Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


Dhubuq dhubuq hore dhaban hays danbeey leedahay, Xulka Kubada Cagta Brazil oo ku guuleystay Koobka Qaaradaha ee ka socday dalka Koonfur Afrika

Örebro Monday 29 June 2009 SMC  

Dhubuq dhubuq hore dhaban hays danbe ayay leedahay, Xulka Kubada Cagta Mareykanka ayaa dhoolatus uu sameeyey qeybtii hore ee ciyaarta finalka ee Confederations Cup-ka kadhacday Garoonka Ellis Park ee magaalada Johansberg ayaa keentay inuu qeybtii danbe ee ciyaarta ay xaalku ku xumaaday iyadoo 2 gool iyo eber ay ku dhamaatay 45 daqiiqo ee hore oo ay Mareykanku ku hogaaminayeen.

Laacibka Lambarka 8-aad usita xulka Mareykanka ciyaaryahan

Clint Dempsey ayaa gool aad uqurux badan wuxuu daba mariyey goolhaye Julio Cesar daqiiqadii 9-aad ee qeybtii hore ee ciyaarta, iyadoo goolkii labaad oo isna si wanaagsan loo soo agaasimay ayaa waxaa shabaqa cusjiyey xidiga Xulka Mareykanka L. Donavan oo lambarka 10-aad usitay.

Qeybtii danbe ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 2 - 0 ay guushu ku hogaaminaysay Xulka Kubbada Cagta Mareykanka, markii qeybtii danbe la isugu soo laabtay ayaa waxaa dar dartii ugu horeysay daqiiqadii 46-aad markii hal daqiiqo ay socotay oo qura ayaa waxaa gool isna cajiib ahaa waxaa kooxdiisa usuuragaliyey ciyaaryahan Loius Fabiano.

Intaasi la isagama harine waxaa dardartoodii halkeedii kasii waday xulka Brazil oo sedex ciyaartooy badal ku sameyey Tababare Dunga waxaana ay keentay in weerarkii lagu hayay xulka Mareykanka ay sii laba lixaadsatay, waxaana biraha Mareykanka ay noqotay mid laga celceliyo laacibiinta Brazil iyagoo isku dayey inaay iska soo magaan goolka lagu leeyahay isla markaana goolal dhaliyaan.  

Daqiiqadii 70-aad ayaa ciyaaryahan Lous Fabiano wuxuu helay fursad qaali ah isagoo kubad looga soo dhexbixiyey daafacyada Mareykanka ay isugu soo hareen isaga iyo goolhaye Howard balse waxaa seef gareeyey ama badbaadiyey goolhaye Howard oo la dhihi karay waa ciyaaryahan waaya arag ah isla markaana yaqaana qiyaanooyinka laacibiinta maadama uu ka ciyaaro dalka Ingiriiska isago haatan ah goolhayaha koowaad ee kooxda Everton isagoo hore ugu soo ciyaaray Manchester United.

Daqiiqadii 74-aad ayaa misana goolkii barbaraha xulkiisa usaxiixay ciyaaryahan Loius Fabiano ka dib markii kubad usoo qaabeeyey ciyaaryahan

Kaka uu baas caqiibo leh usaxiixay weeraryahanka Manchester City Robinho kaasoo laad xowli kusocotay uu goolka ku shuuday balse waxaa ay ku dhacday birta oo markii ay soo laabatay waxaa helay Fabiano kaasoo madaxa ugu saxiixay xulkiisa taasoo ka dhigtay 2 - 2.  

Xulka Brazil ayaa helay koone daqiiqadii 84-aad kaasoo uusoo laaday Ciyaaryahanka badalka kusoo galay Elano kaasoo karooskiisa madaxa usaaray kabtan Lucio kaasoo shabaqa ku ruxay iyadoo ciyaarta ay kusoo gabagaboowday 2 - 3 ay guushu ku raacday Xulka Brazil.

Ciyaaryahan Lucio oo u ciyaara kooxda Bayern Munich ayaa u dhaliyey goolkii guusha xulkiisa taasoo markuu dhaliyey ka dib la aamusin kari waayey farxad darteed isagoo caawa oo dhan ilmaynayay taasoo la dhihi karay ciyaaryahanka oo sannadkaan aan heli wax koob ah isla markaana ka naxay labadii gool ee looga hormaray isla markaana aad ugu naxsanaa inaay ceeb kasoo raacdo maadaama uu yahay sannadkaan Kabtanka Xulka Brazil riyadiisana ay rumoowday maadama uu kor u taagay koobkii qaaradaha ee loogu magac daray Confederation Cup oo sannadkaan lagu qabtay markii ugu horeysay Qaarada Afrika.

Koobkaan ayaa laga dhigay in afartii sanno mar lagu qabto wadanka marti galin doona koobka Aduunka iyadoo koobkaan hore loogu aqoon jiray koobka King Fahad Bin Abdul Casiis oo lagu qaban jiray dalka Sacuudiga labadii sannoba mar.

Kaalinta sedexaad oo iyana maanta la ciyaaray ayaa waxaa 3 - 2 ku badiyey Xulka Spain iyadoo goolasha ay ukala saxiixeen

labada kooxood D. Guiza oo laba gool usaxiixay xulkiisa Spain halka goolka guusha uu u dhaliyey ciyaaryahanka qadka dhexe X. Alonso, halka Koonfur Afrika uu uwada dhaliyey K. Mphela oo lambarka 9-aad usitay.

Ciyaartaan ayaa waxaa kasoo qeyb galay madaxweynaha Xiriirka Kubada Cagta FIFA Joseph S. Blatter iyo President of the Republic of South Africa, Madaxweyne Jacop Zuma oo lagu casuumay Xaflada Xiritaanka FIFA Confederation Cup Final match between USA and Brazil oo ka dhacaysay Garoonka Ellis Park Stadium ee magaalada Johannesburg South Afrika.

Hadaba waxaa koobkaan sannadkaa 2009-ka ku guuleystay Xulka Brazil, waxaa kaalinta labaad galay Xulka Mareykanka halka Sedexaad ay gashay Xulka Spain, afraadna xulka Dalkeeda lagu qabanayo ee Koonfur Afrika.

Waxaa maanta ciyaartii Finalka ee lagu soo gabagabeeyey magaalada Joahansberg Confederation Cup Final waxaa lagu sharfay wiil uu dhalay Ciyaaryahan wadnaha istaagay Marc Vivien Foe oo u dhashay dalka Cameroon iyadoo FIFA ay ku marti qaaday wiilkaasi inuu hadalo kooban ka jeediyey isagoo sheegay inaay farxad weyn u tahay inuu qudbad gaaban ka jeediyo halkaasi isagoo sheegay aabihii inuu wadnaha istaagay isagoo ciyaaraya kubbada cagta sidaasina uu ku agoontoobay mudo hada laga joogo lix sanno ka hor.



Waxaa diyaariyey
Maxamed Cabdulle Xasan "Siidi"
Örebro - Sweden
soomaalidamanta@gmail.com

 

Somaliweyn Media Center “SMC”

Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=1648256&searchposition=327&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:
Arabic News
Today's News 17-June-2009

تشهد  العاصمة الصومالية  إشتباكات عنيفة ومؤتمرالعالم الإسلامي يعلن  أن التحالف مع الأجانب لا يناقض الولاء والبراء
(Reads more) 17-June- 2009

Today's News 17-May-2009

حركة الشباب المجاهدين تسيطر علي كبري مدن إقليم شبلي الوسطي في جنوب الصومال
(Read more) 17-may- 2009

مقتل خمسة وإصابة عشرة بعد سقوط قذيفة مدفعية علي مدرسة لتحفيظ القرآن الكريم في وسط مقديشو
(Read more) 17-may- 2009

Today's News 16-May-2009

الأمم المتحدة لن ترسل قوات الى الصومال قريبا
(Read more) 16-may- 2009

سكان العاصمة الصومالية يواصلون النزوح خشية تجدد المعارك
(Read more) 16-may- 2009

Today's News 14-May-2009

الحكومة الصومالية تعلن محاولة  حسن طاهر أويس بلإطاحة بشيخ شريف
(Read more) 14-may- 2009

المحاكم الإسلامية تعلن  حقهم الشرعي  في  الدفاع عن أنفسهم في العاصمة أو في الأقاليم الصومالية
(Read more) 14-may- 2009

شبكة جواسيس تتيح للقراصنة الصوماليين اختطاف السفن
(Read more) 14-may- 2009

Today's News 13-May-2009

رئيس الجمهورية الصومالية يصادق علي تطبيق الشريعة وحركة الشباب تستولي علي مناطق جديدة
(Read more) 13-may- 2009

حركة الشباب تواصل إرسال المزيد من قواتها العسكرية إلي العاصمة الصومالية
(Read more) 13-may- 2009

Today's News 12-May-2009

حركة الشباب تحذر من تسمية المجاهدين المسلمين بأجانب
(Read more) 12-may- 2009

إقليم هيران يشهد إشتباكات بين قوات الإثيوبية وفصائل الإسلامية
(Read more) 12-may- 2009

الحزب الإسلامي يغلق ١٠ شركات للحوالة في مدينة أفقوي عاصمة إقليم شبلي الوسطي
(Read more) 12-may- 2009

Today's News 11-May-2009

البحرية الفرنسية تسلم 11 صوماليا متهمين بالقرصنة للقضاء الكيني
(Read more) 11-may- 2009

شيخ شريف يتهم المعارضة  بتنفيذ مخططات ومصالح اجنبية  في الصومال
(Read more) 11-may- 2009

هيئة علماء الصومال تصدر بيان ختاميى بشأن الوضع الصومالي
(Read more) 11-may- 2009

Today's News 09-May-2009

الشعب الصومالي بين مطرقة الفصائل الإسلامية وسندان عجز الحكومة الإنتقالية
(Read more) 09-may- 2009

العاصمة الصومالية تشهد إشتباكات عنيفة ليومها الثالث أدت لمقتل العديد من المدنيين
(Read more) 09-may- 2009

العاصمة الصومالية تشهد إشتباكات عنيفة ليومها الثالث أدت لمقتل العديد من المدنيين
(Read more) 09-may- 2009

قاض أمر بالافراج عن سبعة قراصنة صوماليين مفترضين في اسبانيا
(Read more) 09-may- 2009

البحرية الفرنسية تسلم 11 قرصانا آخر مشتبه بهم الى كينيا
(Read more) 09-may- 2009

Today's News 08-May-2009

العاصمة الصومالية تشهد إشتباكات عنيفة ليومها الثاني
(Read more) 08-may- 2009

اعتقال 7 قراصنة صوماليين واختطاف سفينة هولندية في خليج عدن
(Read more) 08-may- 2009

طائرة اماراتية تصل الى مطار بربرة على متنها 35 طنا من المساعدات للشعب الصومالي ./ إضافة ثانية.
(Read more) 08-may- 2009

Today's News 07-May-2009

قراصنة يطلقون النيران على سفينة للبحرية الأمريكية أمام الصومال
(Read more) 07-may- 2009

منظمة ملاحية: قراصنة صوماليون يحتجزون سفينة هولندية
(Read more) 07-may- 2009

مقتل مدني واصابة اكثر من ٥٠ شخصا في موجهات بين القوات المحاكم الاسلامية وحركة الشباب في العاصمة الصومالية مقديشو
(Read more) 07-may- 2009

Today's News 05-May-2009

البحرية الامريكية: مكافحة القراصنة تحتاج الى جهود على البر
(Read more) 05--may- 2009

بعثة الهلال الاحمر لمكافحة العمى تجرى 82 عملية جراحية لإعادة البصر في الصو مال
(Read more) 05--may- 2009

Today's News 28-Apr-2009

الافراج عن طبيبين من منظمة اطباء بلا حدود خطفا في الصومال
(Read more) 28-Apr- 2009

Today's News 27-Apr-2009

مصر تلقت طلبات لتبني عملية المصالحة الصومالية
(Read more) 27-Apr- 2009

Today's News 25-Apr-2009

البرلمان الصومالي يشهد مشادات خلال اجتماعه لتقرير  الميزانية الجديدة
(Read more) 25-Apr- 2009

مقتل ٨ من بينهم طلبة وجرح أكثر من ١٠ أشخاص إثر قصف تعرض له البرلمان الصومالي
(Read more) 25-Apr- 2009

العاصمة الصومالية تشهد  إشتباكات عنيفة بين القوات البروندية و عناصر من المعارضة
(Read more) 25-Apr- 2009

Somalia: 9 people were killed in volleys of mortars in Mogadishu (Read more) 25-Apr- 2009

Expanding Humanitarian Aid where it is most needed Support from Somali communities (Read more) 25-Apr- 2009

Today's News 18-Apr-2009
موافقة البرلمان الصومالي علي تطبيق الشريعة الإسلامية
(Read more) 18-Apr- 2009

شاب صومالي يعاني من إصابة برصاصة في جسده تعيق حياته ولا يجد من يعينه
(Read more) 18-Apr- 2009

الحزب الإسلامي يدين مقتل المسئولين الصوماليين  ويدعوا لوقف عمليات الإغتيالية
(Read more) 18-Apr- 2009

الحكومة الصومالية تكشف عن دخول 90 مسلحا إلي العاصمة مقديشو  لتنفيد عمليات إغتيالية ضد أعضاء حكوميين
(Read more) 18-Apr- 2009

الصومال علي شفي حرب أهلية جديدة بين الفصائل الإسلامية
(Read more) 18-Apr- 2009

English News
Today's News 19-June-2009
Somalia: Kenya to intervene in Somalia (Reads more) 19-June- 2009

Joint Statement on the assassination of Somali Security Minister (Reads more) 19-June- 2009

Somalia: Eighteen Somali refugees drowned, 29 missing (Reads more) 19-June- 2009

STATEMENT ON MURDER OF OMAR HASHI ADEN (Reads more) 19-June- 2009

Press release: War and Peace; anthology of Somali literature (Reads more) 19-June- 2009

U.S. Condemns Murder of Omar Hashi (Reads more) 19-June- 2009

Today's News 17-June-2009

Somalia: Banadir region police commander dies in combat  (Reads more) 17-June- 2009

Hostilities against Aid Work in Jowhar Put Lives of Somali Children and Women at (Reads more) 17-June- 2009

Today's News 16-June-2009
Eye of the storm? Red Sea on the boil (Reads more) 16-June- 2009

Independent radio station for Eritreans begins broadcasting from Paris (Reads more) 15-June- 2009

Somalia: No tax collection along Mogadishu, Afgoi road-officials (Reads more) 15-June- 2009  

Today's News 14-June-2009
Somalia: Fighting between government’s troops 4 killed (Reads more) 14-June- 2009  

Somalia: Al-Shabab exposes holy war film in Baidoa (Reads more) 14-June- 2009

Somalia: Aid organizations should register-Islamists (Reads more) 14-June- 2009

US Democrats reject Terror label on Eritrea for its Somalia role (Reads more) 14-June- 2009

Some in Qaeda Leave Pakistan for Somalia and Yemen (Reads more) 14-June- 2009

Today's News 16-May-2009
Meles Zenawi: “I think that Dahir Aweys and his team are beginning to feel that they are losing the game in Mogadishu among the Islamists” (Read more) 16-may- 2009

Somalia: Explosion jolts Baladweyn town, DC narrowly escapes death (Read more) 16-may- 2009

Somalia: Dayniile airstrip base for Sheikh Hassan (Turkey) forces (Read more) 16-may- 2009

Ahlu-sunnah Waljama takes full control of Wabho location (Read more) 16-may- 2009

Somalia: UN calls for respect of Somali civilians caught in Mogadishu crossfire (Read more) 16-may- 2009

Somalia: spain hands over 13 Somali pirates to Kenya (Read more) 16-may- 2009

Somalia: Eritrea an ally to Somali rebels, US army on stand-by (Read more) 16-may- 2009

Somalia: U.N. sees time not right for Somalia peace force (Read more) 16-may- 2009

Today's News 14-May-2009
U.S. Denounces Violence, Supports TFG (Read more) 14-may- 2009

Somalia –Afghanistan of Africa, HASSAN DAHIR AWEYS the Trojan Horse of Issayas Afeworki (Read more) 14-may- 2009

UN touts Somali peace prospect despite fighting (Read more) 14-may- 2009

UNICEF Newsletter: Combating malaria for better health for children and women (Read more) 14-may- 2009

Indonesia willing to lead Somalia force-U.N. official (Read more) 14-may- 2009

Today's News 13-May-2009
Somalia: Deadly battle in Mogadishu 15 killed, AU troops in new base (Read more) 13-may- 2009

“The government of Somalia is not a Muslim government” Al-Shabab spokesman (Read more) 13-may- 2009

Somalia: Worst drought in decade deepens Somalia crisis: U.N. (Read more) 13-may- 2009

Somalia: UN Somalia Envoy: Islamist Leader Aweys Attempting Coup (Read more) 13-may- 2009

Today's News 12-May-2009
Deadly battle in Mog gadishu 15 killed, AU troops in new base (guji-riix)13-may- 200

Somalia: Presidential candidate condemns AU doctors in Mogadishu (Read more) 12-may- 2009

Somalia: None Somalis in Al-Shabab network are Muslims says Al-Shabab (Read more) 12-may- 2009

Somalia: Killing a Muslim is the Second biggest Crime in Islam  (Read more) 12-may- 2009

UN envoy for Somalia condemns Mogadishu violence (Read more) 12-may- 2009

Somalia: U.S. Condemns Attacks on Somalia's Government (Read more) 12-may- 2009

Can Sheikh Hassan Dahir Aweys Save Somalia? Yes, if Not Killed by CIA Operative Abu Mansor Al Amriki (Read more) 12-may- 2009

UN: Highlight Rights and Justice on Africa Trip (Read more) 12-may- 2009

Somalia, goddess Tyche, Ahmedou Ould Abdallah and Sheikh Sharif (Read more) 12-may- 2009

Today's News 11-May-2009
Somalia: Al-Shabab forces took control of Bula-Barde district (Read more) 11-may- 2009

Somalia: Foreign mercenaries are fighting in Mogadishu, MP  (Read more) 11-may- 2009

Somalia: Nightfall battle in Mogadishu 13 dead  (Read more) 11-may- 2009

Somalia: Deputy commissioner claims Victory (Read more) 11-may- 2009

Somalia: a platoon of Ethiopian troops sighted in central Somalia (Read more) 11-may- 2009

Somalia: President Shariff remarks fighting in Mogadishu (Read more) 11-may- 2009

Somalia: Somalia clerics issue a communiqué (Read more) 11-may- 2009

Somali: pirates free Greek-owned vessel - group (Read more) 11-may- 2009

Somalia: AU Mission Blames Weekend Somalia Fighting on Anti-Peace Forces (Read more) 11-may- 2009

MEDIA OBJECTIVITY IS AN ILLUSION THE WORLD OVER (Read more) 11-may- 2009

CAN A GOVERNMENT FUNDED JOURNALISTS UNION STILL REMAIN INDEPENDENT? (Read more) 11-may- 2009

NUSOJ Calls on warring sides in Mogadishu to respect journalists’ rights after wounding four journalists (Read more) 11-may- 2009

Today's News 10-May-2009
18 worshipers killed at a mosque in Mogadishu (Read more) 10-may- 2009

Lawless Somalia keeps Dadaab full (Read more) 10-may- 2009

Somalia: 12 died in ferocious fighting in Mogadishu (Read more) 10-may- 2009

Somalia: pirates receive $2 million for British-owned ship (Read more) 10-may- 2009

Somalia: Mass exodus in Mogadishu (Read more) 10-may- 2009

Press Release Conducted by SOCHRO (Read more) 10-may- 2009

Appeal to WFP Somalia-Programme (Read more) 10-may- 2009

Somalia: Al-Shabab established new administration in Bardere district (Read more) 1 9-may- 2009

Today's News 09-May-2009
Somalia: Al-Shabab established new administration in Bardere district (Read more) 09-may- 2009

Somalia: 2 men gunned down inside Bakara bazaar (Read more) 09-may- 2009

Somalia: Islamists hacks off thug’s hand in Kismayu town (Read more) 09-may- 2009

Somalia: “None peace loving are igniting fire in Somalia” interior Minister (Read more) 09-may- 2009

Somalia: US President to visit Egypt, Germany, France in June 2009 (Read more) 09-may- 2009

More Somali migrants say Britain should ban khat (Read more) 09-may- 2009

Somali community fights bad press (Read more) 09-may- 2009

For Somali Pirates, Worst Enemy May Be on Shore (Read more) 09-may- 2009

Quarterly Cluster Report
Humanitarian Response in Somalia
January – March 2009 (Read more) 09-may- 2009

 

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)