News from Somalia in Somali |
Wareeysigii
danjiraha Soomaaliya ee Keenya uu Siiyey BBC
waxaan dhegey stey wareysi bbc ku warey saneysey
Safiirka soomalida ee dalka kenya magaca soomali ku jooga ee la
yiraahdo maxamed cali amerika, anigu waxaan joogaa boosaaso, xogna
waa ka hayaa waxa meesha ka dhacay mana wanaagsana in burcad la
taageero waayo waa na dhibeen oo anagaaba lafahyaga ug baqaneyna
in sidii berigii diyaarado lagu soo weeraro ama maraakiibta naduqeeyaan
dadkyagu wax ku noqdaan.
marka runta la sheegayo burcadu garab ayey ka haystaan maamulka
iyo dowlada federaalka intaba waayo saas uma aysan dhiiradeen hayan
haysan garbkaa waana wax cad oo aanu wada ogsoonahay, waxaa hada
anigu daba socdaa wareysigii maxamed cali amerika, horta maxamed
wuu yiri wax madax furasha ah lama siin waana la siiyey oo lacagtaba
maxamed ayaa sidey oo kinya ka keenaya, sida lala haana safiirka
dadkan la afduubtey u jooga kinya ayaa soo dhiibay oo maxmed cali
amerika ayuu u soo dhiibay, maxamed lacagtii madaxdii maamulka ayuu
ku wareejiyey ayaguna odayadii i dadkii ukala gar qaadahayey baa
lagu wareejiyey sidaas ayaan habeynkii sabtidu soo geleysay 11ayaa
laga soo qaadey xabaasha waacle buuraha caalmado, marka anigu waxaan
cadeynayaa in ragaas burcad ahi ay la siiyey lacagtii madax furasha
oo ay been ahayn,
waxaan ka digayaa in aan madaxfursho la siin waayo wey barteen in
markey mid sii dayaan ay ku kale la soo dhaqaaqaan taasina dhib
ayey nagu haysaa iyo wel wel dhaka maamulkuse waa u fiican tahayoo
iyaguba kama marna madax furashada waxaana kuu cadeyn kara hadee
waxbeyan ka qabanaeyn ciidamana waa ay haystaan laakiin wax wada
cun baa ka dhaxaysa maammulkayaga iyo burcada lacagtuna waxaa loo
qeybsadaa 3 meelood oo waa mid lawada ogsoon yahay sida loo qeysado
meesha laiskugu yimaado dilaaleyda ka dhex shaqeysa intaba waanu
ognahay, hada waxaanu mareynaa in wiilashaydii ku tartamayaan hebel
inaas oo lacag ah buu haystaa ana maxaan beeyada ka qabanayaa lacag
sahal aan ku helayo oo boqol jeer ka badan tan aan beeyada ka helayo
ayaanb haystaa oo burcad baa loo tartamayaa, marka sow hadii dowladi
diideyso lagama baqeen ee waxaa lama daayeen mayee waa arin aad
uqoto dheer ilaa muqdishey timadaa lacgtaa burcadu dadka ka qaado,
waxaanu ka wel wesanahay in wiilashu inta sidaa wada yeelaan aan
heli weyno wiil bedqaba hadii ay dhac shaqo looga dhigo, waxaan
kaloo ka baqeynaa in diyaraduhu na rusheeyaan oo wiilshii ku ledaan,
waxaanu ku qasbanahay inaanu naga dumarka walidiinta aan dacwad
ka soo saarno caalamkana u sheegno waxaas oo afduuba cida ka danbeeysa
iney yihiin ragii madaxda noo ahaa kama aamusi karno oo ahadaan
ka aamusno dhib ayaa noogu jira, wax baan idiin sheegayaa wiilka
marka uu markabka ama doonta ka soo dego isaga oo lacagtiisa sita
ayuu magaalada iska soo gelayaa mid wal gurigisii buu tegayaa lagama
soo qabanayo maxay idiin cadeyneysaa soo wax raali laga yahay maaha
anaguba waa ognahay sida qorshuhu yahay iyo wasiirada qaabishan
arintaa madaxweynaha waa ku soo danbeysaa markaa ka dib ayaa muqdisho
loo soo diraa hadana waxaan maqlaayey Barlamaanka dowlada federaalka
ayaa loo geynayaa oo dhaqaale doonayaha marka shaqada keliya ee
dhalintii lagu jeedshay waa burcad manoqon kartaa iska daa kaluumeysigan
ee orodoo markab keen waryaa taas ayaa nahaysta hadaan nahay dadka
degaankaas burcadu ka dhalatey degan, Safiirkuna waxa uu isagu keenay
lacagtii loo soo dhiibay inuu ka been sheego ma ka leex leexdaa
waa ku denbi waa sida runtu tahay hadiise dadkii oo dhami ay ku
heshiiyeen lacagna qaada yaanana laga hadlin sow denbi maaha, hade
madaxweyne cade wuxuu ku yiri markaad baxdaan baan ragaas soo qab
qabanayaa maxkamadna waa soo taageynaa oo sharciga baanu marsiin
dioonaa waa looga fadhiyaa idinkuna idhaha ku haya bal wax ka runa,
horeba looma soo qaban maxkamadna loo mataagin wax la qabtey waxaa
ka jirey wiilashii Farasiisku qabtey laakiin wli lama arag wax ay
qabtaa maamulka maxay qabtaa waa shaqaale halkaas baa dhalintii
lagu jeedshay oo layiri keena intii hore wax yar bey sheegan jireen
balse hada lacagtu hal malayan kama yaraato iney ka badato mooyee,
anigu hada anagoo dhowra oo aqoonyahano leh waxaan ku heshiiney
inaanu caalamka u dacwoono oo sheegno dhibta la hays in maamulka
lalaga xisaabtamo ayadaaba albaabo badan furan doota marka lala
xisaabtamo qarin meyno waxa hadhow dhibtiisu kugu soo noqoneyso
lma qarsado dacwad baanu qoraneynaa insha allah.
Khadra Suleiban <khadra5989@yahoo.com>
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|