Somali News  
   
 


News from Somalia in Somali
Gafuur culusta puntland oo hagranaysa rer SSC

Waagii dhaweyd wixii mashaqo ka hig yidhi kana curtay puntland waa u jeednay,goobtaasi waxa ka qarxay dagaal ba,an oo siyaabo kale duwan la isu layey,falqalado ayaa ka oo gantay kana shidantay gebi ahaan puntland galiilyo badan keentay. mar qura ayey xaaladu inta ay ka guurtay nabadii iyo xasiloonidii u hayaantay dhinaca colaada.mabay dheeraan wakhtigii dhimashada iyo dhaawacuba tiro beelay,bal eeg khasaaraha iyo gumaadka arxadan darada aha ee ka dhashay gadoodkaasi iyo kacdoonkaasi aan ogeyn,bal eeg farqiga u dhaxeeya colaada iyo nabada,bal eeg farqiga u dhaxeeya gobanimada iyo gunimada gamuurtay.waa ujeedna oo waa ognahay in nabadu wanaagsan tahay laakiin wuxuunbaa inagu soo kacaya,oo ina leh waa la idinka roonaaday,marka si aanay tariikhda idinku galin iska soo booda soo maaha.

kutirikuteenta soo yeedhay qolodee ayaa abuurtay,qolodeebaa kaalinteedii gabtay oo eeda leh,socdaalkii iyo safarkii nabadeed ee gafuur culustii dalka oo dhani ku tagtay SSC labada qolo rer sool iyo gafuur culusta puntland teeba khasaarineysa oo waxba kama jiraan ka dhigaysa,labada qolo teeba wali caloosha wax u yuururaan oo aan ka bogsan xurgufyo been abuur ah oo ay tirsanayaan beesha gafuur culus ee cade muse,iyo qalalaasihii dhacay,kol hore,labada qolo teebaa wax tabanaysa,labada qolo teeba puntland iyo rer ssc hadda gardarootay oo dacartu ku soo kacday,hadda ha sheegaan waxay ka tabanayaan oo ha soo dhigaan geedka wada hadalka,yeyna la boodin gudinta iyo candho laabka,deg deg si loogu dhameeyo in laga saaro deegaan ka ssc maamulka dirta waqooyi iyo gafuur culusta lasocota,arintan waa in la helaa halka xalkeedu yaal.

Miyeyna labada reerba daacad ka aheyn heshiiskii hore?mayee way ka ahayeen hadda hadaba ha heshiiyaan,yeydani ugu jirtaa dagaal mar kale qarxa?cidna hadda haddaba ha laga heshiiyo wixii horey udhacay,sidee baan horumar ku gaadhnaa?waxaan ku gaadhi karnaa nabad,hadda aan ku dhaqaaqno haddaba,labada reer ee hartiga ahi khaasatan rer sool iyo reer puntland,teeba dagaalka ku horwareegaysa?midna hadda haddaba ha laga fogaado,dardaaran iyo wax isku sheeg waa inta la nool yahay,waxaan lee yahay beelaha wax laga soo sheegayow qaata taladii qeexned hadii kale beri idinkay idin qabsan.

Aan ku soo gunaanado,arintan puntland laga soo sheegayo waa arin inooga baahan in an hore u guda galno wixii laga soo sheegay ee wararku tibaaxayaan sida colaada iyo xiisada dagaal ee keentay dhimashada iyo dhaawacaba iwm,oo ay burcadii nafla caariga ahayd ku qabsatay degaano kamid ah gobalka sool,waa in aan dagaalanaa oo deg deg u gaadhnaa,astanteenu waa wada jir iyo nabad,maaha kala jir iyo colaad.hadad tihiin maamulka gafuur culusta puntland.

abdirizak A.kaneec

kaneec1@hotmail.com

 

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)