News from Somalia in Somali |
Digniin in la iska jiro dadka
khaar.
Mahad waxaa leh allaah ee abuuray cirka , dhulka
iyo waxa dhexdooda ah , nabadgalyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaato
nebi muxamed s.c.w , intaas ka dib .
Markay dhibaato la soo gudboonaato dadka soomaalida
ah sida abaaraha , shuban biyooodka , fatahaadda wabiyada , barakaca
dagaallada iyo cudurrada kale waxaa soo baxa wadaaddo tuugo ah oo
ku qaraabta dhibaatooyinkaas iyagoo wareegaya guryaha , masaajidda
iyo goobaha la iskugu yimaado waxayna yiraahdaan sadaqo ha lala
baxo.
Raggaas caadaystay howshaas lacagta ay aruuriyaan
iyagaa jeebka ku shubta ama dukaamo ku furta waxayna akhriyaan saddex
xadiith iyo labo aayadood oo ku saabsan sadaqada , raggaan ku qaraabta
dhibaatooyinka hadda waxay ku qaraabtaan barakaca shacabka xamar,
lacagta ay aruuriyaan ma gaarsiinayaan dadkaas dhibaataysan.
wadaaddan waxay iskugu jiraan qabiillo kala duwan
, runtii way jiraan wadaaddo aamin ah oo wixii loo dhiibo dadka
dhibaataysan gaarsiiya laakiin wadaadada aaminka way yaryihiin ,
waxaan idiin soo jeedinayaa sadaqada qofka loo dhiibiyo ha la hubsado
, hana la iska jiro ragga waxyaalahaas ku qaraabta. wa billaahi
towfiiq.
Qore , hor ilaahay
warsame farah <warsame817@hotmail.com>
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|