News from Somalia in Somali |
Waxaan Nacalad
dusha ooga tuuraynaa xasuuqa foosha xun ee taliska umula dooxa ah
ee kataliyo Adis-Ababa ee Tikreega
Ujeedo: Waxaan Nacalad dusha ooga tuuraynaa xasuuqa
foosha xun ee taliska umula dooxa ah ee kataliyo Adis-Ababa ee Tikreega
iyo naxariis laawayaasha damiirka xun ee awooda badan ee ku taageero
gumaadka Tikreegu ka wadaan somaliya
waxuushtaas arxanka daran ee cibaadada u haysto xasuuqa iyo daadinta
dhiiga shacabka somaliyeed nacalad ayaan dusha ooga tuuraynaa.
Sidookale waxaan nacalad dusha ooga tuuraynaa calooshooda u shaqaystayaasha
ee sheegto inay Dawlad yihiin iyo baarlamaan balse ah calooshooda
u shaqaystayaal iyo daba dhilif bushaar ku qaato gumaadka somalida
waanan cambaaraynaynaa.
Sidookale waxaan nacalad dusha ooga tuuraynaa taliska umula dooxa
ah ee tikreega iyo kuwa taageero ee habayn iyo maalin caba dhiiga
shacabka somaliyeed.
Sidookale waxaan nacalad dusha ooga tuuraynaa cidkastaa meelkastaa
ha joogtee oo ku caawiso xasuuqa taliska tigreega ka wadaan somaliya
si ay u gaaraan dano guracan.
Sidaa darteed waxaa dhamaan shacabka somaliyeed meel kastaa ha joogaane
oogu baaqaynaa inay difaacdaan dadkooda, dalkooda iyo diintooda
isla markaana aan loo dulqaadan gumaadka Tigreega iyo saaxiibadooda
duliga ay ka wadaan somaliya
Sidookale waxaan shacabka somaliyeed usheegaynaa inay waajibtahay
inay la dagaalamaan ciidanka Taliska dhiig yacabka ah ee Tigreega
kana saaraan ciida somaliya.
Sidookale waxaan nacalad dusha ooga tuuraynaa kuwa xasuuqa somalida
lacagta ku bixiyo isla markaana sheeganayo inay ilaaliyaan xaquuqul
iinsaanka una caga jugleeyo muqaawamada somaliyeed si somalidu u
aqbasho xasuuqa Tigreega.
Kuwaas naxariista daran waxay doonayaan inay u qaybsamaan mid na
gumaado mid noo caga jugleeyo oo yiraahdo dadka dagaalamayo waa
arga gaxiso si aan isu dhiibno oogana tanaasulno dhamaanba jiritaankeena
iyo wax kastaa iyo wax aan xaquuq u leenahay sida dalkeena, diinteena,
Karamadeena, Jiritaankeena iyo dadnimadeena iyo taariikhdeena.
Hadaba kuwa sidaa u fikirayo waxaan leenahay nacaladi ha idin kudhacdo
mana idinka yeelayno inaad naguumaysataan qaadataana dhulkanaga
quruxda badan ,khayraadkanaga iyo badanada ee intay goori goortahay
ka tanaasula hamigiina duliga ah ee foosha xun.
kuwaas damiirka daran waxay ku leeyihiin arga gaxiso ayaad tahay
hadii aad nala dirirto ood garato dulmiganaga bal kuwa somaliya
ku sooduulay iyo kuwa lacagtooda lagarbtaagan iyo siyaasada si loo
xasuuqo oo loo gumaysto somaliya kuwaas oo horay ooga shaqeeyay
dagaladii sokeeye diidayna inay somaliya cagaheeda isku taagto oo
gacbahoodu kabuuxo dhiiga somalida calooshooduna ka buuxdo dhiiga
somalida oo hadana ku leh argagixiso ayaad tahay ahdii aad diido
inan cabo dhiigaada.
tankale waxay ku leeyihii dambiile ayaad tahay oo xaquuqdii aadamiga
ayaad meel ooga dhacday maxaa yeelay hadaf kanaga ayaad garatay
oo dadkiibaad baraarujisay waayo hadii aadan adiga ahayn dadku ma
dagaalameen oo way na aqbalilahaayeen!!
Somali way jirtaa wayna jiri doontaa iish alah
Somali ha noolaato cadawgeeduna ha dhaco oo ha dhinto oo ha dhmaado
aamiin
Idiris Hassan Farah <idirishf@hotmail.com>
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|