News from Somalia in Somali |
Soo dhaweynta muga leh ee
suldaank guud ee beesha subeer awal, maxuu ku mutaysteY?
Marka hore waxaan salaamyaaa dhamaanba saxaafada
iyo wariyaasha, akhristayaasha.
Waxaan doonyaaa in aan u noqdo ujeedada maqaalkeyga uu cinwaankiisu
yahey soo dhaweynta muga leh maxuu ku muteystey?, suldaanka guud
ee beelaha subeer awal, sul, cabdirisaaq, sul,cabdillahi, sul,cabdiraxman,sul,diiriye,.
Waxaan filayaa in dad badin ka jawaabi karaan, su'aaltaasi kuwa
kalana aaney garanba, waayo aduunku iyo dadku isku taariikh maahan
isku aqoona maahan waxaa jira dad taariikhada la socda iyo kuwo
aan dhagba shalaq u siin kolkaasi ninka taariikahd la socda ama
waxa akhriyaa waa ogaan karaaa sababahaasi, hadiise aan in yar anigu
ka jawaabo waxaan odhan lahaa suldaan cabdirisaaq waa suldaan da'yar
aqoon yahan ah oon anigu shaqsiyan aqoon u leeyahey, waan suldaanka
kaliya een wali ku dhex milmin mashaqada wadanka ka taagan hadey
tahey qabyaalada iyo siyaasad xumo maanta jirta, lama odhankaro
suldaanku siyasad ha ka maqanaado waayo magca uu wato ayaa siyaasad
ah oo ah saldana, ama xukun lakiinse waa in uu u dhaqamaa ceyn ay
ku dheehantey sharaf iyo masuuliyad oo aanu ku dayan kuwa imka jira
ee ah qaadka ii qaad oo aan kuuuu hadleey, saxibyaal waxaan ku soo
koobayaa suldaanimadu waa ka dheertey qof la adeegsado waayo waa
masuul sare masuul saran lama adeegsan karo hadaanu aheyn ku isagu
aan fahmin qiimaha magca saldanda,.
Waxaan ku soo koobyaa suladiinata somaliland ama somalia waa in
ay ku deydaan kuwa sharafta leh ooy magca heybada lahaa ka daayaan
dabqoodhinimda iyo liidnaanta,.
By Tahir hussein
t_hussein@hotmail.com
_________________________________________________________________
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|