Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


Xukumada somaliland oo ku dhawaaqday in xaalad abaareed oo aad u darin ay saamaysay dhamaan gobolada dalka dalbadayna gar gaar deg deg ah

Hargeysa Tuesday 30 June 2009 SMC

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa maanta shaaca ka qaaday in Dalka ay soo waajahday abaar baahsan taas oo loogu magac daray sima.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa arintan kaga dhawaaqay shir jaraaid oo uuku qabtay Xarunta wax ka qabadka afooyinka dabiiciga ah eeNerad isagoo ay kulankan ku wehelinayeen xubnaha Gudida Afooyinka Qaranka oo ay ka mid yihiin Wasiirada Macdanta iyo Biyaha, Qorshaynta, Caafimaadka, Arimaha Gudaha, Beeraha, iyo Diinta iyo Awqaafta.

Ugu Horayn Madaxweyne ku xigeenka oo ka hadlayay fariinta ay Gudbinayaan wuxuu hadalkiisa ku bilaabay[Wadanka waxa soo waajahay abaaro sanadaihii 2007,2008, &2009 Gu’gii iyo Dayriiba way araadeen taas oo keentay biyo la’aan baad la’aan nafaqo daro wadanka oo dhan soo waajahday dadweynaha soomaliland waxa lagu qiyaasaa ilaa sadex milyan iyo badh markaa ilaa hal milyan iyo badh ayaa u baahan quudin iyo wax siin arinkaasina waa saameeyay go’bolada dhamaantood abaaratana waxa loo bixiyey sima,Markaa halkan waxaynu ka smaynaynaa laba arimood ta hore waa laba baaq,Baaqa u horeeyaa waa ka aanu ilaahay baryayno waana ka ugu muhiimsan,Beri oo ah 29ka bisha juun ilaa 7julay waxanu go’aaminay maadama aanu gudidii abaaraha u ahay Gudoomiye iyaguna beryahan oo dhan soo shirayeen hay’adihii la soo shireen wax badana soo koobeen oo anigana maanta halkan laygu yeedhay inaan ka sii daayo baaqii guud,29julay ilaa 7julay waxa la bilaabayaa ducadii qunuuda masaajidada iyo istiqfaar qof kastaa goonidiisa u wadayo, Waxa weeye mushkiladi Ibnu aadamka ma timaado ilaa wax uu isagu galay weey waxaa uu galayna

waxay kaga kici karaan isagoo istiqfaar iyo toobad keen uu Ilaahy u noqdo,Weligeed may dhicin Abril,May iyo Juun oo aan Hargeysa roob ka di’in ilaa 1991 diiwaan gelin uu qoray maareyaha Biyaha taas oo xataa magaaldii shiday biyo la’aan darteed,Markaa ilaa 7julay waxaynu wadaynaa ducadaa iyo alabariga hadii uu intaa da’o waa sidaynu ilaahay ka rajeynaynaa oo wuu di’doonaa ilaahyna inagu simi mayo baryo bani aadam,Waxa intaa looga gudbayaa marka 7julay dhamaato in la soomo sadex maalmood dhamaan dalka oo dhan oo ah 8julay,9julay,iyo 10julay,sadexda cisho soonkaa ka dib waxa la gelayaa salaadii jamaaciga ahayd ee roob doonta 11julay ayaa Gobalada oo dhan laysugu imanayaa meelaha barxadaha ah ciroole iyo caruur laysugu yeedhayaa weliba kuwa aan denbiga gelin gaar ahaan qalin qoyanta malaa inaga denbigeenaa bataye taasi waa taa oo wa ta muhiimka ah ee gacanta Ilaahay baa weyn isagaana dadka wax gaadhsiin kara] ayuu yidhi Madaxweyne Xigeenku.

Madaxweyne Xigeenka oo sharaxayay wejiga kan ku xigaa waxa uu noqon doona ayaa yidhi[Ka labaad waxa weeye baaqii aanu aduunka u baaqaynay inay la soo gaadhaan maadama aan sadexdaa sanadood ay roobabku soo yaranayeen oo ay gaadhay in xoolihii sii daciifayaan daaqiina sii yaraanayo dadkaa aanu ku qiyaasnay 40%(afrtan boqolkiiba)ee bulshada kuwaas oo noqonay hal malyan iyo afar boqol oo kun aanu ku qiyaasnay inay la soo gaadhaan wixii gar gaar ah ee looga baahnaa oo weliba aan arinkuna jiitamin oo la sii sugin,Waxa weeye arinku intaanu murkucan hadii aan la toosin hadhow hadii uu jabo lama gaadho taasina waa ta aanu u jeedinayno hay’adaha caalamiga ah]

Markaa ka dib madaxweyne ku xigeenka ayaa guda galay mawduuc la xidhiidha mushkilada biya yaraanta ee la soo deristay caasimada Somaliland ee Hargeysa [Beryahan danbe waxa na haysatay mushkilad biyaha magaalada Hargeysa oo ahayd iyaduna mushkilad nagu taagan markaa waxan u saaray gudi ka kooban maayarka magaalada,wasiirka macdanta iyo biyaha,wasiirka daakhiliga oo uu ka wakiil yahay wasiiru dawluhu,qorshaynta iyo caafimaadka afrtaa wasaradood iyo mayarku inay beri u balamaan oo arinkaa loo gonda dego hadii magaalada biyuhu ku yar yihiin,Biyahan magaalada ku jiraa waa kuwii la soo geliyey 1972 berigaa waxa deganaa konton kun wejigii labaadna wuxuu ahaa 1987 iyagana xiligaa 200.000 dadku ma gaadhayn maantana waxay caga cagaynayaan hal milyan hadaba waxa lagama maar maan ah inta yare e ina soo gasha in loo qaybiyo cadaalad maamulkana aan la odhan waxay sameeyeen cadaalad daro ayaa keliftay inaan samayno intaas oo hay’adood oo u gonda dega waxa ay tahay dhibtu oo welibana la sameeyo gudi baadhisyo ilaa hoos haday tahay kuwa biyaha qaybiya haday tahay kaalmaha biyaha laga dhaamiyo oo badan iyo haday tahay meelaha lagu maydho oo dabcan laga yaabo inay biyo jaban helaan maalintii isticmaala shan boqol oo foosto taasi waa baadhis berito laga bilaabyo taana waxan u sheegayaa dadweynaha hargeysa inaan arintaa u gonda degayno] ayuu hadalkiisa ku soo khatimay madaxweyne ku xigeenku hadalkiisa.

Markii madaxeyne xigeenku hadlkiisa dhameeyay saxaafada ayaa su’aalo kala duwan kuwaas oo uu dhamaantood ka jawaabay.

Dhinaca kale isla goobtii shirka jaraa’id waxa Madaxweyne ku xigeenku shaahdo sharaf lagu maamusay uu ku gudoonsiiyey Maxamed Muuse Maqtal oo ahaa ninkii gaadhigiisa ka soo kaxaystay cariga ingiriiska kuna soo maray wadamo badan oo caalamka isagoo u ololaynaya qadiya gooni isu taaga Somaliland.

Hadal uu halkaa ka jeediye Md Maqtal wuxuu ku dhaliilay qaar ka mida masuuliyiinta Somaliland oo uu ku eedeeyay inay ka gaabiyeen milgihii ay ahayd in lagu qaabilo.
Madaxweyne ku xigeenka oo isaguna la hadlayay Maqtal ayaa ugu qalbi qaboojiyey in shaqada uu soo qabtay ay tahay mid waajib ku ah muwaadin kasta maadama ay jiraan dad u dhintay ama u naafoobay xiligii halganka kuwaas oo iyaguna sugaya inay helaan xurmadooda iyo daryeelkoodaba.

 

Somaliweyn Media Center “SMC”

Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=1648256&searchposition=327&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:
Arabic News
Today's News 17-June-2009

تشهد  العاصمة الصومالية  إشتباكات عنيفة ومؤتمرالعالم الإسلامي يعلن  أن التحالف مع الأجانب لا يناقض الولاء والبراء
(Reads more) 17-June- 2009

Today's News 17-May-2009

حركة الشباب المجاهدين تسيطر علي كبري مدن إقليم شبلي الوسطي في جنوب الصومال
(Read more) 17-may- 2009

مقتل خمسة وإصابة عشرة بعد سقوط قذيفة مدفعية علي مدرسة لتحفيظ القرآن الكريم في وسط مقديشو
(Read more) 17-may- 2009

Today's News 16-May-2009

الأمم المتحدة لن ترسل قوات الى الصومال قريبا
(Read more) 16-may- 2009

سكان العاصمة الصومالية يواصلون النزوح خشية تجدد المعارك
(Read more) 16-may- 2009

Today's News 14-May-2009

الحكومة الصومالية تعلن محاولة  حسن طاهر أويس بلإطاحة بشيخ شريف
(Read more) 14-may- 2009

المحاكم الإسلامية تعلن  حقهم الشرعي  في  الدفاع عن أنفسهم في العاصمة أو في الأقاليم الصومالية
(Read more) 14-may- 2009

شبكة جواسيس تتيح للقراصنة الصوماليين اختطاف السفن
(Read more) 14-may- 2009

Today's News 13-May-2009

رئيس الجمهورية الصومالية يصادق علي تطبيق الشريعة وحركة الشباب تستولي علي مناطق جديدة
(Read more) 13-may- 2009

حركة الشباب تواصل إرسال المزيد من قواتها العسكرية إلي العاصمة الصومالية
(Read more) 13-may- 2009

Today's News 12-May-2009

حركة الشباب تحذر من تسمية المجاهدين المسلمين بأجانب
(Read more) 12-may- 2009

إقليم هيران يشهد إشتباكات بين قوات الإثيوبية وفصائل الإسلامية
(Read more) 12-may- 2009

الحزب الإسلامي يغلق ١٠ شركات للحوالة في مدينة أفقوي عاصمة إقليم شبلي الوسطي
(Read more) 12-may- 2009

Today's News 11-May-2009

البحرية الفرنسية تسلم 11 صوماليا متهمين بالقرصنة للقضاء الكيني
(Read more) 11-may- 2009

شيخ شريف يتهم المعارضة  بتنفيذ مخططات ومصالح اجنبية  في الصومال
(Read more) 11-may- 2009

هيئة علماء الصومال تصدر بيان ختاميى بشأن الوضع الصومالي
(Read more) 11-may- 2009

Today's News 09-May-2009

الشعب الصومالي بين مطرقة الفصائل الإسلامية وسندان عجز الحكومة الإنتقالية
(Read more) 09-may- 2009

العاصمة الصومالية تشهد إشتباكات عنيفة ليومها الثالث أدت لمقتل العديد من المدنيين
(Read more) 09-may- 2009

العاصمة الصومالية تشهد إشتباكات عنيفة ليومها الثالث أدت لمقتل العديد من المدنيين
(Read more) 09-may- 2009

قاض أمر بالافراج عن سبعة قراصنة صوماليين مفترضين في اسبانيا
(Read more) 09-may- 2009

البحرية الفرنسية تسلم 11 قرصانا آخر مشتبه بهم الى كينيا
(Read more) 09-may- 2009

Today's News 08-May-2009

العاصمة الصومالية تشهد إشتباكات عنيفة ليومها الثاني
(Read more) 08-may- 2009

اعتقال 7 قراصنة صوماليين واختطاف سفينة هولندية في خليج عدن
(Read more) 08-may- 2009

طائرة اماراتية تصل الى مطار بربرة على متنها 35 طنا من المساعدات للشعب الصومالي ./ إضافة ثانية.
(Read more) 08-may- 2009

Today's News 07-May-2009

قراصنة يطلقون النيران على سفينة للبحرية الأمريكية أمام الصومال
(Read more) 07-may- 2009

منظمة ملاحية: قراصنة صوماليون يحتجزون سفينة هولندية
(Read more) 07-may- 2009

مقتل مدني واصابة اكثر من ٥٠ شخصا في موجهات بين القوات المحاكم الاسلامية وحركة الشباب في العاصمة الصومالية مقديشو
(Read more) 07-may- 2009

Today's News 05-May-2009

البحرية الامريكية: مكافحة القراصنة تحتاج الى جهود على البر
(Read more) 05--may- 2009

بعثة الهلال الاحمر لمكافحة العمى تجرى 82 عملية جراحية لإعادة البصر في الصو مال
(Read more) 05--may- 2009

Today's News 28-Apr-2009

الافراج عن طبيبين من منظمة اطباء بلا حدود خطفا في الصومال
(Read more) 28-Apr- 2009

Today's News 27-Apr-2009

مصر تلقت طلبات لتبني عملية المصالحة الصومالية
(Read more) 27-Apr- 2009

Today's News 25-Apr-2009

البرلمان الصومالي يشهد مشادات خلال اجتماعه لتقرير  الميزانية الجديدة
(Read more) 25-Apr- 2009

مقتل ٨ من بينهم طلبة وجرح أكثر من ١٠ أشخاص إثر قصف تعرض له البرلمان الصومالي
(Read more) 25-Apr- 2009

العاصمة الصومالية تشهد  إشتباكات عنيفة بين القوات البروندية و عناصر من المعارضة
(Read more) 25-Apr- 2009

Somalia: 9 people were killed in volleys of mortars in Mogadishu (Read more) 25-Apr- 2009

Expanding Humanitarian Aid where it is most needed Support from Somali communities (Read more) 25-Apr- 2009

Today's News 18-Apr-2009
موافقة البرلمان الصومالي علي تطبيق الشريعة الإسلامية
(Read more) 18-Apr- 2009

شاب صومالي يعاني من إصابة برصاصة في جسده تعيق حياته ولا يجد من يعينه
(Read more) 18-Apr- 2009

الحزب الإسلامي يدين مقتل المسئولين الصوماليين  ويدعوا لوقف عمليات الإغتيالية
(Read more) 18-Apr- 2009

الحكومة الصومالية تكشف عن دخول 90 مسلحا إلي العاصمة مقديشو  لتنفيد عمليات إغتيالية ضد أعضاء حكوميين
(Read more) 18-Apr- 2009

الصومال علي شفي حرب أهلية جديدة بين الفصائل الإسلامية
(Read more) 18-Apr- 2009

English News
Today's News 19-June-2009
Somalia: Kenya to intervene in Somalia (Reads more) 19-June- 2009

Joint Statement on the assassination of Somali Security Minister (Reads more) 19-June- 2009

Somalia: Eighteen Somali refugees drowned, 29 missing (Reads more) 19-June- 2009

STATEMENT ON MURDER OF OMAR HASHI ADEN (Reads more) 19-June- 2009

Press release: War and Peace; anthology of Somali literature (Reads more) 19-June- 2009

U.S. Condemns Murder of Omar Hashi (Reads more) 19-June- 2009

Today's News 17-June-2009

Somalia: Banadir region police commander dies in combat  (Reads more) 17-June- 2009

Hostilities against Aid Work in Jowhar Put Lives of Somali Children and Women at (Reads more) 17-June- 2009

Today's News 16-June-2009
Eye of the storm? Red Sea on the boil (Reads more) 16-June- 2009

Independent radio station for Eritreans begins broadcasting from Paris (Reads more) 15-June- 2009

Somalia: No tax collection along Mogadishu, Afgoi road-officials (Reads more) 15-June- 2009  

Today's News 14-June-2009
Somalia: Fighting between government’s troops 4 killed (Reads more) 14-June- 2009  

Somalia: Al-Shabab exposes holy war film in Baidoa (Reads more) 14-June- 2009

Somalia: Aid organizations should register-Islamists (Reads more) 14-June- 2009

US Democrats reject Terror label on Eritrea for its Somalia role (Reads more) 14-June- 2009

Some in Qaeda Leave Pakistan for Somalia and Yemen (Reads more) 14-June- 2009

Today's News 16-May-2009
Meles Zenawi: “I think that Dahir Aweys and his team are beginning to feel that they are losing the game in Mogadishu among the Islamists” (Read more) 16-may- 2009

Somalia: Explosion jolts Baladweyn town, DC narrowly escapes death (Read more) 16-may- 2009

Somalia: Dayniile airstrip base for Sheikh Hassan (Turkey) forces (Read more) 16-may- 2009

Ahlu-sunnah Waljama takes full control of Wabho location (Read more) 16-may- 2009

Somalia: UN calls for respect of Somali civilians caught in Mogadishu crossfire (Read more) 16-may- 2009

Somalia: spain hands over 13 Somali pirates to Kenya (Read more) 16-may- 2009

Somalia: Eritrea an ally to Somali rebels, US army on stand-by (Read more) 16-may- 2009

Somalia: U.N. sees time not right for Somalia peace force (Read more) 16-may- 2009

Today's News 14-May-2009
U.S. Denounces Violence, Supports TFG (Read more) 14-may- 2009

Somalia –Afghanistan of Africa, HASSAN DAHIR AWEYS the Trojan Horse of Issayas Afeworki (Read more) 14-may- 2009

UN touts Somali peace prospect despite fighting (Read more) 14-may- 2009

UNICEF Newsletter: Combating malaria for better health for children and women (Read more) 14-may- 2009

Indonesia willing to lead Somalia force-U.N. official (Read more) 14-may- 2009

Today's News 13-May-2009
Somalia: Deadly battle in Mogadishu 15 killed, AU troops in new base (Read more) 13-may- 2009

“The government of Somalia is not a Muslim government” Al-Shabab spokesman (Read more) 13-may- 2009

Somalia: Worst drought in decade deepens Somalia crisis: U.N. (Read more) 13-may- 2009

Somalia: UN Somalia Envoy: Islamist Leader Aweys Attempting Coup (Read more) 13-may- 2009

Today's News 12-May-2009
Deadly battle in Mog gadishu 15 killed, AU troops in new base (guji-riix)13-may- 200

Somalia: Presidential candidate condemns AU doctors in Mogadishu (Read more) 12-may- 2009

Somalia: None Somalis in Al-Shabab network are Muslims says Al-Shabab (Read more) 12-may- 2009

Somalia: Killing a Muslim is the Second biggest Crime in Islam  (Read more) 12-may- 2009

UN envoy for Somalia condemns Mogadishu violence (Read more) 12-may- 2009

Somalia: U.S. Condemns Attacks on Somalia's Government (Read more) 12-may- 2009

Can Sheikh Hassan Dahir Aweys Save Somalia? Yes, if Not Killed by CIA Operative Abu Mansor Al Amriki (Read more) 12-may- 2009

UN: Highlight Rights and Justice on Africa Trip (Read more) 12-may- 2009

Somalia, goddess Tyche, Ahmedou Ould Abdallah and Sheikh Sharif (Read more) 12-may- 2009

Today's News 11-May-2009
Somalia: Al-Shabab forces took control of Bula-Barde district (Read more) 11-may- 2009

Somalia: Foreign mercenaries are fighting in Mogadishu, MP  (Read more) 11-may- 2009

Somalia: Nightfall battle in Mogadishu 13 dead  (Read more) 11-may- 2009

Somalia: Deputy commissioner claims Victory (Read more) 11-may- 2009

Somalia: a platoon of Ethiopian troops sighted in central Somalia (Read more) 11-may- 2009

Somalia: President Shariff remarks fighting in Mogadishu (Read more) 11-may- 2009

Somalia: Somalia clerics issue a communiqué (Read more) 11-may- 2009

Somali: pirates free Greek-owned vessel - group (Read more) 11-may- 2009

Somalia: AU Mission Blames Weekend Somalia Fighting on Anti-Peace Forces (Read more) 11-may- 2009

MEDIA OBJECTIVITY IS AN ILLUSION THE WORLD OVER (Read more) 11-may- 2009

CAN A GOVERNMENT FUNDED JOURNALISTS UNION STILL REMAIN INDEPENDENT? (Read more) 11-may- 2009

NUSOJ Calls on warring sides in Mogadishu to respect journalists’ rights after wounding four journalists (Read more) 11-may- 2009

Today's News 10-May-2009
18 worshipers killed at a mosque in Mogadishu (Read more) 10-may- 2009

Lawless Somalia keeps Dadaab full (Read more) 10-may- 2009

Somalia: 12 died in ferocious fighting in Mogadishu (Read more) 10-may- 2009

Somalia: pirates receive $2 million for British-owned ship (Read more) 10-may- 2009

Somalia: Mass exodus in Mogadishu (Read more) 10-may- 2009

Press Release Conducted by SOCHRO (Read more) 10-may- 2009

Appeal to WFP Somalia-Programme (Read more) 10-may- 2009

Somalia: Al-Shabab established new administration in Bardere district (Read more) 1 9-may- 2009

Today's News 09-May-2009
Somalia: Al-Shabab established new administration in Bardere district (Read more) 09-may- 2009

Somalia: 2 men gunned down inside Bakara bazaar (Read more) 09-may- 2009

Somalia: Islamists hacks off thug’s hand in Kismayu town (Read more) 09-may- 2009

Somalia: “None peace loving are igniting fire in Somalia” interior Minister (Read more) 09-may- 2009

Somalia: US President to visit Egypt, Germany, France in June 2009 (Read more) 09-may- 2009

More Somali migrants say Britain should ban khat (Read more) 09-may- 2009

Somali community fights bad press (Read more) 09-may- 2009

For Somali Pirates, Worst Enemy May Be on Shore (Read more) 09-may- 2009

Quarterly Cluster Report
Humanitarian Response in Somalia
January – March 2009 (Read more) 09-may- 2009

 

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)