Somali News  
   
 


News from Somalia in Somali

Gaba Gabadhii sheekadii ku caashaqaye maxan ku calfan wayey


Isbitaalka muddo Asbuuc ah waxan kula jiray Fartuun, waxa i caawinaysay oo diiday in ay iga agtagto Hodan, Hodan waa qof aad iyo aad u qiimo badan waxa ay jeceshahay in aan had iyo jeer ay igarab istaagto waxana usii dheraa sidaan oga wada nimid Jarmalka iyo in aan wili aan ahay qofkii jeclaa ay iga weyday wax ka naaqusay Jaceyl kii aan u qabay ayeey garatay in aan jeclahay waana arin ka ay igula timid jaceyl kaan lixaada badan.

Qolka 105 waxa jiifa Fartuun qolka 121 waxa jiifta Jaceyl kaygii hore oo aan kula kulmay ayadoo Rafaadsan waxan u sheegay arinka Hodan waxana soo baray Hodan, Markii aan is baray labadooda waxan soo aadnay dhanka Fartuun balse Farxiyo ayaa iga daba tiri Hanadow Kaligaa ayaan ku bahanahay bacda toban ka saac, waxan ku iri haye abaayo waan ku imaanayaa hadii alle idmo

Fartuun ayaan u imid balse waxan oga sii tagay Hodan oo waxan aaday Magalada oo shaqo badan ay iga talay waqtigii aan balanay ayaan u imid Farxiya, Salaan kadib, Farxiya ayaa igu tiri waxan qiranaya in aan ahay Qof xun nabsigana wuu soo dag dagaa, waqtigii anigoo u jeda jaceyl kaaga kaga dhaqaqay ma aheyn nimcaan sii jirta balse run ahaanti aniga waxa i haysatay Daruuf, tasna waxa ay aheyd aniga iyo walaalahay iga ween ayaan ku noleen Guriga Habaryartay waxan arka in nolasha ay wax badan ay ka dhiban tahay xagayga markii aan u fiirsho dhibta markaas nawada samaysay aniga iyo cidayaday

waxan awoodi wayey in an walalahay aan soori karin maalin kaliya, guurka nin ka aan guursadayna ay tahay in aan helo Guri aan u madex banaanahay balse waan helay kumana warin waxana sababay aniga oo arkaya ayaan ka galay nabsi walaalow iga Raali noqo mantay waa kana isbitaalkaan ayaan ku xirnaa aniga iyo ilmahaygaan yarkaa lakinse hada adiga ayaa iga baxshay xitaa nolashayda in ta aan ku jirayana aad balan qaaday in aad sii bixinaysid waxad igu dhiibtay saxibaday lacag aan ku adeegto waana kaga mahad naqay

Intas kadib waxan iri haa, Run waxa aheyd in aan ku jeclaa balse waxa nasoo dhex galay labadeena Calaf waxana iga xoogbatay Calafka balse Mararka qaarkood waxan soo xasuusta in uu ahaa jeceyl kii ugu horeyey aan sameyey aniga oo ah nin faqiir ah waxan ogaaday jaceyl kaba in uu ku dhisanyahay Dhaqaali waxan garowsaday in waqtigaas aysan haboon aheyn in aan sameyo Jaceyl adigana run aanti waxad igaga dhaqaaqday meel cidlo ah aan kaga tagi kageen balse samirka iyo dulqaad ka Alle ii dhashay ayaan kaga samiray Rabina waxa uu isiiyey Badal qeer qaba hada waxan leeyahay Reer waxana Mas uul ka ahay Kabaniyaal waween hanti mantay hadii ay wax tarayso waan ahaya, dhawana waxan guursan rabaa Gabadhii labaad waana gabadha aan sakay ku baray ee Hodan adigana Gabar walashay ah ayaad tahay oo qaladkeedi qiratay wax aan ku haystana majiraan mantay wixi laga bilaabana waxan ku ahay wiil walaal ka ah Telephone kaygana waa kana dhib kasta oo kula soo gudbonataha isoo sheeg inta ad meshaan ku jirtidna waxba ha is mur jin

Farxiya waa ay ilmeenaysay waxa ay igu tiri waxan ku rajeynayaa qayr aan dhamaan waligayna waxad noqonaysaa wiil walaal kay ah sidaad ii sharaftayna si lamid ah ayan ku shafrayaa waxana ku jaraynayaa qar aan dhamaan. Waxan ku soo noqday Fartuun Qolkeedi isla markaa Fartuun waxa la joogta Hodan, Fartuun waxa ku soo booday Nabar fool ah waxa ay dhashay Gabar waxana u baxshay Hodan gabadhaas dodobaadkii markii uu dhamaday waxan ku soo noqonay Xaafadii anaga oo faraxsan

Fartuun ayaa ii yeertay waxa ay igu tiri walaalow waa in aad Guursata sida ugu dhaqsiyaha badan Hodan raalina waan kaga ahay bishii dabe waxan guursaday Hodan, Farxiyo nolasha ayaa ku adkatay waxa aan keenay Guryaha aa dhistay mid ka mid ah ayadana waxan ka balan qaaday inta ay nooshahay in aysan dhib arag waxan looga so dhawyey mesha si fiican oo le xushmad iyo in la sharafo waxan helay Fartuun iyo Hodan in aan calfado balse Caashaqaydii hore waxa ay noqotay gabar walashay oo kale ah waxana dajiyey guriga dib waxa guursaday sxb kay oo ka yimid dibada hada waxa ay ku noshahay Dalka London waxa ay

jeceshahay had iyo jeer in ay codkayga maqasho si walaal tinimo leh Hodan hada waxa ay ii dhashay wiil, fartuuna gabadhii waxa kad dabeyey wiil kale cidayadiida waxan keenay Kenya waxan u dhisay guryo nolasha qoys keena iyo tayda waxan ku badalay sidii aan jeclaan jiray Rabina wuu ila gacan qabtay, sidoo kale waxan dhoofiyey dodoba ila dhalatay ayaan u gaday responsar qaarna waxan ku kaxiyey si kale ayaan dibada u gashay dhamaan tood waxa ay ku nool yihiin wadabada reer galbeedka

aniga iyo labadayda xaas waxan ku jirna nolol wanaagsan waxana balaarshay ganacsiga anigoo dhisay kabaniyaal waween

Ku caashaqaye maxan ku calfan wayey, sheekadii halkaas ayeey ku soo afjarmatay waana calfan wayey aniga in aan helo farxiyo balse nolasha ayaa ah waxad jeceshay kuma jeclaadan qisadii jaceyl ka halkaas ayeey ku dhamaatay

Dhamaad Dhamaad Dhamaad Dhamaad Dhamaad

Lasoco sheekada kale ee ah

gadh indha la sheekadeed markaan booqosho ku tagan wadanka Sudan, kadib markii aan kasoo noqday waxan soo maray xududka kenya iyo Sudan qoxooti ku xareysay waxa ku nool halkaas gabar somaliyed oo qiso jaceyl ah ku dhexmartay meshaas la soco sheekadaas dhawaan adigoo ka daabacan doona www.Somaliweyn.com

Qoraasare hanad Cali Mohamud
Nairobi-Kenya
Email: peotlove@hotmail.com
Telephone: 254728343385


http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)