News from Somalia in Somali |
.Kayga Lihi
Kaaga Kula Lihi buu ahaa Ujeedada Hadalka Odayada Puntland
Waxaa shir jaraa'd ku qabtey Magaala Madaxda Soomaliya
Odayaal lagu sheegay odayo dhaqameed kana soo jeeda Gobolada Puntlan,
odayadu waxay la soo shir tageen wax la oran karo Keygana Lihi Kaagana
Kula Lihi taasna waa sugeyney markii Tigree naloo keenay, Ciidamo
goboleed waliba beeleed inta Xamarna lagu soo daadiyey layiri waxaad
arktaana dila waxaad rabtaana booba, halkaa waxaa kaaga cadaaneysa
in ay isii yeen magaaladii weyneyd ee Muqdisho sey doonaana ka yeeli
karaan, hadeyba maanta yagoo Muqdisha Jooga ka yiraahdaan Maamulka
Muqdisho waa in lagu qeybsadaa 4.5 maamulada kalese kuma jiraan,
taas oo macnaheedu yahay Muqdisho Madaxweyne waa noo fadhinayaa
Maamulkana waa inaanu anaga soo xulnaa oo keenaa oo waa inuu noqdaa
maamul aanu anaga soo xulney degaankeenana ka yimid taana ceeb kuma
ahee waa u caado iney wax walba isisiiyaan oo dhahaan anagaa wadanka
maamula neyna oo ukala hari meyno odaya, habar iyo dhalinyaro waxaan
u soo xeedaney in aan dalka wada maamulno saan doonana ka yeelno,
waxaa cadeyn ah in odayaal ka soo jeeda puntlan ay muujiyaan geesino
intey shir jaraa'd qabtaa yiraahdaan talada anagaa leh ee na dhegeysta
Waxaa ayaan dara ah in puntlan oo dekedoodii u madax banaan madaaradii
diyaaradaha
iney haweystaan iney faraha la soo galaan muumulka banaadir iyo
cida qabaneysa jagadaas, waxaa ayaan dara ah ayadoo ay joogaan odayo
dhaqameedo u dhashay Gobolka Banaadir in dad aan meel ay ka soo
galaan ayan jirin ka hadlaan taasna waa ayaan daro iyo sharaf dhac
loo geystey dadka gobolka u dhashay, ma jirto cid wax ka weydiisa
Macadanta ay sheegaan ineey baranayaan, Shidaalka ay maalinba shirkado
kula soo heshiiyaan iska daa dad Banaadir u dhashaye ee waxaan wax
ka weydiin Barlamaanka meesha u fadhiya Mooshinka, iyagoo kala xisaabtamaya
weli lama maqal lamana arag, Xaafad waxay Xaafad kale ay ugu soo
gudubto waa xaqdaro aad iyo aad loogu soo xadgudbay Banaadir iyo
dadka dega, waxaan leeyahay odayadaa reer puntland waa iney
meeshooda ay ka soo jeedaan maamul u smaystaan oo nabadgal yadooda
faraha ka baxdey, burcada bada ee sumcadii maga soomaliyeed ku cayaarey
oo ceebtana nuu soo jiidey, baabuurta dhexda loo gelaayo waxaas
ayaa idiin yaala iyo in ka badan ee muulka banaadir faraha kala
baxa hadii laydin ku soo dhoweeyey hanaqonina marti maqaamkii ay
martida ku ahayd tiraahda anagaa idinku soo raaya ee dadkii idin
soo dhoweeyey mahadan mooyee idinka mudna inaad maamulkooda iyo
danahooda u gaarka ah aad ku fara gelisaan, waxaan ogeyn inshirkii
aad u timadeen uu beri hore dhamaadey oo dadkii ka soo qeyb galay
ay waa hore noqdeen intii waxaad u sii joogteen ayaanba garan waxaanse
umaleynayaa fidno iyo kala furfurid aad meesha u fadhideen intii
ceesh aad ku lahaydeen waad ka qaadateene ku laabta meeshii aad
ka soo haajirteen dib danbena haysku deyina inaad howlahaas oo kale
aad gashaan hadii kale xaalku waa xumanayaa tigreena wax kuu qabam
maayaan ee iska noqda, madiideen heeskii ayaa korkiina laga qaadi
doonaa
BANAADIR SOOW ANIGU MALIHI NINKII PUNTLAN KA YIMID BEY GEERIDU
DHIBEYSAA, INTAAD GAAL II KEENTEY HADANA HEYGU GOODIN KEYGA ANAA
LEH KAAGANA KULA LIHI KAAMA YEELIN KAANA YEELI MEYNEE EE KA BULDHE
Zamzam Laska <zamzam900@yahoo.com>
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|