News from Somalia in Somali |
17Guuradii ka soo wareegtay markii ay Somaliland goonida isu taagtay oo maanta si weyn looga xusay Magaalada Hargeysa iyo guud ahaan Somaliland
Hargeysa Axad, May 18 2008 SMC“

Kumanaan dadweynaha ku nool Magaalada Hargeysa ayaa saaka isugu soo baxay ka qayb qaadashada xuska munaasibada 18May oo ah maalintii ay somaliland goonida isu taagtay.
dadweynahan oo aan la soo koobi karin tiradooda waxa ay lulaayeen calanka Somaliland iyaga oo qaar badan oo ka mid ahi ay xidhnaayeen koofiyado ka samaysan astaanta calanka Somaliland.
xafladan waxa kale oo ka soo qayb galay Madaxweynaha Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin,Madaxweyne Xigeenka Md Axmed Yuusuf Yaasiin, gudoomiyayaasha Baarlamaanka iyo guurtida,wasiiro, xildhibaano iyo marti sharaf kale.
hadal uu munaasibadaasi ka jeediyay Madaxweyne Rayaale waxa uu ka sheekeeyay muhiimada ay leedahay Maalintani, halgankii loo soo maray iyo sida ay xusuus dheer ugu leedahay dadka reer Somaliland
hadaladii Madaxweyne Rayaale waxa ka mid ahaa 'Dhamaan waad salaaman tihiin dadweynaha qiimaha leh ee somaliland kuwa jooga xaflada iyo kuwa gobolada iyo degmooyinka joogaba ,maanta waad la socotaan waxa caalamka ka taagan iyo inay maciishada meel kasta dunida ka qaaliyowday markaa waxaan idinleeyahay u jeesta xaga qodashada beeraha oo dalkiina wax ka soo saara”
waxa kale oo uu sheegay Madaxweyne Rayaale in aanay somaliland saamayn doonin ciidamada ay qaramada Midoobay u soo dirayaan Somaliya, waxana uu bulshada caalamka u soo jeediyay in ay somaliland arrimaheeda hoos u eegaan.
xaflado kuwan oo kale la mid ahi waxa ay ka dhaceen dhamaan gobolada iyo degmooyinka Somaliland.


jamaal Ibrahim Maxamed
somaliweyn Media Center
mustaqbal7@hotmail.com
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|