Somali News  
   
 


News from Somalia in Somali
Maxaad kala Socotaa Qadiyada u dhaxaysa Universal-Tv Iyo Madaxtooyada Somaliland


Burco-- Xadhiga Wariye Foosi Saleebaan Aw-Bindhe Waxa uu bilow u yahay Talaabo Cabudhin ah oo u kowsatay Dhamaanba Bahda Saxaafada Madax-banaan ee Somaliland, marka laga reebo kuwa sida dadban kootada ugu xidhan Madaxtooyada Dalka,

Runtii Universal-TV Xukuumada Madaxweyne Rayaale wax ay ruqsada kala noqotay markii uu baahin waayay Baadhiyada-Iyo Qoobka Ciyaarka Madaxtooyada lagu Qabto,Iyo Sidii Kale Aad uga sheekaynta Marwada Rayaale oo ay awal hore baahin jireen shaqaalihii hore ee laga eryay shaqada oo ay isku hayb ahaayeen Madxweyne Rayaale,

Taas badalkeedana Madxweyne Rayaale Iyo Afadiisa Huda,w axsa u cuntami weyday, in Universal-Tv oo awl hore ka sheekayn jiray Qoyska Madxweynaha Iyo Marwada Koowaad Iyo BAADHIGEEDA, in uu baahiyo warar dhex ah oo ay soo tabinayaa wariyayaal khibrad u leh,

Sidaasi daraadeed waxa Rayaale Iyo Huda nidar ku galeen in aanu tv-gaasi shaqayn doonin tan iyo inta uu soo celinaayo Shaqaalihii, ay isku reerka ahaayeen ee ( Guda-biirsi),

Wassiirka war-faafinta Somaliland Axmed Xaaji Daahir Cilmi, oo BBCdu, waxa ka waydiisay Xadhiga wariye Foosi Saleebaan, waxa uu yidhi " Shaqaalihii ayaa haysta" \\

Su.aashu se waxa weeye waa ayo shaqaalaha awooda Cidan u adeegsaday Shaqaalaha kale ee loo soo magaacaabay Xafiiskodii, " Guda-Biirsi"

Madxweyne Rayaale Iyo Marwo Huda Iyo Wassiirka War-faafinta, waxa ay moodayaan in ay dalka ku haystaan awooda reerkoda " Samo=roon", waaya waxa ay si cad ugu tunteen Dastuurkii Iyo Shurucdii Saxaafada Xorta ah.


Talaabada Caadifada ah ee ay Rayaale Iyo Reerkiisu kula kaceen wariyahan, ayaa noqon doonta mid saamayn ku yeelan doonta dhamaanba warbaahinta dalka oo dhan,


Axmed Nuux Xaashi
Burco-Togdheer
E-Mail: xuusho@hotmail.com

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)