WAA WIIL 13jir OO DHIBAATEYSAN OO GAR GAAR U BAAHAN.....

Wiil kani waxaa magaciisa la dhahaa IBRAAHIM ABUUKAR MAXAMED
Da'diisana waxa aay tahay 13 sano jir .
Hooyadiisana waxaa la dhahaa Aamino Maxamed Yaroow
Hdaba wiilkani cuuryaanka ah neerfaha ayaa looga badanyahay
dhowr isbitaalne waa lageeyay waxna waa laga qabanwaaye.
sidaa darteed dadka soomaaliyeed ee kukala sugan dalka iyo dibadaba iyo 'heeyadaha'
waxa aay ka cod sanayaan ehelada IBRAAHIM ABUUKAR MAXAMED in ay la soo gaaraan
kaalmo sidii loogu qaadi lahaa dibada iyadoo sidoo kale ay jirto taqaatiirta in ay ka deerisay
oo aay sheegeen in waxba loo ga qaban waayay dalka soomaliya

|