News from Somalia in Somali |
Hayeh see tahay
walaasheey muqdisho
Mmahad ilah ba leh 7 sno ka gadaal muqdisho maxaa
heysaa waa hdlkii ugu horeeyayee kusoo dhaca dareenkeyga mrkii aan
kasoo degnyay groonka aadan cade air port ee muqdisho taariiqda
25 ka bishii dhamatay wxyr kadib markii aan hlks taxs ka qaatay
waxan ku nastay xaafada buulo xuubeey anigoo waxii malintaa ka dambeeyay
usii daadgay magalda inteeda kle xafadha an xiiseynya wax kamid
ahaa xamarweyne wardhiigleey hodan waabari huriwaaa dayniile iyo
ceelasha biyha deeganka layirah aloow magan taladii ugu horeysaywaxaan
ka qaatay sxb keey daahir ziyaad oo ii sheegay xaafadaha iyo dagmooyinka
sida loo kala heysto wardhiigleey howl wadaag huriwaa qeybo kamidah
hodan dayniile waxaa ugu tgeysaa xoogaga shabab ka bilaaw wadada
wadnaha ilaa xaafada xamarweyne dowlada balse wxaan jecleystay in
an u gudbo dhinaca iyo suuqa xoolaha markii aan marayo sosayaa gacnt
la igu dhigay adeer asalaamu aleykum lee maqlay h deer wcleykum
wsalm ayan ugu jawaby h isdhibine adeer xagee katimaday wxaan ku
iri south africa haye halkaan yaa kataqanaa waa halkee ban weydiiyy
deegnkan barkeysan buu iigu jawbay isagoo cloosha xogany dhinacana
ku heysta bistooladweyn haa adeer waxan aqaanaa dad badan yaa kamidah
buu i weydiiyay alahi aniga sxb wxan kusoo barbry wardhiigleey halkan
deegn ahan ugrn maayo soo baxdee lee la iigu jawabay wn raacy ilaa
meel dr dhabrkeeda ah wxn ugu tanay jameeco hubeysan soo dhawawadeer
ayeey marqur la qeyliyeen lakiin nasiib wanag wax i qoonsaday midkamidahaa
dhalin yaradiii war ibrhim goormaadtimaaday xmar sxb wxan joog malmo
hayeh sidii baa isugu leexanay aniga iyo inankii is wreysi ka gdaal
sxb halisweeye halkaan hadii aadn dadku yaqaan eysan joogin saa
u baxsatawaa adag tahay ee hada taleeefankeyga qado oo dib u labo
hadii dhax lguugu qabtaa isoo wac ma dheh waxa iyaqaan ninkaan ok
dib ayaan usoo labatay nigoo leh muqdishooy waa ku sideeee???? markii
aan soo dhaafay km4 waxa ii yeeray ilaalada cid da adeer istaag
baaritaan kagdaal sxb xfdeedegan thy buulo xuubeey orodku gaar oo
nadhaf waxyahoow bismilah caaydana maxeey heyd anigoo doonaya in
aan ninka askriga ah raali kareeyo baan ku iri muqdishooy raali
ahaay ma anan oran askri rali ahaaw
lasoco qeybta 2aad xiliga xiga
ibrahim xasan cwle muqdisho buulo xuubeey 2521850611 ama mopilk
25215575963
degin.
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|