more) 28-Oct-2009

Somalia moving forward, more money needed, UN says (Read more) 28-Oct-2009

Today's News 27-October-2009
Hizbul-Islam disarm Sheikh Abdirahman Moaw (Read more) 27-Oct-2009

WFP Transport Contractor Decries Baseless Accusations of Misappropriation... (Read more) 27-Oct-2009

British couple hijacked by Somali pirates (Read more) 27-Oct-2009

10 mln internally displaced in east, central Africa (Read more) 27-Oct-2009

Today's News 26-October-2009
For peace in Bujumbura and Kampala troops should be pulled out (Al-Shabab)  (Read more) 26-Oct-2009

Ugandan Somalis distance themselves from Al Shabaab (Read more) 26-Oct-2009

Soldier jailed over Somalia affair (Read more) 26-Oct-2009

The inhabitants of Dhusamareb asked to register their arms (Read more) 26-Oct-2009

Puntland administration sentence 12 pirates (Read more) 26-Oct-2009

Djibouti says Eritrea arming, training militias (Read more) 26-Oct-2009

Today's News 25-October-2009
Islamists send warning signal to Kenya and Djibouti (Read more) 25-Oct-2009

Youngsters gunned down for Espionage reasons-say Al-Shabab (Read more) 25-Oct-2009

Museveni warns Somali Islamists (Read more) 25-Oct-2009

UN political chief calls for increased world support in push for peace (Read more) 25-Oct-2009

Today's News 24-October-2009
Stop Recruitment of Somalis in Refugee Camps (Read more) 24-Oct-2009

Weekly Humanitarian Bulletin 16 Oct-23 Oct (Read more) 24-Oct-2009

PSU Institutional Capacity Building Conference in Minnesota (Read more) 24-Oct-2009

Obama offers millions in Muslim technology fund (Read more) 24-Oct-2009


Washington D.C Metropolitan Area Somali Community welcomed Mrs. Asha Haji Elmi, winner of 2009 (Read more) 24-Oct-2009

Today's News 21-October-2009

Ambassador Noor Ade Visits 2 regions in Italy (Read more) 22-Oct-2009

Somalia: Daybreak bombardment in Mogadishu kills 23 (Read more) 22-Oct-2009

President Shariff denies, Military Commander Dhumal proves!! (Read more) 22-Oct-2009

Djibouti Rejects Alleged Destabilization Role in Somalia (Read more) 22-Oct-2009

Today's News 21-October-2009
The King of KSA sent congratulation latter to President Shariff (Read more) 21-Oct-2009
Foreign Vessels in the Somali waters are hazardous than Pirates says - Qanyare (Read more) 21-Oct-2009

Kadhafi receives Somali maritime organisation delegation (Read more) 21-Oct-2009

Al-Shabab martyrs closedown 2 independent radio stations in Bay region (Read more) 21-Oct-2009

Protest against the writings for the masters of deceit (Read more) 21-Oct-2009

2010 terror plot: 'SA not ready' (Read more) 21-Oct-2009

 

 

 

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)