Somali News  
   
 


News from Somalia in Somali
"TV Universal-Togdheer Waa Talaabo Geesinimo,Mana Geydo Xiqdi Iyo Xag-xahasho "



Hadii aanu nahay Dhalin yarada Gobolka Togdheer Gaar ahaan Burco ee magacyadoodu Hoos ku qoran yihiin,
Wax aanu Hanbalyo aan la soo Koobi kari u Dirayanaa Telfiishanka Universal Iyo Maamulkiisaba Talaabooyinka Horurarka leh ee uu ka Ciyaaraayo Wararka Iyo Barnaamijyada Gobolka Togdheer Iyo Guud ahaanba Somaliland,

Talfiishanka Universal ayaa Awal Hore wararkiisa Iyo Barnaamijyadiisuba waxa ay u Badnaayee Koonfurta Somalia, Isaga oo wararka Somaliland Ku Yaraayeen Hadii uu War ka Soo daayana waxa uu Soo deyn jiray Bishiiba Mar War ka sheekaynaaya Madaxtooyada Somaliland Isaga oo adeegsan Jiray Erayga ay Reer Somaliland Cuqdada Ka Qaadeen ee la Yidhaa " MAAMULKA LA MAGACBAXAY S/LAND "

Hadaba waxa Hada ka dhex Muuqda Maamulka Iyo Wararka Tv Gan Universal Is-badalo dhinaca wararka Aha Iyda oo laga Yaabo in Habeen walba uu Baahiyo War Somaliland ah Sida Lixda Gobol ee Dalkaba, Isna markaana Adeegsanaaya Magaca , " Xukuumada Somaliland, "

Sidoo kale Universal ayaa Hada u Muuqanaaya Mid abaahiya Warar dhex-dhexaad ahm, oo isugu jira Kuwa Dawlada Iyo Kuwa ka Madax-banaan Xukuumada, Sidaasi oo ay tahay ayaanu Talaabadani u aragnaa Mid ku dayosho Mudan, Hadii aanu nahay Bulshada Reer Burco waxa aanu Hanbalyo u Diraynaa Maamulka Tv-Gu Kaalinta uu kaga Jiro Baahinta Iyo Wararka Iyo Barnaamijyada Horumarka ee hada ku soo Kordhaaya Magaalada Burco,

Waxa aanu hadalka oo dhan ku soo Koobaynaa , kaalinta uu Universla Tv Kaga Jiro Baahinta Wararka Burco waa mid ku Dayasho Mudan, mana aha mid u qalanta XAG-XAGASHO-IYO XIQDI-CUQDADAYSAN-OO KA IMANAAYA CAQLI-JAAHIL AH,

Wasiirka wasaarada War-faafinta Somaliland, waxa aanu ugu baaqaynaa in uu faraha kala baxo hagar daamooyinka uu ku hayo hawlaha Tv ga ee Gobolka Togdheer, waxana aanu leenahay, " Mudane Wassiir Universal TV, Way talaabsatee, meel kaga waran Idaacadii Qaranka ee aan Soo Gaadhin Tuulada Haleeya ha ku Habsaamin Hawlwadeenada Da,da Yare ee ku Shaqaynaaya Aqoonta Digitalka ah,e "

Wassirada kale ee ay Bayleheen Wassaaradahoodiiba waxa aanu leenahay Hawlada Wassaaradihiina Iyo Caruurtiina ku Jirta Jeelasha Yurub, ee aad Biilashooda Jeelka lagu siiyo Ku Qaadataan Hargeysa Tiina Meel kaga warama

HANBALYO-UNIVERSAL-TV-TOGDHEER S/LAND

Axmed Nuur Xaashi
C/Kariin Dubed Axmed
Nuur Muuse Goodir
Afgaab Xasan Ismaaciil
Nuura Kayse Jaamac
Muna Xasan Yuusf

Burco S/land
E-dhalaanka@yahoo.com



http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)