Somali News
    Hees  

Mudane Shariif Maxamed oo loo doortay Guddoomiyaha Ururka SNU

Mogadishu Talaado 20 March 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


 

Mudane Shariif Maxamed oo loo doortay Guddoomiyaha Ururka SNU

Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa ka dhacay doorasho lagu dooranayay Guddoomiyaha cusub ee Ururka SNU kaasi oo in muddo ah aanan laheyn guddoomiye rasmi ah.

Munaasabaddii doorashada ayaa waxaa kasoo qeybgalay Golaha dhexe ee Ururka SNU, Odayaal dhaqameedyada Beelaha Banaadiriga iyo sidoo kale qeybaha kala duwan ee Bulshada taageersan SNU.

Cumar Aweys Nuur (Dacas) oo ahaa Guddoomiyihii Guddiga farsamo ee doorashadani soo qaban qaabiyay ayaa waxa uu kasoo jeediyay kahor doorashada inta aysan dhicin khudbad, wuxuuna sheegay in ay horey u shaaciyeen qof waliba oo Banaadiri ah oo doonaya in ururka uu guddoomiye ka noqdo uu soo gudbiyo musharaxnimadiisa lakin aanu jirin cid u soo gudbisay marka laga reebo Xildhibaan Shariif Maxamed Sayid oo soo gudbiyay.

Waxaa ka bilaabatay goobta oo aheyd Hotelka Shaamow in loo codeeyo Guddoomiyaha Xisbiga siyaasadeedka ay beelaha Banaadiriga leeyihiin ee SNU, waxaana laga codsaday in ciddii u ogol Shariif Maxamed Sayid in uu noqdo Guddoomiyaha SNU ay gacanta taagaan, waxaaba markii gacanta wada taagay guud ahaan Xubnaha golaha dhexe ee SNU, waxaana sidaasi ku guuleystay oo waliba aanan qarsoodi kujirin si gacan taag ah oo dadkuna ay arkayeen Shariif Maxamed Sayid.

Guddiga Farsamada iyo xogheynta Doorashada ayaa ugu dambeyntii waxa ay kudhawaaqeen in Mudane Shariif Maxamed Sayid uu ku guuleystay in uu noqdo Guddoomiyaha Xisbiga SNU kuna helay cod aqlabiyad leh iyadoo aanu jirin intii kasoo qeybgashay doorasahda gaar ahaan Golaha dhexe ee SNU cid codkeeda ka reebatay Shariif Maxamed.

Sidoo kale waxaa isla goobta lagu doortay Guddoomiye kuxigeenka koobaad in ay noqoto Drs.Fahmo Axmed Nuur, Guddoomiye kuxigeenka Labaad Caamir Axmed Maxamed (Jakeeti) Guddoomiye kuxigeenka saddexaad Maxamed Sheekh Cabdi, waxaana lagu doortay dhammaantooda cod aqlabiyad leh.

Mas’uuliyiintii la doortay waxa ay kasoo wada jeediyeen khudbado kala duwan hayeeshee guddoomiyaha Cusub ee SNU ayaa ka sameeyay goobta lagu doortay ballan qaad fara badan isaga oo xusay in arrimaha siyaasadda dalka gaar ahaan dhinaca nabadeynta, masahariicda dib u dhiska iyo wax waliba oo wadanka horumar u keeni kara ay si buuxda uga qeyb qaadanayaan.

Shariif Maxamed Sayid waxa uu horey xubin uga ahaa SNU isaga oo lasoo shaqeeyay Dr.Raajis iyo sidoo kale mas’uuliyiintii uga horeysay xilka Guddoonka SNU, wuxuuna ka codsaday Bulshada in ay lawada shaqeeyaan la’aantoodana aanu waxba la qaban Karin.

Habka xorta ah iyo fagaaraha cad ee doorashada maanta ay ka dhacday ayaa waxaa si diiran u soo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee Beelaha Banaadiriga waxaana loogu duceeyay Mudane Shariif Maxamed Sayid in uu xilka ilaaheey garabkiisa ku galo.










Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
Mob: +2526-15573321-+252-699-995088
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com 
www.somaliweyn.com 

 

Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

News From Somalia

Somalia • Famine & Drought Situation Report No. 19
25 October 2011 (Read more) 27-Oct-2011

CLARIFICATION STATEMENT: Kenya and Somalia have a long history of
friendship and cooperation, and that continues today (Read more) 27-Oct-2011


Somalia to participate in Arab Athletics competition in UAE (Read more) 26-Oct-2011

Somalia: Kenyan Government crossly responded to remarks made by President Shariff (Read more) 25-Oct-2011

Kenyan women soldiers at the warfront (Read more) 24-Oct-2011

Taking Advantage of Kenya’s Al-Shabab Pursuit (Read more) 24-Oct-2011

Al-Shabab claims grenade attack in a nightclub in Nairobi (Read more) 24-Oct-2011

VACCINATION CAMPAIGN SUSPENDED DUE TO FIGHTING IN DAYNILLE (Read more) 24-Oct-2011

The illegal Kenyan invasion of Somalia crystallizes IGAD/EAC Political Initiative (Read more) 24-Oct-2011

An open letter to Professor Suleiban and Amoud Alumni Association (Read more) 24-Oct-2011

The Propaganda war In Somalia, Best Wins (Read more) 24-Oct-2011

Somali journalists attend UNICEF-supported workshop to focus on humanitarian reporting (Read more) 24-Oct-2011

Control of Deynile Critical to Security of Mogadishu (Read more) 22-Oct-2011

Horn of Africa Crisis Situation Report No. 19 21 October 2011 (Read more) 22-Oct-2011


The President of the Republic of Somalia H.E Sharif Sh. Ahmed met his Turkish counterpart H.E Abdullag Gul in Istanbu (Read more) 21-Oct-2011


Somalia: Puntland President's speech at Chatham House (Read more) 20-Oct-2011


IFRC 'Preventing the Next Disaster' Advocacy Report and IFRC 2011 World Disasters Report (Read more) (Read more) 20-Oct-2011


Médecins Sans Frontières seeks swift release of two abducted staff without use of force and continues medical activities to assist Somali population (Read more) 19-Oct-2011

Somalia: Grenade Attack on Radio Galkayo in Puntland (Read more) 19-Oct-2011


First round of ‘support the peace’ soccer tourney ends in Somalia (Read more) 16-Oct-2011


Somalia tries to normalize life of famine victims through sport (Read more) 16-Oct-2011


Puntland President Receives AU High Representative for Somalia (Read more) 16-Oct-2011

The Roadmap: A Hole in Water (Read more) 16-Oct-2011

No high-pay jobs for Somalis (Read more) 16-Oct-2011


USADF Projects Provide Hope, Growth and Goodwill for Somalia Youth (Read more) 14-Oct-2011

UK OUTLINES ROBUST MEASURES TO TACKLE PIRACY (Read more) 13-Oct-201

Somalia • Famine & Drought Situation Report No. 17 (Read more) 12-Oct-2011


Erdoğan calls for more security, aid for famine-stricken Somalia (Read more) 11-Oct-2011

News From Somalia


THE LAST NAIL ON THE SOMALI  COFFIN (Read more) 9-Oct-2011


TFG AND AMISOM
CAPTURE KEY GROUND IN MOGADISHU (Read more) 8-Oct-2011


AU forces plan to cover al-Shabaab strongholds (Read more) 8-Oct-2011


United States Providing Malaria Treatment Medicine to the eastern Horn of Africa (Read more) 7-Oct-2011


Intelligence Wars: TFG vs Al-Shabaab (Read more) 7-Oct-2011

Food Security and Nutrition Analysis Unit - Somalia (Read more) 7-Oct-2011

Somalia • Famine & Drought Situation Report No. 16
4 October 2011 (Read more) 7-Oct-201

Two Journalists slightly wounded at the Tuesday's deadly suicide bombing in Mogadishu (Read more) 7-Oct-201


Press Conference: Prime Minister of Somalia Dr Abdiweli Mohamed Ali (Read more) 5-Oct-2011


White House Statement: U.S. Condemns Attack in Mogadishu (Read more) 5-Oct-2011


Secretary Clinton Condemns Terrorist Attack in Somalia (Read more) 5-Oct-2011

Greater Somalia, Myth or Aspiration (Read more) 5-Oct-2011


Puntland President
Condemns Al Shabaab Terrorist Attack and Sends Condolences to Families (Read more) 4-Oct-2011


President of Somalia has strongly condemned suicide attack on innocent Somalis (Read more) 4-Oct-2011

AMISOM Condemns Cowardly Attack in Mogadishu (Read more) 4-Oct-2011


Foreign Office Minister condemns bomb attack in Mogadishu (Read more) 4-Oct-2011


The President of the Republic of Somalia H.E. Sharif Sh. Ahmed visited different districts of Mogadishu (Read more) 3-Oct-2011

Brothers in Arms exhibition to open eyes to the conflict in Somalia (Read more) 3-Oct-2011


CAN International Distributes Dry food to IDPs in Mogadishu (Read more) 3-Oct-2011

A Road Map into a New Quagmire (Read more) 2-Oct-2011


Press release
: Somali Government didn’t endorse or support Peter King’s hearings (Read more) 2-Oct-2011


‘Mahdi’-  the first Somali audio Book (Read more) 2-Oct-2011

Somaliweyn Media Center (SMC)