News from Somalia in Somali |
SHACABKA SOMALIYOW DULI AAN ILAHY IDIN SAARIN
HA ISA SAARINA
dhaman akhristayaasha sharafta leh iyo warbaahinta dabacda maqaalkaygan
waad sallaamantihin.
anigoo ah muwaadin somalilander ah waxa igu kalifay inaan qoro maqaalkan
ka dib markaa war baahinta ka arkay dumar somalia u dhashay o ay fara
xumeyeen ciidamada amisom iyo ethiopia qarkoodana ay ubad ka dhaleen.
dadka rer somalia waxa idin haysta guumaysi dadkiina, diintiina, iyo
dalkiina ba raba inay dhallan rog ku sameeyaan.
Ciidamada shisheeye ee haysta dalkiina (somalia) ha ahaadaan ugaandhis
ama ethiopia ama ha sitaan magaca AMISOM.
dhamaantood waxay ka siman yihin dhaqan xumo aanay dadkiinu dhaqan
u lahyn.
wxan idnkula talin laha madama oo aad tihin dad aanu diin iyo afba
wadaagno inaad ka tashataan sidaad dalkeena uga saari lahydeen guumaysiga
idin haysta. naftiinana ugu hibayn lahaydeen sidii xornimo iyo mustaqbal
fiican uu u heli lahaa jiilashiina soo kacaya iyo kuwa aan weli dhalan
soona beegan mustaqbalku.
Wax yaabaha ay ciidamada shisheeye kawadaan dalkiina maha wax qof
diin iyo iyo dhaqan lahi uu eegan karo.
waad ogtihin in dumarkiinii iyo caruurtiinii loo qaybiyay badh la
laayo iyo qaar ay ka dhalaan ubad xaran ah.
waxa wacan inaad qabyaalada diciifka ah e aan meelna gaadhsiisanyn
iska dhaaftaan kana tashataan sidaad ayihiina iyo mustaqbalkiina uga
tashan lahydeen.
taana waxaad ku gaadhaysaan markaad daacad isku noqotaan ee aad badbaadisaan
ninkiina aqoonta leh aydaan u eegin waa rer hebel iyo xukuumaduu u
shaqeeya.
waxan odhan kara manta intaad nin cilmi iyo aqoon leh aad iska disheen
way ka badan yihin inta cadwgu idinka laayay.
Gebogebo, gacmo wada jir bay wax ku goyaan rer somaliyoow waxa
wacan inaad fahantaa meesha laydinka haystaa inay tahay rer hebel
ina xukumi maayo iyo anaa laandheere ah taasina ay sababtay in cadawgiinu
si yar idiin kala qaybiyo.
mohamed ibrahim
mbashe30@yahoo.com
mohamedbashe@somaliland.com
malaysia
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|