Somali News

Yabooh Loo Raadinaya Qof Dumar ah oo Dhibaato Caafimaad ay ku haysato Tuulada Ceel gaal ee Gobolka Hiiraan


Xaliimo Makaraan Cabdi Waa Haweney 46 Sano Jir waxaay Arageedi Ku Weysay Qarax Miino oo Sanadkii 1997 Kula Dhacay Tuulada Ceel-Gaal oo Dhinaca Waqooyi Qiyaastii 18 Km B/Weyne uga Beegan

Tan Iyo Mudadaasi waxaa hayay Xanuun Joogto ah Dhaqaatiirta Magaalada B/Weyne waxaa ay Sheegeen In Gudaha Gobalka aan Wax loga Qaban Kari Waxaa ay ka Codsaneysa Umada Somaliyed Gaar ahaan Inta Dhaqaalaha haysata in ay Kaalmeyaan Maadama aysan Awoodin In ay Goobo Caafimaadkeda Wax loga qaban karo ay Tagto Dhaqaale La,aanta Haysata Awgiis

FG Waxaa Jira Firir Wajigeeda Dhan Ku Jira oo ah Biro Yar Yar oo Miinada Biraheedak ka Mid ah


Waxaa logu Soo Hagaajinaya Waxii Kaalmo ah


Maxamed Makaraan Cabdi Tel: No 5503302
Cabdi Yuusuf Duqoow Tel:No 5571648

Google
 
Web You Domainame