Ma u baahan tahay in aad isku daaweyso Dalka Jarmalka? Haddey jawaabtu Haa tahay!



Waxaan la socodsiineynaa Dadweynaha Soomaaliyeed ee Ku nool Gudaha iyo Dibadda Jarmalka in ay jirto Fursad loogu fududeynayo Ciddii u baahnaata in ay Ku ogaato Baaritaan Caafimaad Dhinac Walbaba.
waxaa hubaal ah inuu dalka Jarmalku yahay kan ugu sareeya Xagga daaweynta Adduunka waxaadna Ka heleeysaa Takhaatiir khibrad u leh Cudurada Guud sida
Carruurta, Haweenka ( Ilma Raadinta) Lafaha, Neerfaha,Kilyaha, Caloosha, Feeraha, Wadnaha iyo Cudurada Faafa ..
Waxaana Diyaar ula nahay qaasatan Dadka Ka imaanaya Dibadda Fiisooyin Caafimaad hadday awood u leeyihiin Qarashka Ku baxayana Tusin karaan Wakiilada Jarmalka ee bixiya Fiisooyinka sida Konsulatyada Caddeyn muujinaysa in Qofkii bogsooda oo Caafimaada ku laabanayo meeshuu ka yimi.
In loo Qabto Balamada Takhaatiirta markaa Cid waliba Cudurkiisa Takhtarkii Ku Taqasusey. in Laga Soo doono Garoonka Diyaaradaha ama meelaha ay Tareenada ku Soo xirtaan ee Magaaladan Frankfurt Germany.
in loo diyaariyo Hoygii uu Ku degi lahaa.
in loogu turjumo Takhaatirta Afka Jarmalka.
Waxaana intaa iyo ka badan diyaar la ah Turjubaano Afka si wanaagsan u yaqaan Mudana Ka soo shaqeeyey Arimaha Caafimaadka..
Waxii faahfaahin ah oo intaas dheer kala xiriir Xafiiska:
Danyar Daryeel Service
Jahn Str 27
63075 Offenbach (Frankfurt)
Germany
Office: + 49 69 25538986
Mob, + 49 176 28456365
Mob, +49 176 26988093
Mob, +49 17626773781
Fax + 49 69 26957820
E-Mail: daryeelservice@gmail.com

Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|