Somali News
    Hees  

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo deeq raashiin gaarsiiyay Xerooyin barakaceyaal

Mogadishu Talaado 22 November 2011 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!



 

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo deeq raashiin gaarsiiyay Xerooyin barakaceyaal

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa deeqo kala duwan oo raashiinka noocyadiisa kala duwan isugu jira kala gaarsiiyay xerooyin ay degan yihiin dad barakaceyaal ah.

Xerooyinkani ay geeyeen raashiinka ayaa waxa ay kala yihiin xero kutaalla degmada Wardhiigleey gaar ahaan dhabarka dambe ee xarunta Madaxtooyada iyo sidoo kale xero ay degan yihiin dad indhooleyaal ah oo kutaalla siligii ameerikaanka oo katirsan degmada Madiina.

Deeqdani oo isugu jirtay rashiin noocyo kala duwan ah ayaa waxaa soo dhiibay Jaaliyadda Banaadiriga ee kudhaqan qaaradda yurub, waxaana markii ay iska soo aruuriyeen u soo dhiibeen Xildhibaan Shariif Maxamed Sayid kaasi oo isagana kusoo hagaajiyay Xildhibaan Caamir Axmed Maxamed (Jakeeti).

Xerooyinka la geeyay ayaa waxaa ka hadlay Xildhibaan Maxamed Sheekh Cali (obo) isaga oo sheegay in deeqdani ay katimid Jaaliyadda Banadiriga isla markaasina ay si aad ah ugu hambalyeynayaan dadkii soo dhiibay deeqdani, wuxuuna xusay Xildhibaan Maxamed Sheekh Cali in aanu aheyn markii ugu horeysay oo jaaliyadda Banaadiriga ee qaaradda Yurub ay deeq iska soo aruuriyaan kadibna la gaarsiiyo xerooyinka ay kunool yihiin dadka barakaceyaasha ah.

Sidoo kale Xildhibaan Caamir Axmed Maxamed (Jakeeti) ayaa isna ka hadlay deeqdani wuxuuna sheegay in jaaliyadda Banaadiriga mar waliba iyaga oo eegaya dadka xeryaha barakaceyaasha kujira ee la ilowsan yahay in ay mar waliba wax gaarsiiyaan isaga oo xusay in deeqdani ay tahay mid socota muddo dheer oo jaaliyadda Banadiriga ay kawadaan gudaha dalka qeybintiisa.

Dadkii barakaceyaasha ahaa ee loo qeybiyay deeqdani ayaa si aad ah uga mahadceliyay, waxaana ay sheegeen in jaaliyadda Banaadiriga ay taariikhda xusi doonto maadaama deeq bixin ay in muddo ah kahor bilaabeen illaa hadeerna ay wadaan taasina ay tahay mid kudayasho gaar ah mudan.





Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
Mob: +2526-15573321-+252-699-995088
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com

Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

News From Somalia

Somalia • Famine & Drought Situation Report No. 19
25 October 2011 (Read more) 27-Oct-2011

CLARIFICATION STATEMENT: Kenya and Somalia have a long history of
friendship and cooperation, and that continues today (Read more) 27-Oct-2011


Somalia to participate in Arab Athletics competition in UAE (Read more) 26-Oct-2011

Somalia: Kenyan Government crossly responded to remarks made by President Shariff (Read more) 25-Oct-2011

Kenyan women soldiers at the warfront (Read more) 24-Oct-2011

Taking Advantage of Kenya’s Al-Shabab Pursuit (Read more) 24-Oct-2011

Al-Shabab claims grenade attack in a nightclub in Nairobi (Read more) 24-Oct-2011

VACCINATION CAMPAIGN SUSPENDED DUE TO FIGHTING IN DAYNILLE (Read more) 24-Oct-2011

The illegal Kenyan invasion of Somalia crystallizes IGAD/EAC Political Initiative (Read more) 24-Oct-2011

An open letter to Professor Suleiban and Amoud Alumni Association (Read more) 24-Oct-2011

The Propaganda war In Somalia, Best Wins (Read more) 24-Oct-2011

Somali journalists attend UNICEF-supported workshop to focus on humanitarian reporting (Read more) 24-Oct-2011

Control of Deynile Critical to Security of Mogadishu (Read more) 22-Oct-2011

Horn of Africa Crisis Situation Report No. 19 21 October 2011 (Read more) 22-Oct-2011


The President of the Republic of Somalia H.E Sharif Sh. Ahmed met his Turkish counterpart H.E Abdullag Gul in Istanbu (Read more) 21-Oct-2011


Somalia: Puntland President's speech at Chatham House (Read more) 20-Oct-2011


IFRC 'Preventing the Next Disaster' Advocacy Report and IFRC 2011 World Disasters Report (Read more) (Read more) 20-Oct-2011


Médecins Sans Frontières seeks swift release of two abducted staff without use of force and continues medical activities to assist Somali population (Read more) 19-Oct-2011

Somalia: Grenade Attack on Radio Galkayo in Puntland (Read more) 19-Oct-2011


First round of ‘support the peace’ soccer tourney ends in Somalia (Read more) 16-Oct-2011


Somalia tries to normalize life of famine victims through sport (Read more) 16-Oct-2011


Puntland President Receives AU High Representative for Somalia (Read more) 16-Oct-2011

The Roadmap: A Hole in Water (Read more) 16-Oct-2011

No high-pay jobs for Somalis (Read more) 16-Oct-2011


USADF Projects Provide Hope, Growth and Goodwill for Somalia Youth (Read more) 14-Oct-2011

UK OUTLINES ROBUST MEASURES TO TACKLE PIRACY (Read more) 13-Oct-201

Somalia • Famine & Drought Situation Report No. 17 (Read more) 12-Oct-2011


Erdoğan calls for more security, aid for famine-stricken Somalia (Read more) 11-Oct-2011

News From Somalia


THE LAST NAIL ON THE SOMALI  COFFIN (Read more) 9-Oct-2011


TFG AND AMISOM
CAPTURE KEY GROUND IN MOGADISHU (Read more) 8-Oct-2011


AU forces plan to cover al-Shabaab strongholds (Read more) 8-Oct-2011


United States Providing Malaria Treatment Medicine to the eastern Horn of Africa (Read more) 7-Oct-2011


Intelligence Wars: TFG vs Al-Shabaab (Read more) 7-Oct-2011

Food Security and Nutrition Analysis Unit - Somalia (Read more) 7-Oct-2011

Somalia • Famine & Drought Situation Report No. 16
4 October 2011 (Read more) 7-Oct-201

Two Journalists slightly wounded at the Tuesday's deadly suicide bombing in Mogadishu (Read more) 7-Oct-201


Press Conference: Prime Minister of Somalia Dr Abdiweli Mohamed Ali (Read more) 5-Oct-2011


White House Statement: U.S. Condemns Attack in Mogadishu (Read more) 5-Oct-2011


Secretary Clinton Condemns Terrorist Attack in Somalia (Read more) 5-Oct-2011

Greater Somalia, Myth or Aspiration (Read more) 5-Oct-2011


Puntland President
Condemns Al Shabaab Terrorist Attack and Sends Condolences to Families (Read more) 4-Oct-2011


President of Somalia has strongly condemned suicide attack on innocent Somalis (Read more) 4-Oct-2011

AMISOM Condemns Cowardly Attack in Mogadishu (Read more) 4-Oct-2011


Foreign Office Minister condemns bomb attack in Mogadishu (Read more) 4-Oct-2011


The President of the Republic of Somalia H.E. Sharif Sh. Ahmed visited different districts of Mogadishu (Read more) 3-Oct-2011

Brothers in Arms exhibition to open eyes to the conflict in Somalia (Read more) 3-Oct-2011


CAN International Distributes Dry food to IDPs in Mogadishu (Read more) 3-Oct-2011

A Road Map into a New Quagmire (Read more) 2-Oct-2011


Press release
: Somali Government didn’t endorse or support Peter King’s hearings (Read more) 2-Oct-2011


‘Mahdi’-  the first Somali audio Book (Read more) 2-Oct-2011

Somaliweyn Media Center (SMC)