|
Dhacdo layaab leh oo ka dhacd ay magaaladda Muqdisho
Kadib markiila iskudiiday lamaane isjeclaa( Sababtu Maxay
Tahay)
19 Janaayo 2010 SMC
Dhacdadaan
ayaa waxay ka dhacday magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, kadib
markii laisku diiday lamaane Somaliyadeed oo si-cajiib ah
isku bartay.
Wiilka ay dhacdadaan ku dhacday ayaa la-soo xiriiray wariyayaasha
barnaamijka
Isha dhacdooyinka caalamka isagoo inooga waramay bal qaabkii ay
wax u dhaceyn. Hadaba lamaanaha laisku diiday ayaa waxaa lagu
kala magacaabaa Baashi iyo Bilan. Waxayna sheekada ku bilaabaneysaa
sidatan.
Waxaan ku dhashay degmada Wardhigley gaar ahaan xaafadda Geed Jaceyl,
Waxaan kamid ahaa Ardayadii lagu bilaabay Dugsiga Hoose dhexe sare
ee Imaamu Shaafici, iskuulkaas ayaana kusoo dhameystay waxbarashayda
ilaa heerka dugsiga Sare. Kadib waxaan kamid noqday dhalintii kubada
cagta ee sida aadka ah looga yaqiinay Magaaladda Muqdisho. Maalin
maal-maha kadib ah anigoo ka imid Stadium Moqdisho, xilligaas waxaan
soo dhex lugeenaayey xaafadda Cali Kamiin, Nasiib wanaag waxaa arkay
Bilan anigoo aanan garaneyn, Alle wuxu qadaray inaan afka la-galo
misana aan ku dhaho walaaley waa oomanahay ee Biyo isii, halka ay
iyana iga siisay, intii aan biyaha cabaayey ayaa waxaa i suurta
gashay inaan ka qaato teleefanka gurigooda.
Xiriir fican ayaa ina dhex maray aniga iyo Bilan, kadib Bilan waxaa
u soo bandhigay arrimo jaceyl, waa ay iga aqbashay. Jaceylkii aan
u qabay Bilan waa uu sii xoogeystay, Bilan qudheeda waa ay i jecleyd.
Xilli walbo oo aan ku ciyaaraayo garoonka Stadium Moqdisho Bilan
waxay aheyd mid kasoo qeyb gasha, iyadoo ku qanacsanaan jirtay gacaliyaheeda
oo ciyaaraayo.
Anagoo nolol macaan iskaga jirnay, qofba qofka kale uu ku qanacsan
yahay, ayaa waxaa balan ku gaarnay inaan isguursano, bacdamaa aanu
aad isku jacel nahay.
Maalin maal maha kamid ah ayaa hooyadee u sheegay inaan jeclahay
gabar magaceedu yahay Bilan, hooyadee waa ay iga aqbashay, hooya-na
waxay u sheegtay Aabe, Sidoo kale Aabe waa uu soo dhaweeyey jaceylkayga.
Xilli ay kasoo wareegatay 3 Bilood ayaa Bilan keenay gurigayna oo
ku yiilay xaafadda Geed Jaceyl, anigoo baray hooyadee.
Hooyadee ayaa waxay u sheegtay Bilan inay dhaweyn u imaan
doonaan waalidkeeda, halka Bilan iyadoo faraxsan ay u sheegtay Aabaheyd.
Odaygii marka hore wuu-farxay ileen gabadhiisu waxay u joogtaa waa
guur. Dhanka kale Somali qabiil kama dhamaatee, odaygii baa-ku yiri
Bilan ninka kusoo doonanaayo waa maxay Qabiilkiisa, waxay u sheegtay
Qabiilka aan ka dhashay. Odaygii baa inyar yara-carooday, kuna yiri
waan kasoo tashan doonaa. 1 cisho kadib isagoo aanan jawaab siinin
gabadhiisa ayuu maalintii kale ku yiri Bilaney i dhageyso, ninka
kusoo doonanaayo ama aad jaceshahay, Qabiilka uu dhashay iyo anaga
waxaa inaga dhaxeyso waa Xabad, ee nagama dhaxeyso in gabar laisisiiyo.
hadaba reer ay xabad inaga dhaxeyso sideen gabadheeda u siiyaa.
Bilan ayaa wax jawaab ah siinin Aabaheyd. Waa ay isoo wacday, waxay
i sheegtay hadalkii uu Aabaheyd ku yiri. Murugo iyo Naxdin kadib,
hadalkii ayaa u sheegay Hooyo iyo Aabe. Iyagoo igu qanciyey, inay
i dooni doonaan Bilan.
2 cisho kadib Bilan ayaa laiga doonay Aabaheyd, hase yeeshee
waa uu nagu gacan seeray, wuxuu kaloo sheegay, in uu gabadhiisa
siiyey Wiil uu adeer u yahay oo joogay Maraykanka.
Dhanka kale Bilan ayaa u soo bandhigay bacdamaa uu Aabaheyd iskukeen
diiday inaan isla baxsano oo aan aadno, Addis Ababa ama Nairobi
ama Kampala. Hase yeeshee Bilan ayaa waxay i sheegtay inay
kasoo fikiri doonto, 25 cisho warkeeda maanan maqal arageeda iska
daayee.
Anigoo yaaban oo aan ka dhamaan laahay fikir iyo murugo,
ayaa goaan ku gaaray inaan tago gurigii Bilan. Waan tagay
balse sidee ku tagay? Waxaan ku tagay si xatooyonimo leh, waxaan
arkay Bilan gabar ladhatay oo lagu magacaabo Kowsar, kowsar ayaan
ku iri walaaley Bilan xagee u doonaa, waxay igu jawaabtay Baashiyow
walaalkey ayaa tahay, waan dareemi karaa dhibaatada ku heysato,
balse maxaan ku sameyn karaa, Bilan maaha qof fahmi karta dhibaataada,
waxaadna ogaataa Bilan inay aaday Abu Dubai.
Intaas markaan maqlay ooyin iyo naxdin hor leh ayaa igu soo gudboonaatay.
Anigoo iska ooyaaya ayaa kasoo tagay Kowsar, habeenkaas waxaa dhaawac
i geystay gaari Carolla ah, anigoo aanan kala garaneyn waxa aan
ku sugnaa.
Ciil iyo caro fara badan kadib, waxaa arintii oo dhan u sheegay
Hooyadee.
Hooyadee waxay aheyd Saxibkayga koowaad ee aan u sheegtay xaalad
walbo oo aan ku suganahay, farxad ama murugo.
Hooyadee oo aad I jecleyd ayaa i soo bandhigtay laba arrimood oo
kala ah,
1-Inaan Abu Dubai ku diro oo aad jaceylkaaga soo kasbato, 2-Inaan
kuugu daro daro Gabar uu adeerka dhalay oo ku sugan degmada Hawl
wadaag.
Hooyadey markii ay sidaasi igu tiri aad baan u farxay, durbadiiba
waxaan doortay
Inay i dirto Abu Dubai, ileen nin jaceyl ku taagan yahay
baan ahayee,
3 bilood kadib waxa I suurta gashay inaan tago wadanka Emirate-ka.
Dhawr cisho markaan joogay, ayaa waxaa laisheegay in Bilan
ay aqal gashay, welibana ay guursatay wiil uu dhalay Abtigeyd.
Intaas markaan maqlay ayaa rajo dhigay, iyadoo ay igu xumaatay
xaaladda.
Dhalinyaro badan oo aan isku asxaab aheyn, misa-na ku sugnaa Emirate-ka
ayaa waxay igu qanciyeen inaan iska sabro, bacdamaa ay jaceylka
tix gelin weyday Bilan.
Hada waxan ku suganahay Emirate-ka, waxaana joogaa ku dhawaad 8
bilood.
Bilan ayaa waxay noqotay gabadha aan ifka ugu jeclaa, ahna mida
aan ifka ugu nebcahay. Baashi ayaa wuxu intaasi kusoo goobay jaceylkiisii
ee uu u qaaday Bilan.
Hadaba akhristaha sharafta lahow side baad u aragtaa dhacdadaan
oo ah mid dhab ah. Wixii fikirkaaga ah inoogu soo dir laacib143@hotmail.com
Cidii dooneysa inay lasoo xiriiraan wariyayaasha Isha Dhacdooyinka
Caalamka
Waxay kala xiriiri karaan wardoon114@hotmail.com
Xasan Cadde
Isha Dhacdooyinka Caalamka.
Laacib143@hotmail.com
 |
|
 |
Arabic News
Today's
News 17-June-2009 |
تشهد العاصمة الصومالية إشتباكات عنيفة ومؤتمرالعالم الإسلامي يعلن أن التحالف مع الأجانب لا يناقض الولاء والبراء
(Reads
more) 17-June-
2009
حركة الشباب المجاهدين تسيطر علي كبري مدن إقليم شبلي الوسطي في جنوب الصومال
(Read
more) 17-may-
2009
مقتل خمسة وإصابة عشرة بعد سقوط قذيفة مدفعية علي مدرسة لتحفيظ القرآن الكريم في وسط مقديشو
(Read
more) 17-may-
2009
الأمم المتحدة لن ترسل قوات الى الصومال قريبا
(Read
more) 16-may-
2009
سكان العاصمة الصومالية يواصلون النزوح خشية تجدد المعارك
(Read
more) 16-may-
2009
الحكومة الصومالية تعلن محاولة حسن طاهر أويس بلإطاحة بشيخ شريف
(Read
more) 14-may-
2009
المحاكم الإسلامية تعلن حقهم الشرعي في الدفاع عن أنفسهم في العاصمة أو في الأقاليم الصومالية
(Read
more) 14-may-
2009
شبكة جواسيس تتيح للقراصنة الصوماليين اختطاف السفن
(Read
more) 14-may-
2009
رئيس الجمهورية الصومالية يصادق علي تطبيق الشريعة وحركة الشباب تستولي علي مناطق جديدة
(Read
more) 13-may-
2009
حركة الشباب تواصل إرسال المزيد من قواتها العسكرية إلي العاصمة الصومالية
(Read
more) 13-may-
2009
حركة الشباب تحذر من تسمية المجاهدين المسلمين بأجانب
(Read
more) 12-may-
2009
إقليم هيران يشهد إشتباكات بين قوات الإثيوبية وفصائل الإسلامية
(Read
more) 12-may-
2009
الحزب الإسلامي يغلق ١٠ شركات للحوالة في مدينة أفقوي عاصمة إقليم شبلي الوسطي
(Read
more) 12-may-
2009
البحرية الفرنسية تسلم 11 صوماليا متهمين بالقرصنة للقضاء الكيني
(Read
more) 11-may-
2009
شيخ شريف يتهم المعارضة بتنفيذ مخططات ومصالح اجنبية في الصومال
(Read
more) 11-may-
2009
هيئة علماء الصومال تصدر بيان ختاميى بشأن الوضع الصومالي
(Read
more) 11-may-
2009
الشعب الصومالي بين مطرقة الفصائل الإسلامية وسندان عجز الحكومة الإنتقالية
(Read
more) 09-may-
2009
العاصمة الصومالية تشهد إشتباكات عنيفة ليومها الثالث أدت لمقتل العديد من المدنيين
(Read
more) 09-may-
2009
العاصمة الصومالية تشهد إشتباكات عنيفة ليومها الثالث أدت لمقتل العديد من المدنيين
(Read
more) 09-may-
2009
قاض أمر بالافراج عن سبعة قراصنة صوماليين مفترضين في اسبانيا
(Read
more) 09-may-
2009
البحرية الفرنسية تسلم 11 قرصانا آخر مشتبه بهم الى كينيا
(Read
more) 09-may-
2009
العاصمة الصومالية تشهد إشتباكات عنيفة ليومها الثاني
(Read
more) 08-may-
2009
اعتقال 7 قراصنة صوماليين واختطاف سفينة هولندية في خليج عدن
(Read
more) 08-may-
2009
طائرة اماراتية تصل الى مطار بربرة على متنها 35 طنا من المساعدات للشعب الصومالي ./ إضافة ثانية.
(Read
more) 08-may-
2009
قراصنة يطلقون النيران على سفينة للبحرية الأمريكية أمام الصومال
(Read
more) 07-may-
2009
منظمة ملاحية: قراصنة صوماليون يحتجزون سفينة هولندية
(Read
more) 07-may-
2009
مقتل مدني واصابة اكثر من ٥٠ شخصا في موجهات بين القوات المحاكم الاسلامية وحركة الشباب في العاصمة الصومالية مقديشو
(Read
more) 07-may-
2009 |
English News
Today's
News 29-October-2009 |
Yemen Arrests 6 Suspected Qaeda Africans (Read more) 29-Oct-2009
39 illegal foreigners mostly Somalis arrested in South Africa (Read more) 29-Oct-2009
Militants can't attack Uganda – Somalia envoy (Read more) 29-Oct-2009
Today's
News 28-October-2009 |
President Shariff is back home from Arab Countries (Read more) 28-Oct-2009
Somali pirates seized after firing on French ship (Read more) 28-Oct-2009
Somali PM says his country is haven for Al-Qaeda (Read more) 28-Oct-2009
Open Letter to H.E President Obama (Read more) 28-Oct-2009
Somalia moving forward, more money needed, UN says (Read more) 28-Oct-2009
Today's
News 27-October-2009 |
Hizbul-Islam disarm Sheikh Abdirahman Moaw
(Read more) 27-Oct-2009
WFP Transport Contractor Decries Baseless Accusations of Misappropriation... (Read more) 27-Oct-2009
British couple hijacked by Somali pirates (Read more) 27-Oct-2009
10 mln internally displaced in east, central Africa (Read more) 27-Oct-2009
Today's
News 26-October-2009 |
For peace in Bujumbura and Kampala troops should be pulled out (Al-Shabab) (Read more) 26-Oct-2009
Ugandan Somalis distance themselves from Al Shabaab (Read more) 26-Oct-2009
Soldier jailed over Somalia affair (Read more) 26-Oct-2009
The inhabitants of Dhusamareb asked to register their arms (Read more) 26-Oct-2009
Puntland administration sentence 12 pirates (Read more) 26-Oct-2009
Djibouti says Eritrea arming, training militias (Read more) 26-Oct-2009
Today's
News 25-October-2009 |
Islamists send warning signal to Kenya and Djibouti (Read more) 25-Oct-2009
Youngsters gunned down for Espionage reasons-say Al-Shabab (Read more) 25-Oct-2009
Museveni warns Somali Islamists (Read more) 25-Oct-2009
UN political chief calls for increased world support in push for peace (Read more) 25-Oct-2009
Today's
News 24-October-2009 |
Stop Recruitment of Somalis in Refugee Camps (Read more) 24-Oct-2009
Weekly Humanitarian Bulletin 16 Oct-23 Oct (Read more) 24-Oct-2009
PSU Institutional Capacity Building
Conference in Minnesota (Read more) 24-Oct-2009
Obama offers millions in Muslim technology fund (Read more) 24-Oct-2009

Washington D.C Metropolitan Area Somali Community welcomed Mrs. Asha Haji Elmi, winner of 2009
(Read more) 24-Oct-2009
Today's
News 21-October-2009 |

Ambassador Noor Ade Visits 2 regions in Italy
(Read more) 22-Oct-2009
Somalia: Daybreak bombardment in Mogadishu kills 23 (Read more) 22-Oct-2009
President Shariff denies, Military Commander Dhumal proves!! (Read more) 22-Oct-2009
Djibouti Rejects Alleged Destabilization Role in Somalia (Read more) 22-Oct-2009
Today's
News 21-October-2009 |
 |
The King of KSA sent congratulation latter to President Shariff (Read more) 21-Oct-2009 |
Foreign Vessels in the Somali waters are hazardous than Pirates says - Qanyare (Read more) 21-Oct-2009
Kadhafi receives Somali maritime organisation delegation (Read more) 21-Oct-2009
Al-Shabab martyrs closedown 2 independent radio stations in Bay region (Read more) 21-Oct-2009
Protest against the writings for the masters of deceit (Read more) 21-Oct-2009
2010 terror plot: 'SA not ready' (Read more) 21-Oct-2009
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|