Somali News  
   
 


News from Somalia in Somali

Baarlamaan Busaaradoobay Maxaa Lagu Daweeyaa//



Waxaan salamaya bahda bogan somaliweyn, bacda salaan waxaan u dhadhacayaa qoraalkeyga

Waxaa soomalidu ku maah mahaan NIna Caadadiisa Ma Baajo, Hada waxaan leeyaha Barlamaanka baydhabo fadhiya cadadiisa ma baajo, waxay caado ka dhigteen ee soo gudbi aan kala tuuree
waa jirtey in badan oo ay wax kala tuureen kuna caana maaleen oo xoogaa kaga gurteen odaga aad moodo in uu umadda dhan ciil uwada qabo marka laga reebo buntlandiyaga naftooda ayuu kala qeybiyaa oo wuxuu sii soko marsadaa jifada uu ka soo jeedo, waa mid ayaan daro somali
hadii madax unoqdey nin sidaa u dhaqmaya, wuxuu maxamed siyaad ku eedeyn jirey markuu mucaaradka dibad wareega ahaa maxmed waa keligiis taliye oo waa inaan kursiga katuurnaa
maanta maxay taagan tahay in isagii waxaas dad ku eedeynayey uu kaba sii daro oo qabyaalad qaawan uu la soo shir tago iyo quursi, kaba sii darane aargoosi uu meel uu u jeedo aadan garan
waxaa ku jira qab balse soomalidu waxay isaga oo kale yiraahdaan isuma qabe aan loo qabin oo isla qaaya weyn waa sida lagu sifeeyn karo qofka sidaas u dhaqma, waxay xaaladii maanta
mareysaa daaqdey daaqdey walee waxaa laguu yabaa markaad ciin daaqdo maantuu ciin daaqey markuu mar marsiiyo ka dhigtey maxamed dheere balse dadntiisu tahay nabad diidnimo bal waagii siyaad isagaa wax mucaarade yey balse maanta isagaa is mucaradey
wuxuu isku mucaaradey madaxweyne waan rabaa kursiga madax tooyada waan rabaa laakiin nabad marabo, hawiye oo heshiisa marabo, dalka buntlan mooyee meel kaloo nabada marabo
tiina socon weydey oo horaa loo yiri nin is waalaba waabiyaa hela maantaa lahelay.

BARLAMAANKA,


Qaraab doonka ahoow waxaa la joogaa wakhtigii aad idinku fashilmi lahayd deenooceebtiina dibada u soo bixilahayd, waa markaad qaadataan soor quureedkii leydin ku yaqaaney
oo aad tiraahdaa maantana waxaa kawaanka noo saaran Nuur Cade waa markii idiinkudanbeysey Baydhabo danbe oo intaad is soo hor fariisataan tiraahdaan waanu shireynaa
oo barlamaan baanu nahay, waayo waxaa dalka la wareegi doona dadkii iska lahaakacdoon ayaa dhici ileyn waxaad barateen wax badan oo leydin ka aamusay balse hada
tii ma jirto dadku dakii maaha waxbaa u korshay waxay fahmeen in la xasuuqayo labarakicinayo baradoodii loogu soo dhacay waxaa la yiri meeyd maxaa u danbeeye kan la
sii sido barakicin waxaa ugu waxaa ugu danbeysa kuwa hada xeradii Damaanyo iyo Shiirkolo laga soo saarey, marka aan idin su'aalee ma kafileysaan iney idin taageeraan, maseka fileysaan iney iska aamusaan sidaad hore uga barateen Jawaabtu waa maya ee
Dowlad dalka ka shaqeyn doonta ayaanba jiri doonin ilaa mid caadila la soo dooranyo
ee intaad dantiina fiirineysaa oo aad is leedihiin cidi kuma arkeysee afka buuxso amaa
lacagtaad qaadateen si aad u cuntaan intaad weydaan dib ay ugu soo noqotaa dadkii
laga afqabtey ee lahaa in wax loogu qabto waana dheceysaa hadii aad sidaa dan moodaan
markaad busaaradow daan waxaa leydin ku gartaa habar meelaha ka qeyl qeylisa oo
marqaankii ku kala go'y iyo afmiinshaar wuxuu laqo waaye oo isna qaad doon ah

LAXISAABTAN XUKUUMAD


Maxaad xukuumad xisaabisaan maad idinku is xisaabisaan aaway lacagtii barlamanaka
soo gashay ileyn idinkaa lacagta ugu badan soo gaartaye, maalin walba lacagtii
dalka in lagu dhiso loo soo siiyey ayaad baad u qaadataan iyo laaluush, dadkaad dhacdaan
Gabadho reera dhaleen oo aan balwad aqoon ayaad guryaha kuwada xareysateen
denbiga aad ku jirtaan wax la xisaabi karo maaha, waxaa taa ka sii daran dadka xryaha
qaxootiga ku jira oo aad lacag kaga qadaan waan ku dhoofinayaa, masaakiin aad
baradoodii kaga soo saarteen mooshin sheydaanka aad ku qaraabataan, agoomaad soo
dhacdeen intaad dalkii ka saarteen dibadiina kaga daba tagteen waa leydin wada yaqaan
maxaad suxufi miskiina oo naftiisa la soo carey aad isbaaro kenya u dhigateen, waan
ku dhoofinayaa anigaad qaahira ii raaceysaa markaa Canada tago ayaad iraaceysaa
markaan mareykan aadayo ayaad i raaceysaa war xoolaha aad dhacaysaan dadka
aad barakicineysaan idiinma aqoonsana barlamaan ee waxaad tihii Qowleysato, Burcad
beri baad tihiin, Madalxaa G/xigeen noqonkara oo hadal ciyaala suuqa ku hadlay
oo dadka masaakiinta ah ee dal ay tageen magan ugu noqdeen yiri biya fadhiya
biya socdaa kiciyee iska saara waxa dalkiina hubka keenaya waa iyagee ma
ninka makhaayad dhalinyaro ku turbayaan ninta inta soo fadhiistey yiri angaaa
idin soo saarney oo xamar idinka soo saarney hada aabyashiin ayaan soo saareynaa
mala oran karaa G/xigeenka 1aad jawaabtu waa maya ee waa in dhagax lagu dilo,
Cali Baashe Xaaji ma noqn karaa xildhibaan isagoo masaakiin badan oo kenya joogta ka
soo gurtey lacagtii qofka uu ugu yar yahay ka soo qaadey 14 kun oo dolar kana
fakadey oo soomaliya galay kaas muxuu sharci ka ogyahay waaba nahaabe
dalka waxaa u talin doona kana talain doona dad kanaxaya oo aan maato leys ahayn
markii Xidhibaan dhac biloobo xagee loo cararaa waaba hey adii sharciga waxaa
khalkaa kaaga muuqaneysa in meesha lagu hayo nin walboo xeelladaad wax ku xadi kartid adeegso

DALIIL NIMADA DIINTADHAKHTARKA IYO XEERKA HADII DABOOL LA SAARO DAWO BUKOOTEY WEEYEE
RUUX HADII LA DOORTOO DERAJADII LA SAARIYO XILKIISA GUDAN WAYAA DAB DHAXMOODEY WEEYE
RUUX DUUNYA HEYSTOO DAHABKIINA BARKANAYADANYATA DARYEELI WAAYAA DUR DUR OOMEY WEEYE

INTAAS WAXAA KU SI FOOBAY WAA BARLAMAANKA DHACA SHACABKA LOO DHAARSHEY IYO INTA MOOSHINKA
U GUDBISA ISKUNA MAA WEELIYA DALKA SIDAA AYAA LAGU XUKUMAA MADAXNA LAGU NOQDAA

Wabillahi Towfiiq


maryan dhuux <midnimo22@hotmail.com


http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)