Somali News  
   
 


News from Somalia in Somali
Xaflad ay ay soo agaasimeen ururka Dabargooynta Qabiilka iyo Hormarinta Da`yarta Soomaliyeed (DQHDSOM) oo ka dhacday wadanka Norway maagalada Drammen!

Oslo Axad, May 11 2008 SMC    

Xaflad ay isugu yimaadeen dad aad u farabadan ayaa ka dhacday bartamaha
Magaalada Drammen, gobolka Buskerud ee wadanka Norway. Xafladaasi ayaa waxaa soo agaasimay ururka DQHD SOM ee degen gobolkaas iyo nawaaxigiisa. Xafladaan ayaa waxaa ka soo qaybgalay shacabka somaaliyeed ee degen magaalada Drammen oo u badnaa dhalinyaro isugu jiray wiilal iyo gabdhu soomaaliyeed. Ulajeedada loo qabtay xafladaan wadatay qudbooyinka kala duwan ayaa waxeey aheeyd in lagu wacyigaliyo dhalinyarta iyo bulshada soomaaliyeed ee degen gobolka Buskerud khaas ahaan magaalada Drammen. Waxaa xafladaan qabanqaabadeeda iyo habeynteedaba iska lahaa ururka DQHDSOM, khaas ahaan maamulka websiteka Faatima Maxamad Daahir (Fanka) iyo inanta reer Drammen ee ka socotay gudiga soo dhaweeynta iyo tababarida xubnaha cusub ee ururka DQHDSOM Shukri Suleemaan (Haboon). Waxaa halkaas ka hadlay dhamaan xubnaha ururka DQHDSOM ee ka socday maamulka sare ee ururka DQHDSOM oo kale ah:

Gudoomiye ku xigeenka: Hassan Nuradin Abdalla (Hanuuniya)
Xoghayaha labaad: DRs Deeqo Cali Abuukar ( Deeqa Luul) Afyeenka labaad: Muno Cabdi (Laba qarax ) Maamuulka websideka :Fatima Maxamed Daahir (Fanka)
Maamulaha gudiga sportiga : Cabdi Rahiin Mahamed Abdi (Abuu Salma)
Gudiga soo dhaweeynta iyo tababarista xubnaha cusub oo kala ah: Najmo Maxamuud Geedi (Nafta) iyo Shukri Sulemaan (Haboon).

Xafladaan ayaa eheeyd mid aad u xiiso badneeyd oo aad ay ula qiiroodeen ka soo qayb galayaasha, maadaama dhalinyarta DQHDSOM ay wataan runtiii qudbooyin aad u cajaaib badnaa, oo meeshaas dadkii joogay kiciyay dhiigooda, kagana marqaati kaceen in dhibka ay sheegaan dhalinyartaan ayaga is agaasimay ee ururka DQHDSOM in ay yihiin waxyaabo jira kagana baahan bulshada soomaaliyeed waxqabad degdeg ah.

Waxaa sidoo kale martiqaadkaan ka soo qayb galay gabayaa ka soo jeediyay abwaantii soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cabdi Magan. Sido kale waxeey casuumeen dhalinyarta ururka shiikha magaalada Drammen, Shiikh Isxaaq oo asna halkaas ka soo jeediyay muxaadaro ku saabsaneeyd qabiilka iyo aafada weeyninka badan ee u geeystay umada soomaaliyeed . Erayadii ugu qosolka iyo qiirada badnaa ee runtii xaflada u bedelay mid la yaab leh ayaa waxeey ahaayeen erayadii ay soo gudbisay afayeenka labaad ee ururka DQHDSOM Muna Cabdi Xasan (Laba Qarax) Oo ay ka midka ahaayeen: Soomalida waxeey ku maahmaahda tolka lagama jana-tago! Waxaanse aniga leeyahay somalidu qabiil ma deyso, sanka dhuudhiga niikada ma daayo, sawaxiiligu soorta ma daayo reer Galbeedkuna kufriga ma daayaan!' Ayadoo leh:' Micnahaygu ma ahan in aadna waligiin deyn doonina, ama soomaalida waligee dku dhaqmeyso QABIIL maxaayeelay anagaa u taagan in aan ka tirtirno QABIIL qalbigiina, qalbigeena iyo kan qofkasta oo soomaali ah, inkana dhigi doona soomaali dhab ah, oo aan sheegato aheeyn! Xaasidnimo iyo ishagrasho ku timid sababta QABIIL iyo JAAHILNIMO mardanbe uusan eedsan doonin dudunka QAREENKA SOOMAALIYEED insha alaah!' Intaas kadib ayeey sharaxaad dheer ka bixisay sababta ay kaga soo horjeedaan ururka DQHDSOM qabiilka soomaalida iyo ku dhaqankiisa (qabyaalada), uguna arkaan wax ah dib u dhac iyo hab dhaqankii jaahilintii hore ee islaamka ka hor.

Waxaa kale oo dhacday in xafladaan gudaheeda ay ururka DQHDSOM kula kulmeen dhalinyaro soomaaliyeed oo aan waligood taabanin calanka Soomaaliya oo ah xidigta shan geeska ah iyo midibka cirka. Ururka waxeey u arkeen mucjiso weeyn, taasna waxeey sababtay markii uu ka hadlaayay Maamulaha gudiga ciyaaraha ee ururka DQHDSOM waxa ay tahay wadaniyada in Maamulka websiteka soo isgtaagtay oo tustay dhalinyarta soomaaliyeed iyo dhamaan aqayaartii fadhiyay meesha CALANKA SOOMAALIYA, aad ayaana loogu sabciyay, dad badane waxaa ka yaabiyay micnaha calanka loola istaagay oo loo tusay, maalinkii oo dhane dhalinyarta dhamaan taabashadiisa iskugu heeysteen, oo calamada meesha yaalay dhulka ayaa loo diiday.

Ka soo qaybgalayaasha xafladaan ee u badnaa waxgaradka magaalada iyo dhalinyarta soomaaliyeed ayaa runtii aad ula dhacsanaa qaabka xaflada loo soo agaasimay, iyo qudbooyinka kala duwan ee laga soo jeediyay meeshaas: Waligeey ma arag xaflad nuucaan ah oo looga hadlayo qabiil iyo dhibaatada uu u geeystay dalkeena hooyo 40 sano baan soo noolaaye, hadane ay wataan dhalinyaro sidaan u da'ayar ee ah soomaali asal ah!' hadalkaas waxaa yiri aqoonyahan soomaaliyeed, ee asna ku nool magaalada Drammen, asoo u hanbalyeeynaa dhalinyarta DQHDSOm, kana codsanaa dhalinyarta soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan in ay ku daysadaan, kana dhigtaan tusaale wanaagsan oo maantay horumar degdeg ah lagu gaari karo. Iyo erayo badan oo iskugu jiro amaan iyo wanaano oo lagu gubaabinaayay ururka, loogana cajbsanaa agaasimka heerka sare ahaa, wada shaqeeynta iyo somaali jaceylka ay kaga hormareen dhalinyarta kale ee soomaaliyeeed dhalinyarta ururka DQHDSOM. Waxaana hubaal ah meelkasta oo ay joogaan in ay yihin dad Rabi u dhameeyay heeybo soomaalinimo, una noqon kara tusaale soomaaliga wanaagsan, waxeeyna diyaar u yihiin in ay xataa wada hadal la sameeyaan kooda xumaada, oo ma jiro qof soomaali ah oo ay faquuqi karaan, ileen waxeey aaminsanyihiin 'Fartaada xun filiq kaagama harto'.

Ma ahan marki ugu horeeysay oo ururkaan xaflado nuucaan ah ka qayb qaataan, ama ay soo agaasimeen ayaga. Waxeeyna horay xafladu wacyegelin ah sidaan oo kale ugu qabteen kagana qayb qaateen magalooyinka Oslo iyo Trondheim.

Waxaan mahad gaar ah u direeyna dhamaan dhalinyarta soomaaliyeed ee reer Drammen, iyo gobolka Buskerud ee dalka Norway qaas ahaan kuwii ka qayb qaatay haagaajinta dhinaca farsamada, iyo sida ka so qaybgalayaasha looga farxin lahaa.

11.05.2008

kala Xiriir Urur DQHDSOM Email: hd_ww@hotmail.com

Somaliweyn Media Center “SMC”

Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:
Wararka Maanta 21-Jan-2008
Somalia: the spokesman of Ahlu-sunnah Wal-jamaca a religious sector was overnight slain in Baidoa town (Read more) SMC

Traditional elders reach peace deal over conflicts at El- Bacad and Al-kowthar locations in middle Shebelle region in Somalia (Read more) SMC

Wanyama Masinde on Kenya's crisis. Please support openDemocracy (Read more) openDemocracy

IFJ Condemns Shooting of Journalist in Somalia (Read more) IFJ

European Union endorses the new cabinet of Somali premier nor Ade (Read more) SMC

Baladweyn administration in central Somalia deployed soldiers at the suburbs of the town (Read more) SMC

Somalian radio station closed (Read more) SMC

The Governor of Banadir Region ordered today the closure of Somaliweyn radio (Read more) SMC

Ambassador Said Yusuf Noor, Somalia's ambassador to Ethiopia (Read more) Saylac

Somalia - UN Somali Envoy’s Ominous Message (Read more) AFP

Police chief survives assassination attempt (Read more) AP

Civilians killed in Mogadishu fighting (Read more) AFP

Somalia's Puntland negotiating for release of journalist (Read more) AFP

IFJ Calls for Immediate Release of French Journalist Kidnapped in Somalia (Read more) IFJ

Suspected Somali pirates attack Italian ship (Read more) Reuters

Gunmen kidnap French journalist in north Somalia (Read more) Reuters

More Fighting in Somali Capital; Burundi to Send Peacekeepers (Read more) VOA

Somalia aid arrives via armed delivery (Read more) LATimes

Geneva dialogue supports coherent policy on refugees in migration flows (Read more) UNHCR

Letter to US Secretary of Defense Robert M. Gates on Somalia (Read more) HRW

Insurgents clash with government troops in Mogadishu: witnesses (Read more) AFP

Somalia - One Year After TPLF Invasion - Part I (Read more) Shabait

World Journalists Stand in Solidarity with Colleagues Locked Out at The Guardian in Nigeria (Read more) IFJ

Sexual violence on rise in Somalia, UNICEF warns (Read more) AFP

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)