Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


“Somaliland” mise “Dabadhilif-land”?

22 Febraayo 2010 SMC

Dhab ahaan aad baan u xanuunsaday markii aan aqristay qoraal lagu soo bandhigay Shabakaddaha wararka ee Soomaalida oo ka hadlayey Lamaane guur damcay oo ku kala guuray heybta qabiil, taasoo igu dhalisay inaan qalinkeyga u qaato, jiilka soo korayana ugu baaqo iney ka shaqeeyaan dabar goynta dhaqankaasi xun ee cudurka geliyay Walaalaheena Soomaaliyeed ee lagu takooro heybta ay ka soo jeedaan.

 

Waa dhacdo xanuun badan oo marnaba loo dul qaadan karin, in la yaso hablaha ka soo jeeda beelaha dulman hase ahaatee waxaa haboon in laga wada shaqeeyo sidii loo dabar goyn lahaa dhaqankaasi foosha xun ee bulshada Soomaaliyeed ku dhegan tahay.

 

Waxaan dhihi karaa dumarka beelahooda dulman yihiin ee loo geysto gabbood falyada lidka ku ah shareecada islaamka iyo shuruucda caalamiga ah ee xuquuqda aadamiga, waxayna sumcad xumo u keeneysaa dadka Soomaaliyeed, Illaahey Qur´aankiisa wuxuu inoogu sheegay in umadiisa uu ka abuuray lab iyo dhiddig iyo qabiilooyin ay isku gartaan aayadaasi oo leh "Dadow waxaan idinka abuurray lab iyo dhaddig, waxaana idinka yeelay shucuub iyo qabiilooyin si aad isu aqoonsataan, Ruuxa ugu sharaf badan Eebe agtiisa waa kan idiinku dhawrasho badan, Eebana wax walba waa ogyhay".
 

Haweenka la heyb sooco ama Ragga lagu takooro qabiilka ay ka soo jeedaan waa dad nadiif ka ah xumaanta, miyaadan ogeynina inay yihiin dumar nadiif ah, isku dhaqan iyo diinna aad sheegataan, kana soo jeeda isirka beelo lagu yaqaan shaqooyin iyo xirfado mujtamaca faa’iido u leh, kuwaas oo dheefsada dhididka waxa ay shaqeystaan bulshada kale ee takoorka ka yimaadana munaafacaad ku qaba howlaha ay hayaan.
 
Waxaan aamin sanahay in hadii Aqoonyahanka, ururada bulshada, culumaa'uddiinka iyo waxgaradka Soomaaliyeed ay u dhaqaaqaan baraarujinta ka gudubka caadooyinkaas foosha xun in ay suuli doonto, raali gellina laga bixiyo tacadiyadii beelaha dulman loo geysan jiray, hadiise ay ka aamusaan takoorka lagula kacay mujtamac xalaal ah in in ay ka dhalan doonto cadaab xagga Rabbi ka timaada.
 
Gabagabadii waxaan qormadeyda ka dhalatay qormo xanuun badan oo lagu soo bandhigay shabakaddaha wararka Soomaalida taasoo xaqiiqda raad badan igu reebtay markaan aqristay, waxaana ka rajeynayaa in dhalinyarada Soomaaliyeed iyo dadka waxgalka ah in ay u dhaqaaqaan cirib tirka takoorka walaalaheena Soomaaliyeed lagu haayo, waxaana ugu baaqayaa dhalinyarada soo koreyso in ay bilaabaan wado cusub oo guurka haweenka iyo Ragga lagu takooro heybta ay ka soo jeedaan in ay baabi'iyaan lana bilaabo nolol cusub.
 
Cali Muxiyaddiin Cali
Muxiyaddiin@hotmail.com

 


http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=2009340&searchposition=189&searchtotal=1000http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=1983351&searchposition=147&searchtotal=1000http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=1833961&searchposition=187&searchtotal=1000http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=2005910&searchposition=278&searchtotal=1000
Arabic News
Today's News 17-June-2009

تشهد  العاصمة الصومالية  إشتباكات عنيفة ومؤتمرالعالم الإسلامي يعلن  أن التحالف مع الأجانب لا يناقض الولاء والبراء
(Reads more) 17-June- 2009

Today's News 17-May-2009

حركة الشباب المجاهدين تسيطر علي كبري مدن إقليم شبلي الوسطي في جنوب الصومال
(Read more) 17-may- 2009

مقتل خمسة وإصابة عشرة بعد سقوط قذيفة مدفعية علي مدرسة لتحفيظ القرآن الكريم في وسط مقديشو
(Read more) 17-may- 2009

Today's News 16-May-2009

الأمم المتحدة لن ترسل قوات الى الصومال قريبا
(Read more) 16-may- 2009

سكان العاصمة الصومالية يواصلون النزوح خشية تجدد المعارك
(Read more) 16-may- 2009

Today's News 14-May-2009

الحكومة الصومالية تعلن محاولة  حسن طاهر أويس بلإطاحة بشيخ شريف
(Read more) 14-may- 2009

المحاكم الإسلامية تعلن  حقهم الشرعي  في  الدفاع عن أنفسهم في العاصمة أو في الأقاليم الصومالية
(Read more) 14-may- 2009

شبكة جواسيس تتيح للقراصنة الصوماليين اختطاف السفن
(Read more) 14-may- 2009

Today's News 13-May-2009

رئيس الجمهورية الصومالية يصادق علي تطبيق الشريعة وحركة الشباب تستولي علي مناطق جديدة
(Read more) 13-may- 2009

حركة الشباب تواصل إرسال المزيد من قواتها العسكرية إلي العاصمة الصومالية
(Read more) 13-may- 2009

Today's News 12-May-2009

حركة الشباب تحذر من تسمية المجاهدين المسلمين بأجانب
(Read more) 12-may- 2009

إقليم هيران يشهد إشتباكات بين قوات الإثيوبية وفصائل الإسلامية
(Read more) 12-may- 2009

الحزب الإسلامي يغلق ١٠ شركات للحوالة في مدينة أفقوي عاصمة إقليم شبلي الوسطي
(Read more) 12-may- 2009

Today's News 11-May-2009

البحرية الفرنسية تسلم 11 صوماليا متهمين بالقرصنة للقضاء الكيني
(Read more) 11-may- 2009

شيخ شريف يتهم المعارضة  بتنفيذ مخططات ومصالح اجنبية  في الصومال
(Read more) 11-may- 2009

هيئة علماء الصومال تصدر بيان ختاميى بشأن الوضع الصومالي
(Read more) 11-may- 2009

Today's News 09-May-2009

الشعب الصومالي بين مطرقة الفصائل الإسلامية وسندان عجز الحكومة الإنتقالية
(Read more) 09-may- 2009

العاصمة الصومالية تشهد إشتباكات عنيفة ليومها الثالث أدت لمقتل العديد من المدنيين
(Read more) 09-may- 2009

العاصمة الصومالية تشهد إشتباكات عنيفة ليومها الثالث أدت لمقتل العديد من المدنيين
(Read more) 09-may- 2009

قاض أمر بالافراج عن سبعة قراصنة صوماليين مفترضين في اسبانيا
(Read more) 09-may- 2009

البحرية الفرنسية تسلم 11 قرصانا آخر مشتبه بهم الى كينيا
(Read more) 09-may- 2009

Today's News 08-May-2009

العاصمة الصومالية تشهد إشتباكات عنيفة ليومها الثاني
(Read more) 08-may- 2009

اعتقال 7 قراصنة صوماليين واختطاف سفينة هولندية في خليج عدن
(Read more) 08-may- 2009

طائرة اماراتية تصل الى مطار بربرة على متنها 35 طنا من المساعدات للشعب الصومالي ./ إضافة ثانية.
(Read more) 08-may- 2009

Today's News 07-May-2009

قراصنة يطلقون النيران على سفينة للبحرية الأمريكية أمام الصومال
(Read more) 07-may- 2009

منظمة ملاحية: قراصنة صوماليون يحتجزون سفينة هولندية
(Read more) 07-may- 2009

مقتل مدني واصابة اكثر من ٥٠ شخصا في موجهات بين القوات المحاكم الاسلامية وحركة الشباب في العاصمة الصومالية مقديشو
(Read more) 07-may- 2009

English News
Today's News 29-October-2009
Yemen Arrests 6 Suspected Qaeda Africans (Read more) 29-Oct-2009

39 illegal foreigners mostly Somalis arrested in South Africa (Read more) 29-Oct-2009

Militants can't attack Uganda – Somalia envoy (Read more) 29-Oct-2009

Today's News 28-October-2009
President Shariff is back home from Arab Countries (Read more) 28-Oct-2009

Somali pirates seized after firing on French ship (Read more) 28-Oct-2009

Somali PM says his country is haven for Al-Qaeda (Read more) 28-Oct-2009

Open Letter to H.E President Obama (Read more) 28-Oct-2009

Somalia moving forward, more money needed, UN says (Read more) 28-Oct-2009

Today's News 27-October-2009
Hizbul-Islam disarm Sheikh Abdirahman Moaw (Read more) 27-Oct-2009

WFP Transport Contractor Decries Baseless Accusations of Misappropriation... (Read more) 27-Oct-2009

British couple hijacked by Somali pirates (Read more) 27-Oct-2009

10 mln internally displaced in east, central Africa (Read more) 27-Oct-2009

Today's News 26-October-2009
For peace in Bujumbura and Kampala troops should be pulled out (Al-Shabab)  (Read more) 26-Oct-2009

Ugandan Somalis distance themselves from Al Shabaab (Read more) 26-Oct-2009

Soldier jailed over Somalia affair (Read more) 26-Oct-2009

The inhabitants of Dhusamareb asked to register their arms (Read more) 26-Oct-2009

Puntland administration sentence 12 pirates (Read more) 26-Oct-2009

Djibouti says Eritrea arming, training militias (Read more) 26-Oct-2009

Today's News 25-October-2009
Islamists send warning signal to Kenya and Djibouti (Read more) 25-Oct-2009

Youngsters gunned down for Espionage reasons-say Al-Shabab (Read more) 25-Oct-2009

Museveni warns Somali Islamists (Read more) 25-Oct-2009

UN political chief calls for increased world support in push for peace (Read more) 25-Oct-2009

Today's News 24-October-2009
Stop Recruitment of Somalis in Refugee Camps (Read more) 24-Oct-2009

Weekly Humanitarian Bulletin 16 Oct-23 Oct (Read more) 24-Oct-2009

PSU Institutional Capacity Building Conference in Minnesota (Read more) 24-Oct-2009

Obama offers millions in Muslim technology fund (Read more) 24-Oct-2009


Washington D.C Metropolitan Area Somali Community welcomed Mrs. Asha Haji Elmi, winner of 2009 (Read more) 24-Oct-2009

Today's News 21-October-2009

Ambassador Noor Ade Visits 2 regions in Italy (Read more) 22-Oct-2009

Somalia: Daybreak bombardment in Mogadishu kills 23 (Read more) 22-Oct-2009

President Shariff denies, Military Commander Dhumal proves!! (Read more) 22-Oct-2009

Djibouti Rejects Alleged Destabilization Role in Somalia (Read more) 22-Oct-2009

Today's News 21-October-2009
The King of KSA sent congratulation latter to President Shariff (Read more) 21-Oct-2009
Foreign Vessels in the Somali waters are hazardous than Pirates says - Qanyare (Read more) 21-Oct-2009

Kadhafi receives Somali maritime organisation delegation (Read more) 21-Oct-2009

Al-Shabab martyrs closedown 2 independent radio stations in Bay region (Read more) 21-Oct-2009

Protest against the writings for the masters of deceit (Read more) 21-Oct-2009

2010 terror plot: 'SA not ready' (Read more) 21-Oct-2009

 

 

 

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)