News from Somalia in Somali |
Nin abeeso koriyow
adigaa u ayaa
akhristayaasha qiimaha badanoow waxaan idin soo
gudbinaayaa maqaal gaabanaan ugu magac daray
(NIN ABEESO KORIYOOW ADIGAA U AAYAA AXDI MALAHA XABASHIDU LAGU AAMINAAYEE)
Ma rabo in aan idin ku dheereeyo laakiin wax yar ayaan idin bidhaamin
doonaa.
Markii ay meesha ay ka baxday 6 billood ee maamulkii maxaakimta
ee lagu diirsaday waxaa soo galay Xabashi ay hor kacaayaal labada
danbiile ee ugu weyn inta dembi laga galo soomaali waa Geedi iyo
ina yusuf, isla markiiba markii ay xabashdu wadanka gacanta ku dhigeena
waxa ay laad ku ganeen GEEDI, waxa ay maalmo u sii seeta dheereysaba
hadee waa waqtigii ina yusuf suxulka loo dhiibi lahaa oo waaba ay
ku bilaabatay maalmahaan isaga iyo taageerayaashiisa waa ay ku jiiftaa
oo qar ayey ka sii hoobanaayaan, sitiin daah RABBI ha ku rido Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
(NIN ABEESO KORIYOOW ADIGAA U AAYAA AXDI MALAHA XABASHIDU LAGU AAMINAAYEE)
salih omar <salihomar@hotmail.com>
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|